OGEYSIIS: Mudaaharaad London lagu qabanayo
Dadweyna Soomaaliyeed waxaa la ogeysiinayaa in mudaaharaad looga soo horjeedo
xasuuqa ciidamada Itoobiyaanku ku hayaan shacabka Soomaliyeed lagu qaban doono
magalaada London 10-ka bishan aan ku jirno.
Mudaaharaadka wuxuu ka dhici doonaa kasoo horjeedka baarlamaanka ingiriiska
Parliament Square.
Taariikhd: 10ka Nov.2007.
Maalinta; Sabtiga
Waqtiga: 1:00 duhurnimo.
Codkaaga ugu hiili shacabka Soomaaliyeed kaas oo ah ka mid ah waxa ugu yar oo
aad qaban karto.
Soo ka xayso caruurtaada calanka Soomaaliyeed na horey u soo qaado
La xiriir:
CabdiRaxman Warsame
cabdirahman@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 7, 2007
Wiil Xijji Guranaya
READ HERE....
|