SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

Maddax Weyne Dadka Wakhtiga haka lumin.

Sida ka muuqata siyaasada wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba, waxaa cad in aanad garanayn habka loo hogaamiyo dal cusub oo dal kale ka yimid, hadii ay tahay dhaqaale ahaan, siyaasad iyo wax kaleba, tusaale ahaan waxaa ugu yaab badan ku dhawaaqidaadii wershadihii aad Berbera kaga dhawaaqday oo ay ka mid yihiin kuwas hoos ku xusan.

Taasi oo ahayd dhagax dixeed aad daka u karinayso, waxa kaliya ee aad garanaysaa waxa weeyaan sidii aad kursiga u ilaashan lahayd, hammo kale oo kugu jirtaa ma muuqato, waxa kale oo aad mashquul ku tahay doorashooyin iyo sidii dib loogu dhigi lahaa mana suuro galayso

Wersheda Sibidhka
Wersheda Tarniiga
wersheda Rinjiga iyo qaar kale oo badan.

Maddax weyne tusaale ahaan waxaa dhacday in adiga iyo wasiiradaadu aad burburiseen sharcigii siyaasada dhaqaalaha fur furan ( Free Enter price policy) kadib markii aad xoolihii noolaa ee ay dadku dhoofin jireen aad monopoly uga dhigtay nin caraba ah oo aanaan garaynayn waxa uu yahay, waxaanan dareensanhay in arintaa adiga iyo wasiiradaadu aad ku lug leedihiin, waxaan idin odhan lahaa inta aanay idinku qarxin wakhti adag ayaa lugu jiraaye xoolaha dadka u fura si ay u dhoofiyaan waayo xaq ayay u leeyihiin sababtoo ah qaynuunka ayaa u ogolaanaya in ay xoolaha dhoofiyaan.


Ibrahim Essa Omer
hidesskins@hotmail.com
Hargiesa

Faafin: SomaliTalk.com | June 18, 2008

BAARID | SEARCH


Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo Ka Furmay Garoowe...
iyo Gen. Cadde Muuse oo sheegay in 5 bilood ay kusoo saarayaan Batroolka, waxana uu yiri "Jirri ayaa tiriye Shaydaan baan la heshiinayaa si aan waddan kayga wax ugu soo saaro"  Akhri..

aminaVideo.1 | Video.2
Read.1 | Read.2


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS