SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2007» APR  

TAXANE
Siyaasiga Soomaaliga ah ammaan ma mudan yahay:
[
1] [2] [3] [4] [DM] [XL] [SL] [MDH] [[
SO]
SIIRADA
. Siirada Rasuulka Muxamed (scw)
Wq. Cusmaan Bilaad, Ohio, USA.
SAXAABADA
. HabNololeedkii Saxaabada
Wq. Ibraahim Saalax, Denmark.
QUR'AANKA
114 Suuradood ee Quraan: Maqal iyo Muuqaal.. Guji
TAFSIIRKA
. Tafsiirka Cumar Faaruuq
.
The Miracles of the Qur'an
SALAADDA
. Ahmiyadda Cibaadada Salaada
Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda.
Prayer Times Prayer Times For 5 Million Cities Worldwide

ONLF oo Sii Deysey 7 Shiine ah...
Lataliyaha Meles Zenawi ayaa qiray in shaqaalaha Shiinaha la siidaayey kaddib markii waanwaan lala galay jabhadda Akhri

Wadaad caanka ah dunida muslimka ah oo ka hadlay dagaalada Muqdisho
Warar Googoos ah
ka akhri halkan... Apr 30

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee USA iyo Yurub oo deeq u fidiyay Qoysas agoon ah Muqdisho oo ka soo barakacay
Sidoo kale Deeqdii Ugu Horaysay Ee Ay Soo Dhiibaan Haweenka Jaaliyada Somaliyed Ee Newzeland ayaa
Akhri Apr 29

markabXaggee Ku Dambeeyeen Saddexdii Ka Tirsanaa Daraawiishta DGPL ee laga Qafaashay Xeebta Puntland
Bishii April ee sannadkii hore ayaa maxkamad ku taal dalka Thailand waxay ku xakuntay 10 sano oo.....
Akhri... Apr 28

ShiineDhagaxbuur: 74 Qof oo Ku Dhintay Weerar lagu qaaday Xarun ay Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen..
9 qof oo shaqaale Shiine ah ayaa ka mid ah dadka ku dhintay weerarkaas oo ay sheegatay jabhadda...
Akhri...

mplsQabsashada Sharcidarada ah ee Itoobiya iyo Xasuuqa ummadda...
Shir weyne lagu qabtay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa looga hadlay xaalada Soomaaliya..
Akhri...

soomaaliBAYAAN KA SOO BAXAY JAALIYADDA DAAROOD EE LONDON, UK...
Waxayna ugu baaqeynaa ummadda Soomaliyeed in ay ka qayb galaan dagaalka looga xoreynaayo dalka gumeystaha Itoobiya iyo in...
Akhri...


bannaanbaxSoomaalidda  Minneapolis oo ka mudaaharaaday Xasuuqa Muqdisho
In badan oo ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minneapolis ayaa ka qayb qaatay banaanbax Akhri...

450 qof oo ku dhintay dagaalada Muqdisho, dhaawucuna 700 qof....
.Sheekh Shariif:dunidu waa ka seexatay dhibaatada somalia
.Zenawi: "Dagaalka ka socda Muqdisho waxaa wada beesha
Wararkii oo dhan ka akhri halkan....

GAROOWE: Markii ugu horeysay oo laga Dhisayo Masaajid Dabaq ah.

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo Liibiya ku sugan

Beesha Dhulbahante oo ku baaqday In Ciidamada Itoobiya ay dalka si shuruud la’aan ah uga baxan.
Afgooye: Qarax lala beegsaday Ciidamada Itoobiya...
Muqdisho: Qarxa oo lala beegsaday hotelka ambasadoor...

Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 25

JWXO: Weerarro ciidammada xoreyntu ku ekeeyay kuwa cadowga

267 qof oo Ku Dhinatay Dagaalka Muqdisho
37 qof ayaa ku dhintay dagaalkii Isniintii.. Akhri... Apr 24

Cabdi-shukri "Waa inay is casilaan, xildhibaanada iyo wasiirada dowlad FKMG, ka hor intaan la maxkamadeyn"

Nairobi: Kulan ay isugu yimaadeen weriyeyaal oo laga soo saaray 5 qodob

230 Qof oo ku dhintay Dagaalka Shanta Beri ka socdey Muqdisho
. "Dagaalku Waa sii soconayaa" DFKMG...
. Meydka oo Wadooyinka Daadsan...
. Eritrea oo ka baxday ururka IGAD...
. Ciidamada Uganda ee Jooga Muqdisho....
. Dhaawaca oo aan Daryeel haysan...
. Kumanaan Qof oo Ka Qaxaya Muqdisho...
. 47 Qof oo Ku Dhintay Dagaalkii Axadii...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 23

Waftigii Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee Midowga Maxaakiimta Islaamiga...
oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland.. Akhri...

