Waxqabadka Ururka Naafada Soomaaliyeed:::
QEEYBTA LABAAD
TIRAKOOBKA NAAFADA KUNOOL GOBAOLKA BENAADIR
IEDSOM ururka naafada waxaa uu sameeyey daraasad
lagu tirikoobaayo dadka naafada ku nool Gobalka
Benadir taas oo eey naga saacidey Hey’da UNDP.
Waxaana la diiwaan geliyeye dad naafo garaayo (8000)
kuwaas oo laga diwaan gelieye afar xarumood oo
Muqdishu qeeybahaeeda laga furey sedex xarun oo
kumeel gaar ah iyo Hal xarun o rigli hore u aheed,
qiiyaas tii lasameeye waxaa lagu ogaadey in dadka
Naafada Kunool Gobolka Benadir eey ka badan yahiin
(15000) waayo waxaa jiraan dad badan oo aan u soo
bixin diiwaangelinta.
KAALMO LA SIIYEEY DAD NAAFADA
ah
IEDSOM waa urur eey dhiseen
dhalinyaro naafo ah. Laakiin wada shaqeeyn ururka la
leeyahay bulashada ayaa waxaa eey sahasha in dadka
naafada baaqyo lagu caawiyo loo dalbo kaas oo badan
eey dhacdo in laga soo jawaabo sida soosocto oo
kale.
IIDUL FITRIGA 2007
IEDSOM waxaa lacag kaash ah loo
qeeybshey dad naafo gaarayaan ill 20 qofood (100,000
kun) qofkiiba. Iyo toban qofood oo dhar iid la
siiyeye. Waxaan naga saacidey Shiiq Maxamed Axmed
Kashka iimaanka masjidka Taqwo BUULOXUUBEY
IIDA ARAFO 2007
IEDSOM waxaa uu lacag u qeeybiyey
dadka naafada qaxootiga kuwaas oo u barakacay
ceelasha biyaha. Waxaan lcag ciid mubaarak loo
qeeybshey dad naafo qaxooti 53 qofood oo la siieye
(100,000) kun qofkii. Waxaa soo dhiibey lacgtaas
jaaliyad Somali oo kunool wadaka igriiska UK
jaaliyada LONDON,
KAAMKA ALA-AAMIN waa kaam xero
qaxooti oo eey kunool yahiin dad 500 oo qooys,
kuwaas oo eey heeysato dhibaato banii’aadanimo aad
iyo aad u xoogan. Waxaa soo diiwaan geliyey oo karar
u qeeybiyeye ururka IEDSOM kaas oo u qeeyla dhaansho
aduunka iyo hay’ada ha Somalia.
Dadkaan waa dad naafo ah misa ka
soo barakaceen magaalda Muqdishu waxaa eey hadeer
qaxooti ku yahiin Ceelasha Biyaha.
Waxaan eey degenayhin kaamka
layiraahdo ALA-AMIN. Kaam kaas oo eey kunool yahiin
illaa 500 oo qooys oo naafo ah.
XUSEN QASIN IIDOO; wakiilka
jaaliyada Uk oo lacg u qeeybinaayo naafada qaxootiga
ku ah Ceelash Biyaha.
MACALIN CABDIRAXMAN YAROW oo nin
shiiq curyaan gurguuranaayo ahna iimaanka moowlac
kuyaalo kaamka AL-AAMIN dhexdiisa oo u mahad noqaayo
dadkii soo dhiibey deeqda lacgta ayya yiri “ waxaan
halkaan uga duceeyneeynaa jaliyada Somali UK oo
Naafada Qaxootiga Soo gaarsiisey deeq lacgeed ciida
carfo, waxaan leeyahay intii noo kaalmeeyso ALOOW u
kaalmee ADUUN iyo AAQIRO. Waxaan nahay dad noofo
qaxooti meel cidlo biyo iyo bad aan laheeyn jog
HAY”DAHA waa na dhinca maraan lakiin LAAH baan
baryeeynaa.
la xiriir:
naafosom@yahoo.com