Wafti Ka Socda France oo Bosaaso soo Gaaray
Wafdi ka aad u balaaran ayaa maanta waxeey ka soo dageen airporka magaaladda
bosaaso, socdaalkooda ayaa wuxuu la'xiriiraa afduub loo geystay suxufi lagu magacaabo
gwen le gonil oo u dhashay wadanka France oo sida la sheegay "koox burcad badeed ah in mudo
ah ku heysteen duleedka magaaldda bosaaso".
Suxufigaan ayaa socdaalkiisa la'xiriiray
barnaajimyo la'xiriira sida ay dadka ku le'da tahriibta iyo doonyaha ay raacaan in uu ka sameeyo
barnaamijo. ayaa koox burcad ah af duubteen isla'markaana ku xireen in la'baxsho
lacag madax furasho ah oo dhan 80,000$, waa sida wararku tibaaxeene
Arintan ayaa sidoo kale ka dhacday xeebta magaaladda bosaaso ka dib markeey burcad
badeed afdub u geesatay markab kiimikadda qaada oo laga la'haa
wadanka japan taas oo keentay in maraakiibta dagaalka ay soo gaaraan
wadamadda maraynka, germany taas oo sidaan oo kale u codsadeen madax furasho
wada hadal badan ka dibna la lasii daayay ayada oo maamulka puntland
aysan waxba kala socon waxa ay ku heshiiyeen burcadii markabka haysatay
iyo wadanka japan. Arintan suxufiga ayaa ah mid aad looga hadal haayo magaaladda
bosaaso.
c/qaadir xasan gooni
somalitalk
gooni2004@hotmail.com
002525-90-7512765
Garoowe: "Waan u ooyi doonaa ama waan Gubi doona Cali Cabdi Awaare" Sidaas
waxaa yiri Suldaan Siciid...
iyo Baarlamaanka DGPL oo kulmaya maalita Sabtida ah isaga oo
Cadde Muuse ka maqan yahay Caasimada Garoowe
Akhri Faafin: SomaliTalk.com | Dec 20, 2007
|