Khasaare Ballaaran oo uu Geystey Dagaalka Maalintii Saddexaad ka socda Muqdisho
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Muqdisho... Akhri..

Deegaanka Tortooroow Ee Gobolka Sh/hoose Oo Uu K a Dillaacey Cudurka Shuban Biyoodku
Wadada Isku Xirta Af-gooye Iyo Muqdisho Oo Ay Ciidamada Xukuumada Ethiopia ay.... Akhri... Apr 21

89 Askari Itoobiyaan ah oo ka fakaday Dagaalada Soomaaliya oo gaarey dalka Yemen
.Magacyada 31-ka Xildhibaan ee xilka laga qaaday
.Dagaal Xalay ka Dhacay Magaalada Muqdisho...

Wararka oo dhan ka akhri halkan....

Warbixin: Dagaallada Muqdisho
.Qarax lala beegsaday Ciidamada Itoobiya...
.Dagaal Xooggan oo ka dhacay Muqdisho...
.Gaari Militari oo Laga Qarxiyey Ciidanka Itoobiya...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 20

Soomaalida dalka Belgium oo dhigay bannaanbax lagu dalbanayo in Ethiopia ay ka baxdo Soomaaliya

Kulan oo Looga Hadlayo Duulaanka Itoobiya oo ka dhacaya Minneapolis, Sabtida.. Xaggee...

Shiikh Shariif: " Dagaalka ka socda  Muqdisho waa mid u dhexeeya Shacabka iyo Ciidamada Itoobiya"
.Is bedel lagu sameeyey Golaha Wasiirada Cali Max’ed Geedi
.Ciidamada dawladda federaalka oo Burburiyey Sandaqdo
.Sanaag: Siyaasiin Soomaaliyeed oo sheegay in Dagaalka u..
.DFKMG oo Maxkamad soo taagtey Saddex Weriye ..
.Dowladda Sucuudiga oo martiqaad u soo dirtay Masuuliyiin
.Galeyr "Ma wanaagsana in la yiraahdo waxaa Dagaalamay.."
.Shacabka Uganda oo aan ku qanacsaneyn Ciidamadooda
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 19

Xorriyo: Dagaallo kala duwan oo cadowga lagu jabiyay.

Wiil Soomaaliyeed oo Si Arxan Darro ah Loogu Diley magaacalada Capetown ee Koonfur Afrika
wiilka oo da'diisa lagu qiyaasay 24-jir ayaa lagu dhextoogtey dukaan, waxaana magaciisa la oran jirey... Akhri...

Mudaaharaad looga soo horjeedo xasuuqii Xamar &
joogitaanka Ciidamada Ethiopia oo ka dhacay Washingto, DC.

Wadada Isku Xirta Sh/hoose Iyo Muqdisho Oo Ay Kasoo If -baxeen Burcad Hubaysan.... | Apr 17

Bayaanka culimada Soomaaliyeed ee ku aaddan duullaanka MACATAB u dirirka ah ee Itoobiya ku soo qaaday Soomaaliya.... Akhri...

Waraysi Shiikh Aweys: ''maxaakinta islaamiga ah dagaalyanadoodu way joogaan muqdisho

Cali Mahdi "Shirkii dib u heshiisiinta dib ayaa loo dhigey Muddo ..."
.Ciidamada Itoobiya oo Xamar-Bile ku kufsaday Gabar kale
.Dagaalo goos goos ah oo shalay ka jiray Muqdisho..
.Ereteriya oo dalkeeda ku qabaneysa shir Dib u Heshiisiin ah
.Maanta oo lagu wado in dib loo bilaabo Howlihii Dekedda
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 16

Wasiirada iyo ciidamada Somaliland ee ka soo noqday Dhahar oo soo gaadhey Ceerigaabo
.Wasiirka Gaashaandhigga ee SL oo xilka laga qaaday...
.Ciidamada Puntland oo oo gacanta ku haya Dhahar...
Wararka oo dhan ka akhri halkan....

BAAQ CAMBAAREYN AH EE KA SOCDA  AQOONYAHANNADA ABGAAL, KANA JAWAABAYA DHACDOOYINKII HOTEEL LAFAWEYNE 

Maxkamad Kismaayo oo Xukun Mag Bixin ah ku ridey nin lagu eedeeyey dilkii Taliyihii Hoe ee Sandhigga Booliska Kismaayo.... Akhri

Warar GooGoos ah: April 15
.Cismaan Cilmi Boqore oo ku xanuunsanayo Baydhabo…
.Ciidamo Itoobiyaan ah oo soo degay labo goobood oo...
.C/llaahi Yuusuf oo ka codsaday Xildhibaanada in...
.Odoyaal cambareeyey wadamada Uganda, Ethiopia & Kenya.
.Baaq ku wajahan Umada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka
.Uganda: Mudaahadaar looga soo horjeedo gadasho Hawd...
Wararkii oo dhan ka akhri halkan.... Apr 15

Waa maxay waxa uu sharcigu ka leeyahay xuquuqda iyo masuuliyadda ay leeyihiin shaqaalaha
 iyo hantilayda ku nool magaalada mataanaha ah ee Minneapolis iyo St Paul.?... warbixin...

