SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


London: July 8, 2007:  Kulan Deeq Loogu ururinayo Jaamacadda Gedo


Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Sideee looga arkaa gobolka sool wufuudda ka sooo kicitimay Togdheer iyo Hargaysa

maxamuud cabdilaahi maxamed
gadhyare2@yahoo.com.au

anigo aha maxamuud cabdilaahi maxamed oo ah raga fara ku tiriska ah ee ku mashquulsan in arkaan horumarka nabada gelya mandiqan iyo guud ahaaanba somalida oo idil waxaan maanta isku deyi doonaaa in aan soo gudbiyo argtiyaha kala duwan e dadka reer sool ka qabaan wufuudda nabadaynta uyimi buuhoodle ,ee ka soo kicitimay gobalada togdheer iyo hargaysa,

waxaaan jirtay in ay dhowaaan labo ardaaa walaalo ah ay gacan toodu is gaadhay kana soo wada jeeda deegaaanka , taas oo shacabweynaha reer somalilan ay gebi ahaanba si weeyn u dareemeen gaaar ahaaan kuwa ku nool mandiqatan sool sanaag iyo buuhoodle,
marki arintaasi dhacday ayaa waxaaa soo gaadhay wufuud kala duwan oo isugu jira isimo cuqaal iyo wax garad ku waas ay ahaayeen ku wii ugu horeeyey kuwa kasoo kicitimay gobalada la jaarka ah deegaan kaas ee togdheer iyo hargaysa si ay xaalada u demiyaan ,

maaha markii ugu horaysaey aya yimaadaan igu jira isimo iyo cuqaal ayna nabadayn u yimaadaaan gobolada sool iyo sanaag iyo buuhoodle,2002 ayey ahayd markii wufuuddii ugu badnayd ka soo kicitimtey gobolada togdheer iyo hargaysa ay u yimaadeen nabadayn ta labo beelood oo ay ka dhexay say aano qabiil ,taas oo markii dambe keentay in ay xaaladu faraha ka baxdo oo ay ku nafwaayaan 14 qof kuwana ay ku dhaawac baan kuwaas ugu danbayntii xaalada ku soo afjaray in ay labadii qabiil gacmaha is qabsadaan si ay ku jirto walaaltino,

hada maanta sidee looga arkaa wufuuda ku sugan buuhoodle gobolka sool
wufuudan ayaaa ahaa mid si weyn looga hadal hayey goobaha lays ku yimaado iyo gebi ahaan mandiqadan dhamaan dad weyna isugu yimi goobahaasi ayaa kawada sinaa sida aya ugu farax san yihiin walaalahooday ugu yimi nabadayna iyo taageerada ay u hayaan ,dadyow qaar ayaa ku qawlayey maahmaah soomali ah oo odhanaysa oodi ab ka dhow .taasi waxaan ka turjumaysaa sida ay ula dhacsan yihiin dadyowga ku dhaqan gobol soo iyo dhamaan mandiqanta walaalohooda ugu soo gurmaday sidii ay u demin lahaayeen colaaadaa odaayaash iyo wax garadka ayaa ka maqalaysaaa iyagoo kuu sheegaya marka aaad la sheekay sato , in ay marka a arin ka dhacdo meelka mid ah magaaloo ka mid magaalooyin somaliland ah ayaa dhamaan kuwa kale ugu guntan jireen sidii ugu ugurman lahaayeen.

dhinaca kale waxaan jiradadyow qaba aragtiyo ka duwan k wa aan soo sheegay ,oo iyaga ay dareen iyo walaaac ay ku hayso joogitaanka wufuudda ka yim i togdheer iyo hargaysa ee hada ku sugan buuhoodle, oo iyagu ula muuqato in wufuuddan hor baxyo u yihiin fidinta maaamulka somaliland ee mandiqadan iiyo ayna wufuudanixamaaarsan yihiin ariimo siyaadadeed oo aan dhab ahayan waxaa wax laga xumaado u eeg tibaaxaha ka soo yeera puntland ee ahaa in la celiyo wufuudan taasi oo fajac ku noqotay wax garadkii halkaas ki sugnaaa oo ay dhegahoogu u baran in ay maqlaaan hadalo sidaas oo kale
oo lagu eedeeyo wefdi nabadeed.


Qore: maxamuud cabdilaahi maxamed
gadhyare2@yahoo.com.au

Faafin: SomaliTalk.com | June 15, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com