Baaq ku Socda Beelaha Soomaliyeed ee Degan Waqooyiga Magaalada Galkacyo.
Ku: Dhamaan Waxgaradka Beelaha ku Nool Waqooyiga Galkacyo.
Ku: Beelaha Reer Puntland
OG:Maamulka Puntland
OG:Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya
Anigoo ah gudoomiyaha jaaliyada Rehabilition and peace association for horn
africa ee london, uk.
Waxaan halkan baaq uga jeedinayaadhamaan wax garadka iyo masuuliyiinta beesha degen waqooyiga magaalada gaalkacyo ee gobolka mudugin ay sii daayaan baabuurta lagu haysto magaalada gaalkacyo oo uu qaasatan gacanta ku hayo
madax la garanayo. waxaan u sheegaa in aan rabin dhibaato dhex marto labada reer oo ah dad walaalo
ah iskuna dhex mara si kalsooni ah, isla markaasna ganacsi wanaagsan ka dhaxeeyo.
waxay ahayd markii la qabsaday baabuurta 09/05/2008ilaa iyo waqtigan waxaan wadnay wanaag iyo wadahal iyadoo sababta loo haysto baabuurta iyo dadka iska leh baabuurtaasaysan waxba iska khusayn.
waxaan u sheegaa dadka haysta baabuurta in ay ku haystaan xaqdaro.
iyada shaqsiga wax lagu sheeganaayo uu ka hadlay idaacadaha Puntland oo dhan uuna sheegay sida ay wax u jiraan.
waxaan ugu baaqayaa wax garadka iyo cuqaasha beesha gudaha iyo
dibadaba meel kasta oo ay joogaan in la sii daayo baabuurtaas xaq darada ay ku
haystaan.
Haji Musse Weheliye Geedi
Mulkiilaha Baaburta
Kala xiriir: 00447950701860