Nabadoonkii ugu caansanaa uguna da’da weynaa Puntland oo ku geeriyoodey Jabuuti

Beesha Tanade Daarood oo kalsoonidii kala laabatay DFKMG
Waxgaradka, culimadada iyo hogaamiye dhaqameedyada beesha Tanade Daarood oo baaq usoo jeediyay..
Akhri Apr 14

Senator Coleman oo warqad dacwo ah
oo ku saabsan tacadiga iyo barakaca loo geystay shacabka Muqdisho gaarsiiyey Jendayi Frazer... Akhri...

Sultan Hurre Human Rights Focus oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Xasuuqa Muqdisho

Dagaalo goos goos ah oo ka dhacay Muqdisho
.Geeddi oo maamulka Puntland ku ammaanay horumar
.Kulan ay mar kale isugu yimaadeen Odoyaasha Beelaha iyo
.Gole Siyaasadeed oo ay doorteen Beesha Mudulood...
.Wafdiga Gudoomiyaha G/Nugaal oo gaarey Burtinle....
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 13

Xisbiga RPP ee Puntland oo Digniin u Diray Geeddi
Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka RPP ee midowga Yurub ayaa...
Akhri.... Apr 12

Warbixin ku saabsan dagaalkii shalay ka dhacay Muqdisho
.Dowladihii bixin lahaa qarashka shirka dib u heshiisiinta oo..
.DFKMG oo codsaday in wada hadalka laga dhigo Saddex...
.12-ka April maalin xasuus ka mudan shacabka soomaaliyeed
.Soomaalida ku nool dalka Uganda oo soo dhaweeyey sida..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 12

Somali Laga soo Musaafuriyay Dalka Yamen oo Bososo Soo gaarey

Qaarka mid ah gabdhaha ku nool UK oo deeq lacageed soo gaarsiiyay dhawacyada ku jira isbitaalda madiina iyo banadir Guji

Dowladda Ereteriya oo Dooneysa inay ka dhaadhiciso qaar ka mid ah..
.Prof. Galeyr iyo Prof. Cabdi Ismaaciil oo wada Qorshayaal
.Salaad Cali Jeele "Warka uguma talagelin Saxaafadda..."
.Itoobiya oo sii-deyneysa 29 qofood oo lagu qabtey...
.Xarunta Ismaaciil Jimcaale oo walaac ka muujisey Xarigga..
.C/llaahi Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay Beesha Sacad..
.Dib u dhac ku yimid mar kale kulankii ay Odayaasha ...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 11

KU WAAJAHAN UMMADDA SOOMAALIYED
Qoraal oo soo saaray Omar Malow (Omar O. Rabeh).. Akhri...

JWXO oo bayaan ka soo saartay arrimaha Soomaaliya

Qaar ka mid ah Wadooyinka Muqdisho oo laga qodey dhufeysyo waaweyn..
.
Eritrea oo ay ku sii qulqulayaan kooxaha ka soo horjeeda..
.DFKMG oo laga yaabo in ay dib u dhigto shirka dib u...
.Cabdulaahi Shiikh Xasan oo raaligelin ka bixiyey hadalkii...
.Geedi: "qofka ka qaybgalaya shirka Dib u heshiisiinta waa in
.Maamuladda SL iyo PL oo shaley isku fara saarey...
Wararkii oo dhan ka akhri halkan.... Apr 10

Teliye ku xigeenka Waaxda Socdaalka Soomaaliya waxaa uu kula dardaarmay Jaaliyadda gobolka Minnesota mar uu...

Dadkii Soomaalida ahaa ee ku xanibnaa Garoonka Diyaaradaha ee Entebbe oo la sii daayay....
waxaana dadkaas loo ogolaaday in ay... Akhri.... Apr 9

Garowe: Dawlada hoose ee Magaalada Garowe oo bilowday hawlo lagu sifaynayo wadooyinka Magaalada.

