Maxamed Cali Samater.... Maqaal
Somalidu waxa ay Somalidu odhan jirtay
" NINKII NOOLOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAB" waxa aan u malaynayaa in
hadii uu nool yahay Alle ha u naxariisto e Afwayne(siyaad barre) in aan
la waayeen qaar yidhaa waanu marti qaadaynaa,,, waayo dadka ayaa u
ilaahay u kala abuuray oo luu qarna siiyay Maskax gaaban oo si gaaban ay
u fakaraan Qaarna uu siiyay Maskax fiican. Markaa aniga oo aanay cay
iga ahayn waxa aan u malaynayaa in intii uu ilaahay markuu qaybinaayay
uu inta yar siiyay ay isugu tagtay MINNESTA.
Horta inta moodaysa in uu Mohamed Cali
Samatar uu ka fursan doono Maxkamad Caalami ah waayo waxa isu tagay
reerkiisii oo Marti qaaday, is lena tusa caalamka in uu Mohamed Ali
Samatar uu haysto taageerayaa waa riyoonayaan. America waa wadan
madax banaan oo Democracy aamin san, kuman Qanci doono afarta qof ee
iskutagay ee reerkiisa ah. Ee macluumaadkuu ka uruuriyay ayaa uu ku
talo gali doonaa.
NO BODY ABOVE THE LAW........
JUSTICE WILL TAKE ITS ROLE,,,,,, LOVE SAMATAR OR HATE HIM,,,ONE DAY
HE WILL BE JUST LIKE SADDAM,,,,,,,,, DEMOCRACY WILL NEVER LET
INNOCENT VICTIMS DOWN.
GOD BLESS SOMALILAND.
JALIYADA REE SOMALILAND EE KUWAIT -
KUWAIT.
SOMALILAND WELFARE SOCIETY - KUWAIT
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga
ku saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com | Jan 2, 2005
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
|