PUNTLAND EDUCATION DEVELOPMENT ORGANIZATION (PEDO) EE PAKISTAN OO MAANTA
KU AFLAXAY MAGALADA KARACHI EE DALKA PAKISTAN KADIB HAKAD KU YIMI MUDO SANAD AH.
Allah ayaa Mahad leh isaga ayaa qabte, maqle, yaqaane, iyo raxiimna ah,
wuxuusan qabana ma qab soomaan, Guushana isagaa iska leh.
Arurkan oo la aassaasay sanadii 11-10-2004 ayaa waxaa xilalka gudoomiye
nimada soo maray C/raxman Mohamed Sudaysi, waxa kala wareegay xilka Gudomiye
nimada Mowliid Mohamed sanadu markay ahayd 12-10-2006. Mowliid wuxuu si kadis ah
uga dagay xilka arimo safar awgeed sanadu 17-8-2007, ilaa wakhtigaas waxa lagu
jiray bari ama bisha danbe, waxase farxad inoo leh inaan maantay 01-10-2008 ku
guulaysanay inaan si fartaag ah oo la eegayo qof walba hawsha uu kasoo bixi karo
goobta loogu doortay Gudoomiye, kuxigeeno, xildhibaano iyo Gudigii fulinta,
farxadaas oo ay noo sahashay Munaasabada Eidul fitriga.
Ururka waxaa loo dhisay baahiyo jira awgeed kuwaas oo horaankii markii la
aas-aasay aanu ka raysanay hadana markii maamulka ururka uu hakad ku yimi ay
baahidii sii badatay. Baahiyadaas oo qaybtood sidan ah:
1- Qofka Cusub oo la soo dhaweeyo laguna caawimo inuu ulajeedkiisii gaaro.
2- In ay dhalintu is barato ayna ul iyo diirkeed noqdaan.
3- In laga wada hadlo dhacdooyinka iyo maxaa xal u noqon kara si aqoon kororsi
ah.
4- Wacyi galin muwaadini-nimo & mid diimeed.
Waxa hoolka ardayda oo ay soo xaadirtay cadad dhan 137 qof iyo marti-sharaf si
khaas ah loogu casumay hoolka, iyo ardayda gobolada kale ee Pakistan oo kala
socday khadka telefonka. Waxa isu soo sharaxay xilka Gudoomiye-nimada Ururka (1)
Ahmed Ali Artan( Shiino), (2) Eng: Mohamed Bashe Abdullahi S. Deer ( Talaabo
Cade) iyo Mohamoud Ali Essa Baab.
Natiijada wareegii Koowaad waxay u dhacday 24 codad ah waxa helay Ahmed Shiino,
58 codad ah waxa helay Eng; Talaabo Cade, Halka uu Mohamoud Baab uu helay
49codad ah, waxaana ka gaabsaday 6 codad ah. Halkaas oo Talaabo iyo Baab ay isu
soo hareen.
Natiijadii labaad 70 codad ah waxay u hoyatay Talaabo Cade, Halka Mohamoud Baab
uu helay 56 codad ah, waxaana ka gaabsaday 11.
Halkaas soo Gudoomiyihii uu noqday Eng: Mohamed Bashe Abdullahi S. Deer (Talaabo
Cade).
Waxa qadar saacado kadib ah Gudoomiyuhu ku dhwaaqay xubnihii Muhiimka ahaa ee
Ururka P.E.D.O,
1- Gudoomiye ku xigeenka guud ee ururka P.E.D.O;
Dr: Bashir M.Dheeliye.
2- Xoghaynta Ururka P.E.D.O;
Mrs: Mulki Camale .
3- Gudoomiyaha Xildhibaanada ururka P.E.D.O;
Dr: Abshir Ahmed Yousuf (Salacalee). Iyo G.k. Xigeenkiisa;
Prof: Ibrahim Mohamoud Ali Shire.
4- Gudoomiyaha Fulinta ururka P.E.D.O;
Mr: Ahmed Husein Irbad. Iyo G.k. Xigeenkiisa;
Dr: Said Abdi-Asiis Digfeer.