Xuseen Caydiid "Itoobiya ha ka baxaan dalka soomaaliya.."
.Xasan Qalaad oo lagu dhaawacay Dekedda Muqdisho...
.Jandayi Frazer oo qorsheyneysa inay Nairobi kula kulanto..
.DFKMG oo soo dhaweysay heshiiska Xabad joojinta ee ay..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 8

Warbixin Dheeraad ah Dilkii Nin Soomaali ah ee Phoenix

Beesha Dhulbahante oo Cambaareysay Xasuuqa Kasocda Muqdisho...
Waxgaradka Iyo Isimada Beesha G/ SSC Oo Cambaareeyey Xasuuqa Ay Wadaan "Kooxda C/laahi Yuusuf"... Akhri..

C/Laahi Yuusuf iyo Geeddi oo Wafti Maraykan ah Kula Kulmay Baydhabo
Madaxweynaha DFKMG C/llaahi Yuusuf iyo R/Wasaare Prof Geeddi oo gaarey Magaalada Baydhabo ayaa... Akhri...

Sheekh Shariif, Xuseen Caydiid iyo Shariif Xasan oo kusii jeeda Dalka Ingiriiska..
.Midowga Yurub: Muqdisho ay ka dhaceen dambiyo dagaal..
.Soomaalida ku nool Dibadaha oo wada dacwad....
.Duugista Maydadka oo Maalintii 3aad ka socda Muqdisho…
.Iska hor imaad ka dhacay Degmada Baardheere...
.Soomaalida ku nool Itoobiya oo uu wal-wal soo wajahay...
.Maxaa ka soo baxay kulankii Odoyaasha Beelaha iyo...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 7

Xuseen Caydiid oo ku biiray xildhibaannada mucaaradka ku ah DFKMG?
Eng. Xuseen Caydiid oo la sheegay in uu gaarey Eritrea. Akhri

Warbixin: Xasuuqii ugu xumaa oo ka dhacay Muqdisho
.Gurmad ciidan iyo Hub oo ka yimid Gobalada Dhexe..
.Labada dhinac oo shalay kala aastay Maydadkoodii...
.Itoobiya oo Ereteriya ku eedeysay in ay hub gaarsiisay..
.Col. Yaasiin Dhuuxya Weyn oo shalay lagu dilay..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 5

mplsMinnesota, USA: Shir ay yeesheen Beesha Hawiye
Wax garadka, culumaaudiinka & mutacalimiinta beesha.... Akhri...

denmarkJaaliyadda Soomaalyeed ee Denmark oo shir ka yeelatay arrimaha Soomaaliya
Shirkaas oo ay ka soo qeyb galeen dhammaan qeybaha kala duwan ee jaaliyadda ayaa Akhri

Warbixin Koobaan oo ku Saabsan Dagaalkii Muqdisho
.Qarax lala beegsaday Saraakiil ka tirsan Dowladda FKMG..
.Dowladda Federaalka oo shalay Gawaarida kala degaysay..
.Odoyaasha Beelaha Hawiye oo magacaabay Guddi....
.Saraakiisha Itoobiya oo ku amray Dowladda FKMG in ay...
.Affawarke oo u sheegay dhigiisa Musaveni in uu ciidamadiisa
.Ciidammo ka yimid Puntland oo la sheegay inay Dekedda...
.Gacma Dheere iyo Jeele oo sheegay in waxa dagaalka ka..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 3

Gen. Cadde Muuse oo ka soo laabtay Addis Ababa
.Qorshaha Xukun kororsiga ee Cadde Muuse?

.Madaxweynaha DGPL ayaa kusoo laabtay Boosaaso
.Wafti Xaqiiqo raadis ah oo tegey Gobolka Sanaag...
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

BAAQ NABADEED - Ardayda Somalida ee Massachusetts

Ciidamada itoobiyana waa inay deg deg u baxaan

BAAQ KU AADAN NABADDA IYO DIB U HESHIINTA

War Murtiyeed: Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Qaahira

Dagaalkii Muqdisho oo Galay Maalintii Afraad
.Askarigii Ugu horeeyey oo Uganda Looga Diley Muqdisho..
.Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlay dagaalka Xamar
.Safiirka USA ee Kenya oo ka hadlay dagaalka Muqdisho...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 1 

 

Xuseen Caydiid oo ku biiray xildhibaannada mucaaradka ku ah DFKMG?
Eng. Xuseen Caydiid oo la sheegay in uu gaarey Eritrea. Akhri

Warbixin: Xasuuqii ugu xumaa oo ka dhacay Muqdisho
.Gurmad ciidan iyo Hub oo ka yimid Gobalada Dhexe..
.Labada dhinac oo shalay kala aastay Maydadkoodii...
.Itoobiya oo Ereteriya ku eedeysay in ay hub gaarsiisay..
.Col. Yaasiin Dhuuxya Weyn oo shalay lagu dilay..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 5

mplsMinnesota, USA: Shir ay yeesheen Beesha Hawiye
Wax garadka, culumaaudiinka & mutacalimiinta beesha.... Akhri...

