Beesha Leekase
oo Labo Bayaan ka soo saaray (Galkacyo & Minneapolis)
-
Galkacyo:
culuma’awdiin, aqoonyahano, waxgarad, Nabadoono, Ganacsato iyo
Dhalinyaro reer Leelkase ah oo ku sugan Magaaladda Galkacyo
-
Woqooyiga Ameerika: Waxgaradka iyo culimada iyo dhaliyarada beelaha Muumin Aadan {leelkase} ee North America ayaa bayaan kasoosaaray Minneapolis..
هذا بيان للناس
Ujeedo:
bayaan 10/11/2006
Bayaan
ay soo saartay Beesha Leelkase
Wadatashi ay yeesheen
culuma’awdiin, aqoonyahano, waxgarad, Nabadoono, Ganacsato iyo
Dhalinyaro reer Leelkase ah oo ku sugan Magaaladda Galkacyo
ee Gobolka waxay ku falanqeeyeen kuna qiimeeyeen, guud
ahaan xaalada dalka iyo isbadalada isdaba jooga ah ee
Soomaaliya ka socda, hadaba annaga oo ah dadka ay
magacyadooodu hoos kuqoran yihiin.
· Markii aan aragnay
saamaynta dhinacyo badan leh ee isbadalada maanta socda ay
ku yeesheen guud ahaan ummada soomaaliyeed iyo gaar ahaan
mujtamaca reer Puntland.
· Markii aan
qiimaynay rabitaanka Shacabka Somaaliyeed gaar ahaan reer
Puntland waxaan soosaaray Bayaankaan.:
1. Waxaan go’aansanay
in aan si dhamaystiran u qaadano ku dhaqanka Shareecada
Islaamka maadaama aan nahay dad Muslim ah.
2. Waxaan
taageersanahay oo soo dhaweyneynaa cid walba oo ku
dhawaaqday in ay ku dhaqmayaan Shareecada Islaamka.
3. Waxaan usoo
jeedineynaa guud ahaan Ummada Soomaaliyeed iyo gaar ahaan
Shacabka iyo Maamulka reer Puntland in ay kudhaqmaan
Shareecada Islaamka kana xukun yeeshaan Kitaabka Alle.
4. Waxaan soo
jeedinaynaa in Maamul G/Puntlad uu isugu yeero
Culumaa’udiinka,Aqoonyahanada ,Isimada iyo Waxgaradka reer
Puntland si loo hirgaliyo kudhaqanka Shareecada Islaamka.
5. Waxaan soo
jeedinaynaa in loo daayo ummada Soomaliyeed in ay Aayaheeda
ka tashato lagana daayo Faragalinta Shisheeye.
- Dr: Xasan Maxamuud
Takar
- Sh. Maxamuud Sh. axmed
- Sh Ibraahim Sh Axmed
- Dr: C/naasir
Sh.Ibraahim
- Dr. Muuse Maxmauud
Takar
- Dr. Axmed Maxamed
Dhoqle
- Dr Axmed Maxamed
Faarax (Dheeli)
- Nabadoon,C/salaam
Xasan Maxamed (Jalamad)
- Nabadoon Maxamed C/samed
Cilmi
- Nabadoon C/naasir
Cigaal Xirsi (Faracade
- Sh. C/casiis Axmed
Garweyne
- Sh. C/kariin Maxamuud
Takar
- Dr. C/qaadir Khaliif
Xaashi
- Ganacsade Maxamuud
Ibraahim Cagmadhige
- Ganacsade Muuse C/lle
Jaamac (Naash naash)
- Nabadoon Jaamac Axmed
Shire
- Nabadoon Aaden Warsame
Cismaan
- Ganacsade,Daahir Yusuf
C/raxmaan
- Nabadoon C/wali
Maxamed Liibaan
- Ganacsade C/risaaq
Axmed Jixiye
- Ganacsade Cali Yuusuf
( Cali dhoon)
- Ganacsade Duraan Cabdi
