SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


London: July 8, 2007:  Kulan Deeq Loogu ururinayo Jaamacadda Gedo


Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Waqooyibari Kenya iyo Gulufka Doorashada 2007

Faallo:::

qore: maxamed cadi sheikh
kutuby45@hotmail.com

Gobolka waqooyibari Kenya waa gobol sabool ah oo kuxidhiidhsan xuduuda soomaaliya. Gobolka waxaa kunool soomaali xoola dhaqata ubaddan oo aan fahamsaneeyn muhimadda Ay leedahay doorashada iyo xuquuqdda ey kuleeyihiin waddanka lagu xisaabo iney Katirsanyihiin ee Kenya.

Gobolka wuxuu kakoobanyahay 4-Degma oo kala ah Gaarissa, wajeer, ijaara iyo Mandheera Waxaana lagasoo doorta 11 xildhibaan oo kakala socda

  • Gaarissa-------3.
  • Wajeer---------4.
  • Ijaara----------1.
  • Mandheera---3.

Haddaba sidee loo arkaa doorashada?.

Sida caadada ah dadka waqooyibari waxaay xildhibaanada kusoodoortaan qaab qabiileed Taasi waxaay adkeeyneysaa in lasaadaaliyo isbaddada kadhici kara gobolka waqtigan oy doorashada soo dhawaatey laakin,waxaa loomaleynaya inta dadka ey wax yara fahmeen maalimahaan dambe inkasta oo loobaddinaayo iney qabiil un wax kuwaddi doonaan.

Gaarissa.

Gaarissa waa caasimadda gobolka waqooyibari, Degmada Gaarissa waxaa laga soo doortaa 3 xildhibaan oo kakala yimaada Duujis, Lagdheera iyo Faafi.

Mr. Xusseen macalim oo lagasoodoorta Duujis ayaa ah xildhibaanka kali oo inkabaddan 28 sanna kujiray baarlamaanka Kenya, dadka reer Gaarissa waxaay sheegaan in uu habayaraate wax uusan qabanin, xildhibaankaan wuxuu soo maray waziirka biyaha, caafimaadka iyo waliba horumarinta miyiga lakin fursadahaan ugamuu faa’iddeeysanin si uu wax uguqabto dadka soo doortey.
::WARAYSI: FAARAX MACALIN::
SomaliTalk oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya Dhegeyo

Mr. Faarax Macalim ayaa ahaa ninka udooda gobolka kanasoo hor jeeday siyaasadda Kenya ee kusaabsan gobolka. Laakin, dowlada Kenya ayaa dadaal iyo qarash baddan kubixisey si faarax uguguuleysanin doorashada kuriga Lagdheera.

Mandheera.

Siyaasadda mandheera waa mid cakiran, sadaxda kursi ee degmadda ayaa markasta qof cussub lagasoodoortaa. Xildhibaandda qaar kamid ah ayaa waxay dadka reer mandheera kumashquuliyaan dagaala sokeeye si ay uxasuusanin waxyaalaha looga baahanyahay iney qabtaan xildhibaanada iyo horumarinta degamada; Mr. Bellow kerrow, xildhibaanka bartamaha Mandheera ayaa mar baddan lagu eedeyey inuu kadambeeye dagaalada udhexeeya qabiilada halkaasi dega. Mr.Shacbaan warba kamahaayo waxa kadhaca mandheera maxaa yelay meeshaba matago!.

Wajeer.

Wajeer waa meel dagan, 4ta xildhibaan ee degmada ayaa baddanaa kamaqnaada argtida dadka, waxaana lagutilmaami karaa kuwa war aan kahaaynin waxa kajira halkaasi ilaa iyo inta doorashada kale laga gaarayo.

Mr. Maxamed cabdi{bariga wajeer iyo waziirka horumarinta miyiga} ayaa waqti baddan kubixiye sida maxkamad loo keeni laha dadki geystey xasuuqi ba’anaa ee loo geystay wajeer 1984{wagalla}. Dadka reer wajeer aad u amaanaan inuu waxqabad leeyahay Halka Mr. Maxamed A Khaliif {galbeedka wajeer} lagutilmaamo mid kasoobixi waaye shaqadiisa uuna uqalmin in uu masalo reer wajeer.

Ijaara.

Ijaara waa degmadda kali uu hal xildhibaan leh, Mr. yuusuf xaaji, xildhibaanka ijaara ayaa aad uga shaqeeyey sida halkaas looga dhigi laha degma kaamil ah ayadoo markii hore katirsanaan jirtay Gaarissa weyna usuurta gashey. Lakiin horumarka Ijaara waxaa inta baddan kashaqeeya gabdhaha kala ah madam safia c/nuur iyo madam xubi. Tani waxaay keentay inta Mr. Xaaji uu cidhiidhi galiyo horumarka degmada isagoo kabaqaayo iney kucidhiidhiyaan kursiga Ijaara doorashada fooda inagusoo haysa.

Bulshada maxay kasugeysa xildhibaanada?.

Haddaba gobolka wa meel baaba’san wax kakala socdana malaha, dhankastana cabasha baddan ayaa kajirta. Dadka reer waqooyibari waxaay marwaliba rajeeyaan in ladayactiro waddooyinka, lahorumariyo mashruucyada biyaha, korontada iyo xarumaha caafimaadka ee dowladda hoos yimaada, lanafuliyo balantii hore looqaadey oo lasameeyo waddada udhaxeeysa Gaarissa iyo Mandheera. Tan iyo xornimadi Kenya waqooyibari nabad galyo fiican kamajirto waayo booliska ayaa shacabka waddooyinka ufadhiisto sidaas tarteed reer waqooyibari waxaay doonayaan wax laga qabto arimahaan oo iddil, laakin, xildhibaanada inta baddan waxaa degmooyinka ugudambeeso maalinta doorashada ey kuguuleeystaan iyagoo iskumashquuliyo sida hanti baabuur kuyeelan lahaa dhagna jalaq usiinin dadki soodoortay.

Reer waqooyibari maxaa lagudboon?.

Waxaan ognahay in qof kastuu xor uyahay inuu doorto cidda uu doonaya.

Laakin, qofkaasi muxuu yahay?

Qofkaasi waa inuu noqda ruux horumarkeenna katilinayo, wax qabad leh oo awood uleh inuu wax laqeebsada xildhibaanada goboladda kale ee waddanka.

Ma’aha inuu noqdo qof lunsanaayo lacagaha loogu talagalay horumarka gobolkeena.

Waxaan ognahay inaan ubaahanahay waddoyin, koronta joogta ah, biya nadhiif ah, xaruma caafimaad oo horumarsan iyo wax kasta oo kajira goboladda kale ee Kenya. Soomaaliyey” ri walba shololkey is dhigtaa lagu qalaa” taasi waxaan kawadaa waa sidaan gobolka kadhigno waana masuuliyad dush nagasaaran aayakatalin iyo horumarinta gobolkeena.

maxamed cadi sheikh
kutuby45@hotmail.com

Afeef: Aragtida qoraalkaan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | June 14, 2007

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com