denmarkJaaliyadda Soomaalyeed ee Denmark oo shir ka yeelatay arrimaha Soomaaliya
Shirkaas oo ay ka soo qeyb galeen dhammaan qeybaha kala duwan ee jaaliyadda ayaa Akhri

Warbixin Koobaan oo ku Saabsan Dagaalkii Muqdisho
.Qarax lala beegsaday Saraakiil ka tirsan Dowladda FKMG..
.Dowladda Federaalka oo shalay Gawaarida kala degaysay..
.Odoyaasha Beelaha Hawiye oo magacaabay Guddi....
.Saraakiisha Itoobiya oo ku amray Dowladda FKMG in ay...
.Affawarke oo u sheegay dhigiisa Musaveni in uu ciidamadiisa
.Ciidammo ka yimid Puntland oo la sheegay inay Dekedda...
.Gacma Dheere iyo Jeele oo sheegay in waxa dagaalka ka..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 3

Gen. Cadde Muuse oo ka soo laabtay Addis Ababa
.Qorshaha Xukun kororsiga ee Cadde Muuse?

.Madaxweynaha DGPL ayaa kusoo laabtay Boosaaso
.Wafti Xaqiiqo raadis ah oo tegey Gobolka Sanaag...
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

BAAQ NABADEED - Ardayda Somalida ee Massachusetts

Ciidamada itoobiyana waa inay deg deg u baxaan

BAAQ KU AADAN NABADDA IYO DIB U HESHIINTA

War Murtiyeed: Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Qaahira

Dagaalkii Muqdisho oo Galay Maalintii Afraad
.Askarigii Ugu horeeyey oo Uganda Looga Diley Muqdisho..
.Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlay dagaalka Xamar
.Safiirka USA ee Kenya oo ka hadlay dagaalka Muqdisho...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 1 

WARARKA KALE EE MARCH 2007

WARARKII FEBRAAYO 2007

 

:::WAXBARASHADA SWEDEN:::
cabdirisaqSweden: Maxaa Keenay Guuldarada Ardeyda Soomaaliyeed: Waxaa diyaariyey  macallin Soomaaliyeed Akhri..
:::GOLAHA AMMAANKA:::
Tallaabada la filan karo in uu Golaha Ammaanku ee Qaraamada Midoobey uu ka qaato Soomaliya.. Akhri
:::DARFUR, SUUDAAN:::
Qaddaafi: Batroolka ayaa Sabab u ah Dhibaatada Darfur
Qaddafi
Qaddaafi ayaa reer Galbeedka ku eedeeyey in ay la wareegaan khayraadka Sudaan iyagoo adeegsanaya UN-ta Guji
:::SOOMAALIDA DENMARK:::

Shir looga arinsanayo arimaha Somalia laguna taageeraayo ku dhaqanka shareecada oo ka dhacay Denmark.. Guji...
:::HAAMO SOO CAARIYEY:::

Hay’adda DBG oo soo Bandhigtay Khatarta 15 Haamood oo ku soo
Caariyey Xeebaha Soomaaliya
::WAXBARASHADA PAKISTAN::
boqor Caqabadaha kaladuwan ee ardayda Soomaaliyeed ku qabsada wadanka Pakistan Qore: Cabdi Boqor. Akhri
Cisbitaalka Carafaat oo lagu soo gabagabeeyey hawl indho fiiq ah
:::WIIL KU DHIBBAN KANADA::
Canada
Wiil Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalka Canada.
Guji
:::DUGSIGA AL-BILAAD:::
Dugsi
Ardayda Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-bilaad, Muqdisho Guji
:::HANTI LUNSASHO :::

Madaxweyne Cadde  oo eedeeyey Gaagaab... Akhri
:::WARBIXIN:::

Warbixin iyo sawiro laga soo qaaday ninka reer Thailand ee ay gacanta ku hayaan Puntland Tigers.... AKHRI....
:::SOOMAALI: AF XASILI LA'::
Waxaa la hubaa in afka soomaaligu yahay af hodan ka ah... Qore: C/fitaax Cabbaas
:::MAALMO MUHIIM AH:::
Maalmo Muhiim ku ah Jadwalka Islaamka 1427-1428.. AKhri
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay codsaneysaa in... Guji...

