Waraysiyo
Ku saabsan Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso (Feb 5, 2008):
Raadiyaha Australia ee SBS
ayaa waraysi dheer oo ku saabsan qaraxyadii ka dhacay magaalada Boosaaso waxa uu la yeeshay Maamulaha
Cisbitaalka Boosaaso Cabdullaahi Siciid Aw-Muuse oo wax laga weydiiyey
tirada dadka ku dhintay iyo inta ku dhaawacmay qaraxyada oo la geeyey
cisbitaalka.
Waxa kale oo raadiyuhu waraystay duqa Magaalada Boosaaso, Cabdirisaaq
Xareed iyo tifatiraha wargeys ka soo
baxa Boosaaso, Prof. Khaliif Barre...
Waraysigaas oo uu qaaday Ciise Dhoollawaa:
Arbacadii (Feb 6, 2008) ayaa Boosaaso lagu aasay ilaa 20 qof oo ku
dhintay qaraxa ka dhacay Boosaaso.