Budeeeye
- Ganacsade C/nuur
Maxmed Ismaaciil (kilic
- C/raxmaan Xasan
Warsame (xaraf)
- Ganacsade C/raxmaan
Cali Salaad
- Cali Yuusuf Jaamac
- Cismaan Maxamed Gaawe
( Black)
- C/naasir Faarax
Lagujire
- Maxamed Sh Ismaaciil (
Hire)
- Maxamed Jaamac Cabaas
- C/laahi Ismaaciil
Xirsi (Qodhoje)
- Maxamed Cabdi Cali
Mire
- Maxamed Xuseen aw
Maxamed
- C/raxmaan Gurxan Axmed
- Daahir Maxamuud Muuse
- Kayse Axmed Warsame
- C/naasir Ciise Xirsi (
Albaani )
- Farxaan Axmed Maxamed
- Burhan Maxamed C/lahi
- C/risaaq Axmed
Dhamuuke
- C/risaaq Axmed Shire
- Xasan C/samed C/lle
- Axmed cabdi daahir
- khaliif xuseen xasan
- C/qaadir Ashkir Muuse
- Maxamuud Cabdi
Dhagacade
- Aadan faarax dheere
- C/wali Maxamuud Muuse
- Cali Maxamuud Muuse
- Siciid guuleed Muuse
- Cali maxamed ( Cali
Barre )
- Shiine Quule
- C/risaaq Ismaaciil
Yuusuf
- Ibraahim Cabdi Khaliif
- Maxamed c/risaaq
Xuseen
- Saciid C/lle Yusuf
- Saadiq C/lle Baldho
- Axmed Aadan Xasan (jaguug)
- Maxamed khaliif Cali
- saciid C/llaahi Shire
- C/raxmaan Maxamed
Abshir
- Muse Maxamed Axmed
- Idris Cabdi Yuusuf
- Axmed maxamed Jixiye
- Maxamed Warsame Cali (waraabe)
- C/raxmaan Yaasiin
Diiriye
- C/ladiif C/laahi
Ismaaciil
- Khaliif Macalim
Maxamed Muuse
- Axmed Cabdi Diiriye
- Maxamed Maxamud Jaamac
- Xasan Cumar Sh Axmed
- C/wali Xasan Ciise
- Muuse Cumar Sh Axmed
- Diiriye Cali shaadho
- Gaarax Macalin Saciid
- Maxamed Cali Yusuf
- Muumin Xasan Maxamuud
- C/salaan Maxamuud
Cabdi
- C/laahi Faarax Axmed (bitar)
- Maxamed C/risaaq
Xaashi (birqin)
- Muumin Maxamed Muumin
- shamuuri Aadan
Saleebaan
- Sh. Xuseen Shire Aadan
- C/qafaar Salaad
Isaxaaq
- Maxamuud Salaad
Isaxaaq
- C/qaadir Maxamuud
Maxamed (Sahal)
- Maxamuud Axmed Faarax
( Tashade)
- Warsame Axmed Faarax
(Tashade)
- Duraan C/laahi Jaamac
- Siciid C/laahi Jaamac
- Xasan Maxamuud Siciid
( faniin)
- Cali Maxamed Faraax
- Axmed Maxamed Xasan
- C/fitaax Maxamuud Cali
- Axmed Sh. Muuse (Indhasame)
- Axmed Maxamed Warsame
- Daahir C/samed Cilmi
- Faysal Ismaaciil Cilmi
- C/laahi Cismaan Axmed
- Sugaal Saald Cilmi
- Baaruud Maxamed Xirsi
- Maxamed C/lle Shirre
- C/risaaq Maxamed C/lle
- Aadan Muuse Maxamed
- Faarax C/qaadir
Goodiro
- C/wali Aadan Ducaale
- Xussen Shirre Aadan
Afhayeenka Beesha Baaqa soo
saartay
Sh Xassan Maxamuud Takar
tel, 252-576-4641 Galkacyo somalia
Faahfaahin dheeraad ah la xiriir: Burhan Mah'ed
|
burhaan11@hotmail.com
BAYAAN
LAGU TAAGEERAAYO BAYAANKII CULIMADA REER MUDUG AY KASOO
SAAREEN GALAKACYO...