Mohamed Abdulle Hassan ; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jabuuti... Guji..
:::SIR FAKATAY:::
Lacag
Soomaalida Deggan Woqooyiga Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"... Guji
:::QAADKA & MARAYKANKA:
qoraal
44 Qof oo Lagu Eedeeyey in ay Qaad Soo Geliyeen Maraykanka
QORAALO KALE OO XIISO LEH... GUJI
 
:::FILIM:: XORAYNTII 77:::

xorriyo
Daawo Filim laga duubay: Xorayntii Soomaali Galbeed & Soomaali Abow ee 77.. Daawo

:::OTTAWA ISLAMIC SCHOOL:::
iskuul
Waraysi maamulaha Ottawa Islamic School, Maxamed Sh. Axmed.... Halkan Guji...
::: DOOD-CILMIYEED:::
dood
Aqoonyananno Soomaaliyeed oo ka hadlay isbedelka iyo kacdoonka ka dhacay Soomaaliya Halkan ka dhegeyso...
qoraalHooyo Faadumo “Wiilkayga kama quusane, Qiil gargaar ma ii haray" Akhri...
::: XAFLAD MAHADCELIN AH:::
qoraal
Minneapolis: Masjida Dar-alHijra oo qabtay xaflad mahad celin ah
:::MUQDISHO:::
qoraal
Aayadaha Qur’aanka Maxay Galabsadeen | Qore: Amiin Yusuf

:::ISBEDELKA CUSUB EE SOM:::
somSOOMAALIDA DIBADDA IYO ISBEDELADA CUSUB!:: Qormadii Sh. Xasan Jaamici... Guji..
:::WARAYSIGII SH. SHARIIF:::
Sharif Wareysigii Sheekh Sharif Sheekh Ahmed ee June 22 oo Af-Soomaali lagu tarjumey... Akhri..
::ARDAYDA SOMALIDA INDIA::
qoraal
Xaflad  Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata  Hindiya... Guji..
:::BILICDA BOOSAASO:::
bilic
Warbixintii Yusuf Gaduudow.. Guji
:::WARAYSI: DR. FAROOLE:::
farooleC/Raxmaan Maxamed Faroole oo u Waramay Idaacada Australia... Guji..
::GARYAQAAN C/LAHI FARAX::
qoraalWajiga Labaad ee Kacdoonka  Muqdishu:
ha la taageero rabitaanka iyo kacdoonka Shacbiga reer Muqdisho...
Guji...
::MAQAALKII ASAD::
Maxkamaduhu Maka Faa'iideysan Doonaan Guulaha, MIse Saliid iyo Baladxaawo Kama Duwana | Asad
:::WARAYSI:: QAADKA:::
qoraalWaraysi ku saabsan Qaadka oo Radio Australia SBS la yeelatay  Eng.Ismail Said Aw-musse... Guji
:::M. C. YUUSUF:::
yusufMaxaad ka taqaan Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf: Waddaniga aan Daalin!.... Guji...
:::CIBITAALKA MANHAL:::
qoraal
Manhal Specialty Hospital waa cusbitaal Hargeisa laga furay
Bandhigga "Ibn Khaldun"
Spain iyo dunida Islaamka...
::: ISGAARSIINTA::::
qoraalTAARIIKHDA WAR-ISGAARSIINTA Q.10aad
Qaybtani waxa ay ku bilaabaneysaa heerarkii uu soo maray Raadiyaha. Akhri..

Qoraale kale ka Akhri halkan....  

:::682 QOF OO LA DILEY:::
Soomaaliya: Magacyada iyo meelahii lagu diley 682 qof oo rayad ah muddadii u dhexeysey July 22, 05 - July 20, 06.. Akhri...
::GABAYGII INJ.CIBAAR::
cibaar
:::HARGEYSA:: GARGAAR:::
Xamse Axmed Xuseen waa wiil yar oo ay haleeleen xanuun rabaani ahi una baahan in lagula daalo dhakhtaro... Akhri...
:::MAQAALKII CILMI:::
cilmiGardarada garabka og iyo gobanimadoonka go’doonsan: WQ. A.D. Elmi.. Akhri
OLOLAHA NADAAFADA XAMAR:
hamar
Garoonka Muqdisho: Wejiga hore ee ololaha nadaafadda iyo bilicsamida Muqdisho.. Akhri..
:::GEEDDI & BAARLAMAANKA:::
geediGeedi oo Gowska Dambe  ka Qosley: waayo 90% waxay filayeen in Geeddi uu dhacayo. Qore: Amiin
:::GAROONKA GAROOWE:::

$250,000 Range Resource Sheegtay in ay u dhiibtey Isimada Garoowe Halkee ku Danbaysey...
:::MAQAALKII INJ. CIBAAR:::
cibaar Maqsuud: Maashaa-Allee Sow Muqdisho Lama Mushaaxaayo!
isbeddelladii dhowaan ka dhacay  Muqdisho
Akhri...
:::MAQAALKII ASSAD:::
AssadDimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, Taariikh Qotodheer, Warbixin:.. AKhri... (pdf)
:::HORYAALKA YURUB:::