Gudoomiyaha xildhibaanada oo ku dhawaaqay xubnihiisa xildhibaanada;
Karachi waxay heshay 7 xubnood
1- Ahmed Mohamed Xeef. Xubin
2- Mohamed Abokor. Xubin
3- Nasrudin yasin artan Xubin
4- Mohamed abdi kadir. Xubin
5- Mohamed isse Baab. Xubin
6- Bashir mohemd jamac. Xubin
7- Sharmake abdi Goobe. Xubin
Islamabad waxay heshay 6 xubnood
1- Yasin Qaxiye Ciise. Xubin
2- C/fatax Mohamed Cabbaas ( Joodhaa). Xubin
3- Yurub Timir Waabari. Xubin
4- Ismail Ali Artan. Xubin
5- Jibriil C/laahi Farax (JB). Xubin
6- Mohamed Ahmed Qalbi. Xubin
Lahore waxay heshay 3 xubnood
1- Mohamed C/risaq Duud-Batii. Xubin
2- Mohamed Ali Bootaan. Xubin
3- C/risaq C/qadir Dahir. Xubin
Gudoomiyaha Golaha Fulinta oo ku dhawaaqay xubnihiisa Golaha Fulinta
1- Af-hayeenka Guud ee ururka:
Dr: Mohamed Mohamoud Lambo.
2- Xiriiriyaha Guud ee ururka:
Mr: Mahad Mohamoud Suways.
3- Gudoomiyaha Maaliyada ee ururka:
Mr: C/kariim Mohamed Layloon.
4- Gudoomiyha Isbortiska & Dhalinyarada ee ururka:
Eng: C/lahi Mohamed Salad.
5- Gudoomiyaha waxbarashada ee ururka:
Dr: Ahmed Yousuf Galan.
6- Gudoomiyada haweenka & qoyska ee ururka:
Drs: Samiira Yaxya Waranle.
7- Gudoomiyaha Diinta & Owqaafta ee ururka:
Eng: C/fatax Bashir Sh. Mohamoud.
8- Gudoomiyaha hidaha iyo dhaqanka Somaliyeed.
Abwaan Abshir m. ( Dhidh).
Kasoo Qayb Galayaasha:
1- Mr. mohomed farax ali
2- Mrs caasho ai said
3- Mr abdi wali cali cumar
4- Mrs Fatima abdrisaq said
5- Dr cumar cali Mohamed
6- Eng abshir abdikarim Mohamed
7- Drs samsam baashi cali
8- Mrs naciimo mukhtar faarax
9- Mr zakariya mohed farah
10- Mr abdinaasir said gurey
11- Mrs muno asad ciise
12- Sheikh . ali mahamud yusuf
13- Eng.mohed jaamac sacid
14- Mr.ali Mohamed ali
15- Mrs maryan muxiyadin awo muse
16- Mr mustafe kamal xaasan
17- Mr farax ali ( kurtun)
18- Mrs xayat cilim wabari
19- Dr Mohamed shaafic xaashi
20- Mrs suleekho abdilahi (damac)
21- Sheikh zakirya yusuf abshir
22- Sheikh yacqub Mohamed cubayd
23- Sheikh mustafe cumar ali
24- Mr. maxamed aw yusuf geedi
25- Dr waabari jamaca mahad (khan)
26- Mr cumar jeeble qoobay
27- Dr liban maxamed kadiye
28- Eng abdiqadir sacid caser
29- Mr abdifatah m. fatax
30- Mr abdulahi sacid ( oodawayne)
31- Mr ali m, xusen
32- Mrs sagal abdkarim sacid
33- Mr salax sacid mahed ( sadaa)
34- Mr jamaca musse ali ( timo yare)
35- Dr liiban said sharif
36- Mrs sacdiyo abdi muuse
37- Egn farhan warfaa
38- Sheikh yassin maxmed guuled
39- Mr maxamed maxamud
40- Mr jamac liiban
41- Mursal kadiye sacid
42- Salax warsame
43- Mr jeeri xasan nuur
44- Abdiriham yasin abuukar
45- Mrs salma cali carale
46- Mr burhan maxamed ( marxaba)
47- Sheilh Ibrahim Mohamed muuday
48- Mr kayse ali bashiir
49- Mr ahmed ali shiino
50- Mrs samiiro yaxye
Eid wanaagsan farxad wanaagsan, waxaana halakan Somali oo idil uga rajaynaynaa
In Eebe dhibka ka saaro sida abaaraha, dagaalada, gaajada iyo qabyaalada,.
Horumar wax barasho iyo tacliin baan shabaabka somaliyeed ee reer puntland iyo
guud ahaanba Somali oo idil Alle uga baryeynaa. WABILAAHI-TOWFIIQ.
Faafin: SomaliTalk.com | Oct 3, 2008
|