SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
Agust 11, 125
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Golaha Samafalka Iyo Horumarinta Soomaaliyeed Oo Deeqo Kala Duwan Gaarsiiyey Dadkii Ku Barakacay Dagaaladii Muqdisho  .
 

 

Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey Ceelasha Biyaha

 

Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed ayaa gaarsiiyey deeq raashin ah dadkii ku barakacay dagaaladii Muqdisho oo ku sugan agagaarka Ceelasha biyaha ee wadada isku xirta xamar iyo afgooye,

 

 

Dadkan oo aysan u suurto gelin inay dib ugu noqdaan guryahoodii sababa jira awgeed ayaa waxaa la soo gudboonaaday xaalado adag oo nololeed,

 

Hadaba si wax looga qabto dhibatada heysata qaxootigan ayuu Goluhu gaarsiiyey deeq raashin ah oo ka kooban :-

 

Bariis 160 loor

Digir 160 loor

Saliid 80 Kartoon (80×6= 480 Caag.

 

Waxaana ka faa'iideystay ilaa 480 qoys oo ku nool deegaanadaas.

 

lacagta lagu gaday deeqdan waxaa ku tabarrucay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Denmark.

 

Warbixinta ku saabsan qaabka Qaybinta raashinka ee loogu talo galay dadka dhibaataysan waxaad kala socon kartaan boggeena oo ah www.samafale.com

 

Dhinaca kale waxaa deeq tan oo kale ah ay golaha horumarinta iyo samafalka soomaaliyeed  ay ka qaybiyeen Magaalooyin iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud

 

Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay magaalooyin iyo degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud , degmooyinkaan ayaa ka mid ah meelaha ugu badan oo ay u soo barakaceen dadkii ka soo cararay dagaaladii Muqdisho.

 

Goluhu wuxuu u gaarsiiyay deeqda sida soo socota :-

No Magalaada Bariis Saliid Qoysaska ka faaideystay:-

 

No       Magaalada       Bariis    Saliid    Qoysaska ka faa’iideystay

1          Dhuusamareeb  80    loor          160 Kartoon    960   Qoys

2          Mareer Gur      110     //             37      //          220     //

3          Cadaado          440     //           146      //          880     //

4          Godin labe        160     //             53      //          320     //

5          Ceel garas        210     //             71      //          420     //

            Wadar Guud    1400 Loor        467 Kartoon    2800 Qoys

 

Qoys kastana waxaa la siiyay 25 kg bariis ah iyo hal caag (3 litres) oo saliid ah.

 

Lacagata lagu gaday raashinkan deeqda ah ayaa waxa badankeed ku tabarrucay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Denmark , inta soo hartayna waxaa ku tabarrucay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Finland.

 

Warbixinta ku saabsan qaabka Qaybinta raashinka ee loogu talo galay dadka dhibaataysan waxaad kala socon kartaan boggeena oo ah www.samafale.com

 

dhinaca kale waxaa kale oo goluhu deeq gaarsiiyey Curyamiinta isbitaal Martiini

Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed wuxuu deeq raashin ah oo ka kooban Bariis, Digir iyo Saliid gaarsiiyey Curyaamiinta ku nool isbitaalka martiini ee magaalada Muqdisho, wuxuuna raashinkaas ka koobnaa sida hoos ku qoran:-

 

 

 

1 - Bariis 115 Loor

 

2 - Digir 40 Loor

 

3 - Saliid  40 Kartoon

 

Deeqdan waxey qayb ka tahay lacag dhan $16,000 ( lix iyo toban kun doolar) oo ay ku tabarruceen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Finland, Masjidka Al-Hudaa

( Helsink Islamic Center)

 

Waxaana ka faa'iideystay ilaa 230 qoys oo ka mid Curyaamiinta Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku nool Martiini. Mahad celin Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed wuxuu u mahad celinayaa   dhammaan dadkii ku tabarrucay deeqdan,wuxuuna balanqaadayaa ( Inshaa alaahu ) in uu u gaarsiiyo deeqdan dadkii loogu talagalay sida ugu haboon uguna dhaqsiyaha badan .

 

Warbixinta ku saabsan qaabka Qaybinta raashinka ee loogu talo galay dadka dhibaataysan waxaad kala socon kartaan boggeena oo ah www.samafale.com

 Waxaana kaalmadiina ku soo hagaajin kartaan accounada Golaha ee hoos ku qoran : -

 

 

Sidoo kale waxaa Deeq lacag ah soo gaarsiiyey golaha samaflka iyo horumarinta soomaaliyeed  Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland magaalada Helsinki

 

Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed waxaa soo gaaray deeq lacag ah oo ka timid jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland, gaar ahaan magaalada Helsinki (Helsinki Islamic Centre), si loogu caawiyo dadka ka barakacay dagaaladii Muqdisho .

 

Lacagtan ayaa gaaraysa $16,000

 

 Mahad celin

 

Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed wuxuu u mahad celinayaa   dhammaan dadkii ku tabarrucay deeqdan,wuxuuna balanqaadayaa ( Inshaa alaahu ) in uu u gaarsiiyo deeqdan dadkii loogu talagalay sida ugu haboon uguna dhaqsiyaha badan .

 

Warbixin ku saabsan qaabka loo gaarsiiyo lacagahan dadka dhibaataysan waxaad kala socon kartaan boggeenan oo ah www.samafale.com

 

Waxaana kaalmadiina ku soo hagaajin kartaan accounada Golaha ee kala ah : -

 

No  Magaca shirkadda  Account Number

 

1 - Qaran Express                   117

 

2 - Dhabashiil Bank              2283

 

3 - Amal Bank                      11073

 

4 - Global Money Transfer  21042

 

5 - Tawakal Bank                    309

 

6 - Mustaqbal Bank             22315

 

 

 Yaasiin maxamed cali (faytin)

yaasiinfaytin@hotmail.com

002521-5580916


 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com
 

Copyright © 1999-125 SomaliTalk.com All rights Reserved.