Isku Aadka Horyaalka Yurub
 
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay si bini'aadamino ku jirto u codsaneysaa in... Guji...
:::XANNAANADA XOOLAHA::
qoraalBarnaamijka Wacyigelinta Sharciga xanaanada Xoolaha ee Puntland
Q.1aad  |  Q.2aad | Q.3, 4, &  5aad | Q.6, 7, 8, 9, 10, 11, & 12aad

(PDF - waxaad u baahan tahay Acrobat  Read)
 
:::MAQAALKII CILMI:::
Dowladdii cidla joog, maxay curatoo dalka keentay?. WQ. A.D. Elmi.. Akhri
:::ASAD AADAN TURAABI:::
Haddii Banaanka laga helay, miyuusan u baahneyn gacan bini’aadannimo iyo Gargaar... AKHRI...
:::SOMALIDA KENYA & POOL:::

Soomaalida Deggan Nairobi Maxay Kala Kulmeen "Pool"

Waa "Quixtarka Kenya" Guji
:::DHACDO NAXDIN LEH:::
Cabdi Cali Siyaad “Argagixiso ayay igu tilmaameen, laakiin waxaan ogaaday in argagixisadu ay tahay  Dadkii falkaas ku kacay... Akhri...
:::SAFARKII MINNEAPOLIS:::
SOOMAALIDA MINNESOTA: Safarkii Ibraahim Saalax... Guji
:JAWAABO: HADALKII GEEDDI
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 |
::SH. MUXAMAD IDRIS::
SOOMAALIYA MAANTA IYO BERRII!
Ilaahay aan barino! WQ. Sh. Maxamed Idris
(XISBIGA) AAMUSANE GOORMUU AFKIISA FURI DOONAA!! :
SOCDAAL: 1 | 2 | 3 | 4 | 5
CALOOL XUMO: 1 | 2 | 3
MALAYSIA: 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 |Shukran dhamaantiin
:::SOOMAALIDA W/AMEERIKA::

Soomaalida W/Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"...Guji..

Qaybta: 1| 2 | 3 | 4 |
Daawo: video: Barnaamijkii NBC
:::TURXAAN BIXINTA AFKA::
Afka soomaaliga sidee looga dhawri karaa erayda doolka ah?.. Qore: C/fitaax Cabbaas (pdf)
:::MAQAALKII DIRIDHABA::
Cadde Muuse Ma Sidaasi Ayey Ka Ahayd? kol haddii dubbiyo waran duunkayga.. Guji..
:::MADHOODHOW::
Xaggee ayuu ku Dambeeyey Madhoodhow Sannadkii 2004 waxa uu ku Casheynjirey Ciidda, Haddase..
:::FAHAD & ISNIINTA:::
WAR WAX QOROW, ADIGU WAX MA'AKHRIDAA?: Maqaalkii Isniinta ee Fahad Yaasiin Guji...
:::CODSI GARGAAR:::
Labo bilood gudahood haddii uusan helin qalliin deg deg ah wuuxu.. Akhri...
:::UGAAS MAXAMEDWALI:::
Allow sahal Libaax seexday bay niman salaaxeene: Haddii aad noolaato maalinba maalinta ka dambeysa, waxaad la kulmeysaa ayaado waaweyn oo uu ku cimro qaato.. Guji...
::: AF-SOOMAALIGA :::
Magac & Muuqaal: Mayricidda Hab-dhigaalka Magac Soomaaliga!. Maqaalkii Anwar...
::: SUUQA BAKAARAHA :::

Us$100-kii = 1,370,000 Sh.So.
Qiimaha badeecada... Akhri..
::MUQDISHO, SOOMAALIYA::

Hay’adda Fatxa oo faahfaahin ka bixisay howlaha ay u qabato Bulshada Soomaaliyeed... Guji..
::XASKIISII AYAA GUBTEY::
Dhibaatooyinka ka dhalata biyaha kulul ee loo adeegsado ragga marka ay dumarku masayraan... Guji...
::ABAARAHA GOBOLKA GEDO::
Faalo: Abaaraha ka Aloosan Gobalka Gedo. Kaalinta Lama ilaabaanka ah ay Jaaliyadaha dibadda ka qateen Gurmadka Abaaraha: Qore C/risaq Jeesteeye
::XADAARADDA ISLAAMKA::
London oo lagu soo badhigay carwo soconeysa Maarso 8 ilaa June, carwadaas oo ku saabsan xadaaradda Islaamka iyo horumarkii ay adduunka kusoo kordhisey Guji..
Akhri Qormadii Jariidada Guardian
 
YASER ARAFAT
Taariikh Nololeedkii Yassir Arafat
Hoggaamiyihii reer Falastiin oo  ku geeriyoodey France, loona duuliyay Qahira, laguna aasi doono
Guji...
NELSON MANDELA
Taarikhda Neson Mandela
Madaxweynihii Madowga ahaa ee ugu horeeyeye ee K/Arika si xor ah u soo doortaan
Guji...
 WAQTIGA:::
Maalinta oo Lagu daro ama Laga dhimo Saacad Guji..
 

XAJKA CIIDDA IYO AXKAAMTEEDA | Xoday



KITAABKA XAJKA::: Akhri ama soo rogo kitaabka xajka iyo cumrada oo ka kooban 84 bog... | pdf (Waxaad u baahan tahay pdf reader..)
Xajka iyo Axkaamtiisa
Ma uso cotaa Xajka? marabtaa adoo diyaarsan oo bartay sida loo guto Xajka inaad tagto?, halkan ka dhagayso Muxaadaradan cusub ee kaa kaafin doonta Axkaamta Xajka iyo Cumrada insha alaah oo uu inoo soo diyaariyey Shiikh Cismaan Xaaji Maxamed
Dhegeyso
XAJJKA1aad | 2aad | 3aad | 4aad5aad6aad7aad  | Video Xajjka
:QORMADII MAX'ED XAAJI::
Maxaa ka jira in CIA-du Xamar ku Dishay Ganacsade iyaga u shaqeynayey? | Qore: Maxamed Xaaji... Guji
:::ABAARAHA SOOMAALIYA:::
Baaq Abaaraha Soomaaliya Heysta: Soomaalida Joogta Qurbaha, Soomaalida Gudaha Dalka joogta, & Dowlada Federaalka... Guji...
:BANNAANBAXII MINNEAPOLIS

Soomaalida Minnesota iyo muujinta jacaylka Nebi Muxamed NNKH... Guji
::CODSI GARGAAR DEGDEG AH::
Calasey “Ninkaygii oo Kawaanle ahaa baa sidaan ii galay oo aan ku waayey labadeydii Gacmood” Guji...
:::GABAYGA ABSHIR BACADLE::
Abwaan Abshir Nuur Faarax {Bacadle} ayaa Gabay iyo geeraar ka tiriyey Aflagadadii loo geystey Nebi Muxamad NNKH GUJI
:::TACSIDA GARAAD C/QANI:::
Maxamed "Abgaalow" oo Tacsi u diray eheladii Garaad Cabdi-qani Garaad Jaamac.. Guji
:::FAALLADII C/SHAKUUR::
Faallo Shirka Baydhabo Ninba Timo Xamar: Bishaaan 26-keeda waxaa la filayaa in magaalada Baydhabo ay... Akhri
:::MAQAALKII CABDI-MAHDI:::
Aqoonta iyo aqoon-yahanka: waxaan is hordhigeynaa su`aasha oranaysa,  waa kuma aqoonyahan?.. Akhri
:::MACHADKA GAROOWE:::

Booqashadii Kuliyada Waxbarshada Macalimiinta Garoowe & Isbitaalka Garowe Guji
:::DUGSIYADII MUQDISHO:::
Warbixin Dugsigii Hoose/Dhexe ee 1da Maajo ee magaalada Muqdisho... Qore: Jiisow... Guji..
:::MAMNUUCIDA QAADKA:::
Britain oo Mamnuucaysa Qaadka: Akhri Qaadka iyo London
:MAQAALKII CUSMAAN AXMED:
Khudbadii Ciida ee Cade Muuse oo ay u Riyaaqeen Shacabka reer Puntland... WQ. Cusmaan Axmed.. Guji
::KASHAWIITO & TALAADADA::
RIYADU MA RUNBAA?: Xiliftan  Siyaasadeed - Waa sheeko mala-awaal ah - Qaybtii 9aad ee Maqaalkii Kashawiito.. Guji
::COLUMBUS, OHIO::
Kumanaan Soomaali ah oo Bannaanbax ku Dhigay Columbus, Ohio. USA: Bannaanbaxa oo Soomaalidu ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dilkii... Guji
::GUURKA QURBAHA::

GUURKA SOOMAALIDA EE SHISHEEYAHA 
Cabdinaasir Farah Cilmi Shidde waa 26 jir. Wuxuu dalka Norwey yimid isagoo 13 jir ah..
Guji...

::JAAMACADA BARIGA AFRIKA:

Ardaydii ugu Horaysay oo ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Afrika oo la gudoonsiiyay Shahaadadii Guji
::TB-da & SOOMAALIYA:
Dr. Axmed Yuusuf Guuleed oo sheegay in Cudurka Qaaxadda uu si aad ah ugu fidayo Soomaaliya.. Guji
:::XABSIGA BOORAME::
Xabsiga Boorama  Iyo Maalmihii Xadhigayga| Gobolka Awdal - Qalinkii Wariye C/Raxman Mohamed Habane.. Guji
 

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.