SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - THAILAND

Ku: Maamul Goboleedka Puntland

Ku: Isimada Puntland

Ku: Dhammaan Waxgaradka Reer-Nugaal

UJEEDO: TALO SOO JEEDIN

ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUHU



Xaggee kala xiriiri kartaa safaarada Boqortooyada Thailand ee dalka aad joogtid...
Linkigan: www.thaiembassy.org


Safaaradaha iyo Qunsuliyadaha Boqortooyada Thailand
www.thaiembassy.org


Xafiiska guud ee arrimaha dibada ee dawladda Thailand u qaabilsan xiriirka dadweynaha waxaalagala xiriiri karaa:
Foreign Office, The Government Public Relations Department, Bangkok, Thailand,
Tel: (66-2)618-2323 ext. 1700,
Fax: (66-2)618-2358,
E-mail: prforeign@prd.go.th

Website: http://thailand.prd.go.th/index.php


Xafiiska Ra'iisul wasaaraha Thailand
THAKSIN SHINAWATRA
EMail:
webmaster@thaigov.go.th

Xafiiska Wasaarada Caddaalada Thailand:
Email:
ojawebmaster@moj.go.th

Salaan kadib, anagoo ka tirsan jaaliyadda Puntland ee kunool wadanka Danmark waxaan marka hore dhamaantiin guud ahaan idsiinsoo jedineeynaa in sidhakhso leh wax looga qabto 3 muwaadin ee reer Puntland oo ku xiran xabsi kuyaal magaalada Bangkok, ee dalka Thailand, looguna xiray sikhaldan oo an shariciga wafaqsaneeyen ayagoo kujira shaqadii eey uhayeen bulshoweeyenta Puntland oo eeyna u xilsaartay dowlad goboleedka Puntland oo aheed ilaalinta badaha Puntland, kana tirsanaa cidamada Darawiishta, lana shaqeynayay shirkada ilaalisa badaha Puntland ee layiraahdo Samcon.

Kaddib markaan in badan beryahaan ka shireyney ariintaas fooshaxun ee kudhacday mawadiniintas ayaan go'ansanay inaan laxiriirno mawadiniintas sida khaldan lagu sooxiray si aan wax oga ogaano xaaladooda caafimad iyo daryeelba.

Waxaan ogaanay in xaalad adag eey ku heysato xabsiga eey kuxiran yihiin, waxaan kaloo oganay in 15.03.06 lahorkeenay maxakamad ayadoo aan lagu heeyn wax cadeeymo ah oo laxiriira dacwada loo heysto, intaa kadib waxaa lagu ceshay xabsigii, ayadoo lagu wado in 24.04.06 dib loogu soo cesho maxakamda.

Sidaa daraadeed waxaan soo jeedinaynaa iyadoo la eegayo danta guud ee shacab weeynaha Puntland iyo gaar ahaan xuquuqda shaqaalaha iyo ciidamada Puntland in si dag dag ah wax looga qabto siideeynta mawaadiniintaas, gurmad dag dag ahna loofidiyo si wax looga qabto xaaladooda cafimaad.

Magacyada Muwaadiniintan dhiban ayaa kala ah.

  • 1- Yuusuf Aaden-seed Samatar-cadde
  • 2- Maxamuud Cabdullaahi Jaamac
  • 3- Xuseen Cabdullaahi Aaden

Anagoo eegeyna saameeynta eey kuyeelan karto nabadgalyada ayaanu kadigeeyna dhibaatada ka imaankarta wax kaqabad la’aanta arimaha mawaadiniintaas waxaanu si gaar ah ugu wargalineeynaa cida eey khuseeyso arimahaan oo anaan magacooda hada loobahneen in lashaaciyo hase ahaate ugu baaqeynaa ineey u istaagaan dhibatada eey iyagu keeneen si looxa kameeyo cawaaqib xumo kadhalata xariga 3 mawaadin, waxaan kaloo cadeeyneena in dhibaatada nimankaas haysata ama kasoogarta xabsigaas dusha u ridandoonaan Shirkadii ay u Shaqayn Jireen ee Somcom iyo Maamul Goboleedka Puntland, oo iyagu danahoodii ka raacday. Waxaan marnaba loo dulqaadan karin in Ragaasi ay ku sii jiraan Xabsi ku yaal Dalka Thailand , waxaana Baaqaan loo jeedinayaa Shirkadii ay u Shaqayn jireen ee Somcom iyo Maamulka Goobolka Puntland in ay si deg deg ah wax uga qabtaan.

Waxaa bayaankaan wadajir usaxiixay

1- Hassan Cubeed Aadan (Seed)
2- Maxamed jamac adan (Siyaasi)
3- Jamaal  Farax Hassan
4- Cabdiwali Adan Bire
5- Muxiyadiin Hussen (Taar)
6- Cabdulaahi Adan (Sangab)
7- Mahad Hussen (Cadaawe)
8- Fadumo Yusuf Diiriye
9- Saleeban Yusuf Diiriye
10-Cabdulqaadir Yusuf Diiriye (Gantaal)
11- Maxamed Cali Cabdi (kaambo)
12-Cismaan Cabdi Maneeno
13-Bile Yusuf Maxamed
14-Seynab Muxiyadiin Cali
15-Maryan Adan Cabdile
16-Maxamud Hassan Dahir
17-Cabdulahi Maxamed Yasin
18-Mahad Xirsi (Dalamar)

Arintaas ragaan wixii kusabsan kalasoo xiriir


Xasan Cubeed Aadan (Seed)
Nabbadon@hotmail.com

Tel. 45-20456217
Denmark

»Waraysi ku Saabsan 3-da Soomaalida ah ee Ku Xiran Bangkok, Thailand (Idaacada Australia)

Faafin: SomaliTalk.com | April 11, 2006