Baaq ay soo saareen waxgaradka beesha c/raxman
harti (kaskiqabe)
Shirar iyo kullamo isdaba joog ah oo ay
yeesheen Culumowdiinka, Aqoonyahanka, Nabadoonada iyo waxgaradka Beelaha c/raxmaan
harti (kaskiqabe) oo looga hadlayey xaaladda Soomaaliya ,gaar ahaana Puntland
ayaa laga soo saaray baaqan hoos ku qoran.
-
In bur-burkii, barakicii iyo isbarbaryaacii ku dhacay shacabka soomaaliyeed
16kii sano ee la soo dhaafay aan dib Somalia loogu celin.
-
In xaaladda cusub ee soo foodsaartay soomaaliya u baahantahay dadaal dheeri
ah.
-
In collaada iyo faragellinta shisheeye ee soo wajahday dalka wax laga qabto
-
In maamulka Puntland oo aan ahayn sidii loogu doortay wax laga bedelo.
-
In baahida loo qabo nabad ka islaaxda puntland ay ku xirantahay sharecada
islamka.
-
In Maamulladii la soo maray oo aan gebi ahaantoodba ku salaysnayn
shareecada Islaamka hadda loo bedelo ku dhaqanka shareecada islaamka.
-
In saamaynta ay ku yeelatay shacabka Puntland isbedellada ka soo
cusboonaaday qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya ay ku khasbantahay inay la
jaanqaado.
Waxay beeshu go aansatay:-
1- in beelaha c/raxmaan harti ay ka hirgeliso
ku dhaqanka shreecada islaamka dhexdeeda iyo ummadaha kale ay dani ka dhexeyn
karto ,
2- in shacabka iyo maamulka Gobolada Puntland
ay ku dhaqmaan shareecada islaamka, kuna xukuntamaan kitaabka Alle.
3- in maamul Goboleedka puntland uu Diyaariyo
Shir, uuna isugu yeero aqoonyahanka, Culimada, Waxgaradka, isimada iyo Bulshada
Rayidka ah si loo hirgeliyo ku dhaqanka shareecada islaamka iayagoo raalli
ahaansho kaga raadinaaya ilaahooda .
3- In aan Dalka soomaliya la keenin Gebi
ahaanba Ciidamo Shisheeye, Lagana saaro kuwa ku sugan hadda, iyada oo la
dhowraayo diinta islaamka iyo sharafta &shucuurta Ummadda soomaaliyeed.
4- Inaanu taageersanahay beelaha ku dhawaaqay
inay ku dhaqmayaan shareecada islaamka, isla markaana waxaan ugu baaqaynaa
beelaha kale ee reer puntland In ay la qaataan ku dhaqanka sahareecada islaamka,
lana midoobaan beelaha walaalohood ah, madaamaa Puntland lagu dhisay iskaashi
beeleed.
A -Oday dhaqameed.
- · Suldaan maxed suldaan garyare
- · Caaqil muse nuur gallow
- · Nabadoon cabdi sacid dhule
- · Nabadoon siciid cumar muuse
- · Nabadoon maxamud ducale cise
- · Nabadoon axmad cise guleed
- · Nabadoon maxamud muse xaabe
B-Aqoon yahan
- 1. Dr .yusuf muse maxamed
- 2. Dr. Maxed Duaale Ciise
- 3. Dr.. cabdi jaamac baruur
- 4. Dr. C/ladiif Suldaan Ibraahim
- 5. Dr.Maxed Xasan Ciise
- 6. Eng. Cumar maxamad cise
- 7. Dr. Axmad salad jamac (gashanle)
- 8. Ganacsade. maxamud maxamad cise(
xoogsade)
- 9. Sh.khaliil xasan cise
- 10. Dr daa’uud abshir Nuur
- 11. Dr.cumar maxamad guure(xaji wariri)
- 12. Dr.nuur axmad yusuf (nur madoobe)
- 13. Dr. Maxed Cali Cusmaan
- 14. MD.c/lahi yasin muse (baanja)
- 15. Eng. c/shakur maxamad
warsame(dhegasayn)
- 16. sh.cabdi dahir cali gul
- 17. sh.c/risaaq axmad yusuf (sanyare)
- 18. sh c/laahi xuseen cise
- 19. sh .maxamud maxamed ilxarir
- 20. Sh.c/risaaq cismaan camale
- 21. Sh.Maxud Maxe Ciise (abu-cunuq)
- 22. Axmed maxed yuusuf
- 23. Maxed Xirsi Maxed
- 24. Cali Maxuud nuur
- 25. Maxuud Maxed Axmed
- 26. c/fatax yusuf guled (zarqawi)
- 27. shar marke adan maxamad
- 28. Faarax Maxed Barre
- 29. Maxed Maxud Maxed
- 30. AXmed Maxed Bare
- 31. c/rashiid farax cumar
- 32. c/casis maxamad yusuf (farey)
- 33. c/shakur dharar cise
- 34. farax maxamad cise
- 35. maxamad yusuf xirsi (geesdiir)
- 36. maxamud cali cisman
- 37. c/ladiif farax cali gul (dagaf)
- 38. c/fataax maxamed yusuf (gacamey)
- 39. jamac cali maxamad
- 40. mahad cise saciid
afhayeenka besha c/raxmaan harti (kaskiqabe)
abu-ayuub bosaso-puntlandstate
xaqudirir2006@hotmail.com 12/11/2006
Waxaa soo tebiyey:
cabdilaahi yare |
hayste14@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com
| Nov 16, 2006
ONLF oo Digniin u jeedisey Shirkadda Lundin ee reer
Sweden
Kaddib markii Ethiopia ay heshiis 25
sano ah Lundin kula gashay in ay shidaal ka baarto "Gobolka
Soomaalida"...
Guji..