- Waxaan usoo jeedinaynaa maamulka burcadka ah oo xaaraan ku naaxa ah ee uu
hada hogaamiyo Gen. Cadde oo hantida dadwaynaha puntland ugu takrifasha
sidii wax ay ayagu leeyihiin ayadoo sidii uu cadde u qabasaday maamulka
lakala garan la'yahay inuu yahay Duqa magaalada Dubai iyo in uu yahay
madaxwaynaha maamul Goboleedka Puntland....
BAAQ KA SOO BAXAY BEEL WAYNTA
CALI SALEEBAN EE W/AMERICA IYO SOMALIA
KU:Dhamaan Bulshowaynta reer Puntland.
OG:Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland.
OG:Isimada, Culumaa'udiinka, Waxgaratka, iyo inta danaynaysa
jiritaanka iyo
midnimada Puntland.
Waxaa Mudaba socday shirar is daba joog ah oo ay beeshu kaga arinsanaysay
xalaadaha ka jira Soomaaliya iyo gaar ahaan Puntland dood iyo falanqayn
dheer ka dib waxay ay go'aan ku gaartay
Qodobadan soo socda.
1.In midnimada iyo jiritaanka Maamul goboleedka puntland yahay muqdas,
islamarkaana cidii isku daydaa in ay wax u dhinto nabadgelyada puntland ama
ha ahaado reer Puntland ama yuusan ahaane in dagaal aan loo kala harin aan
la gali doono.
2.Waxaan u soo jeedinaynaa walaalahayaga reer Muqdishu in aysan isku dayin
in ay khalkhal ka abuuraan dhul 16 sano oo dagaalagu aafeeyeen koonfurta
soomaaliya ku naaloonayeyn , nabadagelyo iyo ganacsi iyo barwaaqo waxaan
kaloo xasussusinaynaa in xalaada puntland aysan la mid aheeyn tii xamar
taalay oo kale intaysan maxkamaduhu qabsan.
3.Waxaan usoo jeedinaynaa maamulka burcadka ah oo xaaraan ku naaxa ah ee uu
hada hogaamiyo Gen. Cadde oo hantida dadwaynaha puntland ugu takrifasha
sidii wax ay ayagu leeyihiin ayadoo sidii uu cadde u qabasaday maamulka
lakala garan la'yahay inuu yahay Duqa magaalada Dubai iyo in uu yahay
madaxwaynaha maamul Goboleedka Puntland. Waxaan u sheegaynaa maamulka
burcadka ah in hadii aan si dhakhso ah uu san wax wayn uga bedelin
dhibaatada uu dadka iyo dalka ku hayo, in beesha iyo cidii dananysa
horumarka, nabadgelyada, iyo wadajirka puntland ay si dhakhso ah u qaadan
doonaan talaabada ku haboon oo wax looga qaban karo boobka , cadaalad darada
uu maamulkani ku hayo shacabka reer puntland.
Wabilaahi towfiiq
MAGAC
WADAN/MAGALO
1) Suldaan Bashiir Musse Konte.
SOMALIA
2) Dr. Saciid Moxamud Samatar(Chairman of Board members
)
MICHMICHIGAN
3) Nabadoon Cali Moxamud Yusuf (Ali-Ashagur)
MINNESOTA
4) Nabadoon Nur Mahmud Said (Sh.Nur)
MICHIGAN
5) Dr.Moxaamed Salax Cusman
MINNESTA
6) Dr.Xusein Garab Yare
MINN
7) Dr.Maxamuud Nur MNNESOTA
8) Dr.Axmed Macalin Maxamed
Michigan MINNESOTA
9) COL. Axmed Ismaaciil (Shan daqiiqo)
10) Nabadoon Xaji Cali Dalmar
MINNESOTA
11) Mohamed Adan Ali Sugule
UK
12) Enj. Botan Mire Quar
CANADA
13) Aqon. Mohamed Adan Qobay
CANADA
14) Xildhibaan Shebe Sh. Mohamud Somalia
15) Abwaan Mohamud Sh. Said Somalia
16) Nabdoon Mohamed Musse Sugule UK
17) Hindi Botan Ares
UK
18) Aqoon. Abdi Yare Ali Yare
MINNESOTA
19) Ph.D Fadumo Ali wakhwakh
Austria
20) Dr.Farah Ali Shire
Australia
21) Dr. Idil Mohamud
AUSTRALI
22) Dr Abrizak Ali ismail
DENMARK
23) Aqon. Abdrashiid Xai Muunin (Jalow
MINNESOTA
24) Dr Atosh abdalle waberi
New Zealand
25) Dr Dhedo Yosuf Mohamed Wacees
Somalia
26) Dr Muhyadin Ali Yusuf
SomalIA
27) Dr.Maxamed Ciise Qoobay
Michigan
28) Nabdoon Said Yusuf Gurey
Somalia
29) Dr.Mahamud M Husein (Malfo) Somalia
30) Aqon. Ardo Yusuf Said MINNE Minnesota
31) Aqon Hawo Sh.Mohamed Ali Hared USA Main
32) Aqon. Abdirashiid Cali Shabeel
MINNESOTA
33) Aqon. Maxamed Sh Saciid
Minnesota
34) Aqon. Ubax Nuur Shire
MINNESOTA
35) Abdulkadir Ma’alin Mohamed
CANADA
36) Lt. Nur Xassan (Dhalbaas) Minnesota
37) Enj. Abdulkadir Saleeban
TENNESSEE
38) Nabdoon. Yusuf Baaquli
TENNESSEE
39) Eng. Mohamed Yusuf Jama afbalar UASTRALIA
40) Abdi Ali qobay
MINNESOTA
41) Haji Ali Dalmar
MINNESOTA
42) Farah Ali Waberi
Minnesota
43) Dr. Mohamed Ali Waberi Somalia
44) Bashir Sh Mohamud Saif fay
Dubai
45) Mohamed warsame Isxaq Somalia
46) Mohamud Ahmed OsmanGabrow
Somalia
47) Cumar Geesdiir
SOMALIA
48) Cumar yusuf Dheere
Somalia
49) Cabdala Aw yusuf (Ilay)
SOMALIA
50) Mohamed Abdi Karin
SOMALIA
51) Said cumar Hassan(Kashawito)
SOAMALIA
52) Said Ali qobay
SOMALIA
53) Abdikadir Sh . Mohamud Somalia
54) Nabadoon. Mohamud Yusuf Isse (Gorod)
Somalia
55) Beeldaaje Cusman Saciid Ismaaciil
MINNESOTA
56) Nabadoon Maxamud Ciise Samatar
MINNESOTA
57) Aqon. Muuse Xaaji Abees Virginia
58) Caaqil. Maxamed Xaaji Cumar (Gaab)
MINNESOTA
59) Aqon. Jamac Muse Khaalid (Carabe )
MINNESOTA
60) Dr. Liibaan Xaji Cabdullahi
MINNESOTA
61) Aqon. A/dulaahi Siciid Cusman
CANADA
62) Dr Shire Xaji Faarax
CANAD
63) W/Kuxigeen Xaji Bakiin
SOMALIA
64) Nabadoon Cali Xaji Saciid
65) Ganacsade shabeel Saciid go’ UAE
66) Ganacsade Xabib Mire Saciid
Ohio
67) Dr. Maryan Cartan Cusman
MINNESOTA
68) Dr. Mulki Xaji Ibrahim (unlaaye)
CALIFORNIA
69) Dr. Sucaad Ibrahim Cusman (Unlayee)
KENYA
70) Bashiir Maxamed Xaaji Cumar (Gaab)
USA ILLINOIS
71) Ahmed Cusman Xaaji Maxamud (Taramed)
USA ILLINOI
72) Jama Yusuf Jacaafe (Ciro)
WASHINTGTON.DC
73) Abdirazaq Abdiraxman Geyre (Cumani)
USA Michigan
74) Omar Bashiir Xaji Omar (Gaab)
USA
MICHIGAN
75) Kamaal Bashiir Xaji Omar (Gaab)
WASHINGTON .D.C.
76) Eng. Axmed Xuseen Ciye UAS
Illinois
77) Maxamud Maxmed Ciise (Sigaale) USA
Illinois
78) Ganacsade. Maxamud Maxamed Ciise (Qaxiye)
Minnesota
80) Ismaaciil Muuse Cabdiraxman
MINNESOTA
81) Maxamed Muse (Cawad) Virginia
82) Cabdulqadir Maxamed Barre (Buluf)
MINNESOTA
83) Maxamuud Cumar (Beel-Wacatey) USA
Illinois
84) Maxamuud Yusuf Muse (Jacaafe) Washington.D.C
85) AQON. MIRE XAAJI SALEEBAAN
SOMALIA
FADALAN WIXII FAHFAHIN AH KALA XIRIRA
ISKU DUWAAHA BARNAMIJKAN
MINNEAPOLIS,MINNESOTA
bashhass@hotmail.com
11/17/06
Faafin: SomaliTalk.com |
Nov 17, 2006
|