INKASTO DURDUR IYO DABAL GALO
ILAYN DOFAAR ABIDKI MADAHIROQore liban Cadur
Cadur11@hotmail.com
Soomaalidu been waysheegta lakiin been ma mahmahdo maxaa yeelay hadalka
Kor ku xusan oo mahmahda ah ayaa dalil u ah haddaba waxaan hadlkaas uga
Danleyahay qofka haddii ilaya awooda uu siyey iyo kartida uu wax ku qaban
Lahaa ilahay ka indhasabo oo asagu uu saba u yahay meelxuna isdhigo tiisana
Arki waayo tukalana u muqato oo uu si xuun u fakaro wuxuu ku danbaynayaa
Figrad xun oo uu markasta ku hadaqo asaguna isku babi’yo.
Mahmahdan waxay ku socota nin isku magacaabay Maxamed Xaaji Ingiriis oo ku
Caanbaxay intii uu joogeye Xamar isbarooyinkii ugu dhibka badnaa dadkana
Lagu misaami jirey oo ku kala yaaley (1-Isgoyska Halwadaag- Huruwaa-No afar-
Dadaga shaqalaha-suqbacaad-Warshadii caanaha-Shaneemo hodan agteeda-
Isgoyska kasabalbalaare,wuxuuna dadka ku misaami jirey mid qarsoodi ahayd oo
Ku taaley suqa bakaraha oo loogu magacdaray Xaaji Ingiriis 2004kii markii uu
soo
Baxayey halkii sabaaro wuxuu soo siistay $3.000 saddex kun oo doolar marka
laga
Reebo tii caanka ahayd oo dadka lagu miisami jirey oo ku taaley suqa
bakaraha oo
uu ku iibiyey $3500 oo dolar wuxuna ku wareejiyey wiil walashis qaba oo
lagu
Magacaabo(Ismaqiiq) waxaana halka ka cayriyey maxkabadihii.lacagta uu siitay
Isbarooyinka oo uu ku dhoofay isku darkoodu waa $30,500 oo doolar.
Haddaba shaqsiga fadeexadaas ku sifoobey ayaa raba dad masuliyiin ah in uu
afka
Ku taago oo waliba si aan gabasho layan u caayey,ilahyana wuxuu ka
indhasabay
Inta ilma adeeradiis ah ama familkiisa ah oo dawladda soomaaliya xilal mihim
ah
Ka haysa oo aanan anugu rabin in aan aflagaadeyo ama aan magacooda xuso
maxaa
Yeelay haddii aan asaga ku daydo waxaan ku sifoobayaa mahmahda korku xusan.
Haddaba Maxamed Xaaji ingiriis wuxuu ku nool yahay dalka Belgiem oo uu
sheegto
In uu wax ka barto oo uu hadda qaxooti ku yahay soomaali badana dhibkaas
ayuu u
Geystay marka jawabaha ku haboon waxaan u daynayaa dadweynaha soomaaliyeed
Oo qoraalkan akhrisandona.qoraalkale oo waxyaabo kale ku jiraana waan soo
wadaa
Waad mahadsan tihiin
Qore liban Cadur
Cadur11@hotmail.com Afeef:
Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
Faafin: March 11,
2007
|