SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - QORAAL

 B A A F I N


Dhammaan Dadka Soomaaliyeed,gaar ahaan Soomaalida ku nool dalka Yemen, waxaa si naxariis leh oo Soomaalinnimo,Islaannimo iyo Aadaminimaba ku dhisan looga codsanayaa: in ay gacan ka geystaan baadi-goobka loogu jiro Gabadha uu halkan sawirkeedu la socdo oo lagu magacaabo:-Qamar Abuukar Sheekh-Cali oo 14-jir ah.Hooyadeedna la yiraahdo:-Zeynab Maxamuud Cabdulle.

Qamar waxaa ay markii ugu war-dambaysay ku sugnayd deegaanka 'Axwar' ee Gobolka 'Abyan' ee dalka Yemen,xilli ay ka soo degatay doonni tahriib ahayd oo ka timid Soomaaliya,dhowr bilood ka-hor.
Haddaba ciddii war ka heysta, ha la soo xiriirto Telefoonnada Waalidkeed oo Sanca ku sugan oo kala ah:-733274557 ama 735226643 iyo 733130161...

waadna mahadsan tihiin.

Waxaa soo tebiyey: Kaalmoy
raqaylow@hotmail.com

 Faafin: SomaliTalk.com | July 4, 2008

BAARID | SEARCH


Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo Ka Furmay Garoowe...
iyo Gen. Cadde Muuse oo sheegay in 5 bilood ay kusoo saarayaan Batroolka, waxana uu yiri "Jirri ayaa tiriye Shaydaan baan la heshiinayaa si aan waddan kayga wax ugu soo saaro"  Akhri..


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS