SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Tacsi: Maxamed Cabdi Barre Samantar oo ku Geeriyoodey Dubai...

Inaa Lillaah wa inaa elehi raajicuun

Anagoo ah jaallidda beesha Jambeel(Cabdi Koombe) ee ku nool Qurbaha (Yurub iyo Ameerika iyo Dubai) waxaan halkan tacsi ugu direeynaa ehelladii iyo qaraabadii marxuum Maxamed Cabdi Barre Samantar uu ka geeriyooday wuxuuna caawa oo taariikhda islaamku ahayd 2dii muxaram 1430 (oo ku beegan 30.12.2008) kugeeriyooday magaalada Dubai.

Marxuum Maxamed Cabdi Barre Samatar waxa uu ahaa macallin hore iyo Ganacsade caan ka ah Gobolka Bari ee Soomaaliya Iyo dalka imaaraadka carabta gaarahaan Dubai.

Waxaanu leenahay Allaah ha u naxriisto oo janatul Fardowsa ha ka waraabiyo aamiin.

Waxaa tacsida diraya:

  1. Bootaan barre samantar (Denmark) wuxuu kamid yahay dadka tacsida loo dirayo
  2. Cabdraxmaan maxmuud yusuf iyo qoyskiisa(Danmark)
  3. Faarax cayr iyo qoyskiisa (Danmark)
  4. Mursal ali aadan iyo qoyskiisa(Danmark)
  5. Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  6. Yasiin cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  7. Axmed cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  8. Xasan cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  9. Canab maxmuud yusuf(Danmark)
  10. Maxmed bootaan barre (Holland)
  11. Saharo xasan saciid (Holland)
  12. Maxmed xasan saciid (Sweden)
  13. maxamed bashiir maxmed(Sweden)
  14. Abshir maxmed barre(Sweden)
  15. Cabdalla xasan saciid(Sweden)
  16. Saciid xasan saciid(Sweden)
  17. Camale cumar faatax (UK)
  18. Cabdirisaaq caynab (UK)
  19. Maxmuud cabdirisaaq barre(UK)
  20. Faysal cabdirisaaq barre(UK)
  21. Cabdiraxmaan xayir(UK)
  22. Nuur cabdirisaaq barre(UK)
  23. Cusmaan cabdirisaaq barre(UK)
  24. Bashiir maxmed barre(UK)
  25. Nimco maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
  26. Safiyo maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
  27. Maxmed cali Aadan(USA)
  28. Saciid yusuf faatax(USA)
  29. Cabdirashiid xayir(USA)
  30. Maxmed cabdirisaaq barre(USA)
  31. Maxmuud axmed maxmuud(USA)
  32. Saciid cadirisaaq barre(USA)
  33. Maxamed C/risaaq Barre (USA)
  34. Siciid Xayir(USA)
  35. Yusuf axmed maxmuud(USA)
  36. Faadum caynab(USA)
  37. Hodan nuur qodax(USA)
  38. Faaduma axmed maxmuud (USA)
  39. Yaasmiin axmed maxmuud(USA)
  40. Nasro maxmuud yusuf (Jarmalka)
  41. Aamina maxmuud yusuf(Jarmalk) 
  42. C/risaaq Mohamuud Yuusuf(Dubai)
  43. Faarax Cismaan Barre(USA)

    Tacsida Ehelada waxaa loogu hagaajin karaa

    Faarax Mohamuud saalax

    farax12@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 30, 2008

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS