SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - JABUUTI
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


London: July 8, 2007:  Kulan Deeq Loogu ururinayo Jaamacadda Gedo


Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


WAA  SIDEE  XAALADA  NOLOLEED EE  DALKA   JIBUUTI 

Magaalada jibuuti, Xarunta dalka jibuti  , waa magaalo xeebeed ka mid ah kuwa ugu da’da weyn magaalooyinka ku yaal Gacanka Afrika, waxaana lagu qiyaasaa inuu dhismaheedu bilowday Qarnigii 7aad, , waxaa ka muuqda jibuuti dhismayaashii ay ka dhistay carbatii  xiligaasi degneyd  ee  farnsiisku  kala   wareegay jibuuti  waa dal kamida dalalka dariska la ah Somaaliya magaalo madaxda Jabuutina waxaa ku nool Soomaali aad u farabadan oo isugu jirta Dhalinyaro, dad waa weyn culuma’udiin,Aqoonyahano,Siyaasiin, Ganacsato dhamaan dadkaas Soomaalida ee kunool jibuuti waxa ay kasoo wada tageen Soomaaliya sababo kala duwan awgood, qaar waxa ay jibuuti u yimaadeen in ay ka dhoofaan oo ay qurbaha tagaan halka qaar kalena ay u yimaadeen in ay iskaga noolaadaan mar hadii Soomaaliya ay noqotay Meel amnigii faraha kabaxay.

Jamhuurida  dalka   jabuuti  waa   dal  ku  yaal   geeska   afrika

Dalka  jibuuti  waxuu  ka  kobanyahay  5 gobol  oo kala  ah  obokh,  tojoreh   arta  alsabiix  iyo dijibuti

 Dhaqaalaha ugu badabn dalkaan   waxuu ka soo    galaa  garoonka iyo  dekeda  sida ay  i sheegeen  muwaadiin  reer  jibuuti  ah

Dhanka  waxbarshada waaxa  ka jira  Iskoolo aad u  tira badabn oo  ah kuwa  dhexe  iyo kuwa  hoose lakin  hal    iskool  oo sere  keliye  ayeey jabuuti  nasiib u yeelatay  waxaa  intaasai  dheer  hal  jamacad 

Luuqadaha looga hadalo  dalak  jibuuti  waxay  iyana iyhiin    SOMLI   canfri    Carbi  iyo  faransiis

Jabuuti  waxay  xornimda  qaadatay   sandkii   1977  hataan waxaa loo   diyaar garoobyaa  dabaldegii  sandkii   «30naad  dalkaan  jibuuti  waxaa      saldhigyo  ciidan   ku yaal oo   ay leeyihiin     Fransiiska  iyo  ameerika

Dalkan  ma laha   wershdao   badan waxaa  ku yaal   oo kleiya  wershda  shamiitda  iyo  kuwa  biyha  safeeya     sidoo    kale  hal matoor  dabdhiliye  oo  ah oo kaafiya  baahida kortato  ee dalka  waxaana lagu  magcabaa   ECD

Marka aad  dhex joogto    gudaha magaalda  waxaa  indhahaagu  qabnyaan dhsimyaal  qadiim  ah oo   fac    weyn  lakiin   marka aad la shekeysato dadku  waxay  ku letyiihn  waxaa  asala ahaan leh   dad carab ah taas oo aad ku dareemioi karto in  qowmiyda  carabtu  tahay  mid  isir  fac   wen ku  leh degnkaan jibuuti

Dalka  jibuuti  xiligaan  waxaa  ka  jira  kuleeyl aad u   daran oo  oo  aan   qofna awoodin inuu  lug  cagata ku  mariyo  meriyo  magaalada

Jibuuti   waxaa  mara  jidka  tareenka isga  kala  goosha   jibuuti iyo  Itoobiya 

Dhismaaysha      xiligaan dalka  jibuuti    markii hore       halka ugu  bilicsan ahayad     degaanka  Kuudka  ayaa    xiligaan u  muuqta   mid         si  siman  loo  wada dhistay   daarao  bilicsan oo dhaadheer  intii   aan joogay  ma  arag  gawaari     duug  ah     oo  suuqa     lagu  wata  runtii  waxaan   arakay  moodlo  casrii ah

Dhanka  maciishada  waa  qaalai  marka loo  eego  soomaliya  taasina waxaa  keenaty lacagta  doolar  oo  lagu   jaangooyyey tan  farnka  jibuuti

Raashinka       dhqrkq  iyo  telfoonda  ayaa  intii     aan baaycaya   iga yaabiyey  qiimha  la siisto     marka loo   eego  soomliya

Dalka  jibuuti  ayaa  xiligaan lagu qiimayn kara  dalka  keli ah  ee ugu  amaanaka  badan  geeska  afrika  taasina    waxay keentay  in ay u soo  hayamaan  dalxiisayaal  ka kala  yimi  dunda daafheeda  sidoo  kale  waxaa  u soo     safra   ganacasto ajaanib ah oo    raba   in ay maalegin  ku samaystaan  halkaasana  qaarkood  ka samaysteen huteelo  caalali  ah   Delyta  cali   oo  ah muwaadin  reer  jibuuti  ah  ayaa I sheegay  in   qorshaha   ugu  jirto  in sandka soo socda    jibuuti  noado dal hodan  ah

Dhanka   warbaahinta    Jibuuti  waxaa  ku yaalo  hal  idacad  iyo laba  telefishin oo  dawaladu  maamusho      labada  TV  Mmid  ayaa  la hadala dadka dibdaha oo    lagu  baahiyaa  laada satalaydka

Dhanka  maandooriyssha  jibuuti  waxay nasiib u yeelatay in    si    dhalintii inti badneeyd  ay     cabaan  khamriga iyo biirkka  kuwasi oo  sida  shaaha  u yaala  baararka  mgaalda  lakiin waaxad mmodaa  in hoos  u  dhac  ku yimi itcmaalkii   cunista  qaadka  waayo    waaxa  yimaada  shixnad ka yar kan   tag goblda puntland  markii aan  baaritaan ku sameeyey

Hadaan jaleeco  dhinca  caafimaadka jibuuti  waxaa  ku  yaalo    cusbataalo  ay   maamusho  dawaladu iyo kuwa   bareefad  ah   dhamaan dadku  waa kuwa  ay ku    diirsdeen  adeega  ay   ka helaan 

Waa    qormdadii

INJ    C/risaaq Sheekhdauun   oo  Jibuti   jooga
sheekhaduun@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 20, 2007 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com