Waxgaradka iyo culimada iyo dhaliyarada beelaha Muumin Aadan {leelkase} ee North America ayaa bayaan kasoosaaray Minneapolis kaas oo
ay kutaageerayaan bayaankii laga soo saaray galkacyo....
Waxaan
go'aansanay ku dhaqanka diinta islaamka waxaana ugu
baaqeynaa dhamaan shacabka ku abtirsada Tanade Daarood oo ku
nool degaanada Puntland in ay wax alaaliyo wixii ay ku
taageeri karaan kor u qaadista diinta ilaahay aysan cidna
uga shinsan ayna talo saartaan ilaahay .
Waxaan
ugu baaqeynaa Maamulka Puntland in ay kasaaraan ciidamada
Ethiopian ka ah ee ay soo dhoobeen inta u dhexeysa Galdogob
iyo Galkacyo tuulada xero jaale.
Waxaan
ugu baaqeynaa dhamaan bulshada Reer Puntland oo lagu yaqaan
diin jaceylka iyo u gargaarida diinta ilaahay in aysan ku
hodmin dhagarta ay wadato dowlada Ethiopia oo ay la dooneyso
in ay isku dhufato beelaha somaaliyeed si ay u kala
fogaadaan.
Ku
dhawaaqista maxkamad waxaa ka muhimsan ku dhaqanka diinta
islaamka oo aan cidna lagu xumeyneyn taas ayuuna ilaah kugu
quweynayaa .
Waxaan
ugu baaqeynaa in aysan noqon dhalinyarada beelaha leelkase
kuwa ku hoodma waxa uu ugu yeeray Cadde Muuse dagaal qabiil
ayna ku biiraan cid alaaliyo cidii quweyneysa kitaabka ilaah
shalay hadaad ku dhimatay dagaal qabiil maanta ayuu kii xaqa
ahaa ku kortaagan yahay ee towfiqda Allaha waa fajiyo Reer
Puntland.
GUDIGA
QABANQAABADA SHIRKA
-
Maxamed siyaad (giir)
- Ali
muse ducaale
-
Mohamed ali (baraajaale)
- Dr
cabdulahi mohamed jicib
- Dr
c/salan cabdulahi
-
Siciid muse ducaale
-
Abdulahi salad jamac
-
Daahir farax ducaale
-
Yaxye mohamed (afmagad)
Kala xiriir: Email:
MhmAhm266@aol.com
Faafin: SomaliTalk.com |
Nov 12, 2006
Wararkii:
Axad Nov 12, 2006
- Galkacyo:
wararkii ugu danbeeyay ee dagaalkii saaka (Nov 12) ka dhacay
aaga Bandiiradley.
- Galkacyo: Madaxwaynaha DGPL
Gen: Cadde Muuse oo wata 50 Gaadiidka dagaalka oo galabta
afka saaray aaga hore ee dagaalka Bandiiradley.
- Garowe : Puntland oo
eeda dagaalkii Axada dusha u saartay maxaakiimta.
-
Warark aoo dhan ka akhri halkan...
Guji...
Wararkii:
Sabti Nov 11, 2006
- Galkacyo: Madaxweynaha
DFKMG ee Soomaaliya oo ku soo fool leh Gaalkacyo ee DGPL.
- Xaafuun: Care
International oo qalab doonyo ah ugu deeqday
Kaluumeysatada Xaafuun.
- Badhan: Biyo la'aan ba'an oo laga soo shegayo
Degmada Badhan.
- Yemen: C/Laahi
Yuusuf oo Gaarey Sanca
- Boosaaso: Digniin
ka soobaxday Agaasimaha Mashaariicda Tamarta Bosaso.
- Garowe:
Xisbiga Mucaaradka ah ee Ramaas oo soo saaray bayaan uu
ciwaan uga dhigay Dalka iyo dadku uma baahna majaajilo.
-
Wararka oo dhan ka akhri halkan...
GUJI...
|