SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2004» JAN  
Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

Hambalyada Bahda SomaliTalk ee Ciidul-Adxaa
2-million oo qof oo Gutey Xajka Sannadkan 1424 Guji

WAXYAABAHA SUNNADA AH MAALINTA "IIDA" [osmanB.]

Cabdullaahi Yuusuf oo Ku Gacan Sayray "Qodobo lasoo Hordhigay"
iyo Dawladaha Deriska la ah Soomaaliya oo ku herdamaya Soomaaliya.. Guji... Jan 31, 2004

Xarun Ka Hortagta Argagixisada oo Laga Furay Nairobi.
Warbixintii: Faysal Ciise Saleebaan... Guji.. 31/1

Wareysi: Eng. Abdirahman Omar Osman (Yarisow)

Maxkamadda Sare Ee Kanada oo Xukuntay
in Edbinta Caruurta Loo isticmali Karo Xoog Macquul ah Guji.. 30/1

Itoobiya oo la cadeeyay in ay ku jirto wadamada dadka xasuuqa: Wararkii Radio Xoiryo... Guji... 30/1

8-dii Hogaamiye ee Heshiiska Saxiixay oo la Hor Keeni doono  Madasha Shir Weynaha Nairobi
Si loogu Codeeyo ka dibna la ansixiyo qodobadii ay ku heshiiyeen maalmihii gooni u faqida... Guji... 30/1

Ogeysiis: Wargelin:- ku socota Ardayda Qaahira 30/1

Sideed Hogaamiye oo Saxiixdey Heshiiska Qodobada Lagu Dhisayo Dawlada iyo Barlamaan Soomaali
Maanta ka dib ayaa shirka waxaa uu geli doonaa wajiga Seddexaad ee Awood Qaybsiga Qabiilada Soomaalida waloow aan si rasmi ah wali loo xirin Wajiga Labaad... Guji... 29/1

Heshiis Colaad joojin ah oo markale ay saxiixeen hogaamiyayaasha soomaalida
Waxaa maanta aqalka madaxtooyada dalka kenya ka dhacday xaflad lagu saxiixay heshiis cusub oo colaad joojin ah Guji 29/1

Afhayeenka SRRC ee W/Ameerika oo Cambaarayn Kulul usoo Jeediyeye Riyaale iyo Geelle
waxana uu ugu baaqayaa in "Taliska Dahir Riyaale si shuruudla'aan ah in u sidayo Boqor Buurmadow"... Guji..

Maxaa Looga Xusaa Soomaaliya Maalinta Nabadda Adduunka?
Qof kasta oo ku nool dalka Maraykanka ama soo booqday ama asagoon iman waxbadan ka..
Faaladii Wardheere  29/1

Shirweynaha Caalamiga ee Xasuuqa Dadka Rayadka ah
Faalladii Ilyas Mohamud Hussein.. Guji... 29/1

Maxey ku doorteen Islaamka?
Qoraalka maanta: Fredrik Dahlberg.. Tarjumadii Ikraam Cali 26/1

Doorashooyin ku-sheeg Ogadenya Laga Sameeyay
Maalintii axadda ahayd ee taariikhdu ahayd 25/1/04, waxaa dalka Ogadenya laga hirgeliyay wax lagu tilmaamay Guji..

Fursaddani Yaanay Ku Dhaaafin [Carafada 1424]

Baaq sii deyn Boqor Cismaan Maxamuud Buur Madow
oo ay Xabsiga u taxaabeen Ciidamadda Booliska ee Somaliland, Baaqaas oo ka soo baxay Hay’adda SOFIHA ee Swedhishka ah ee ka shaqaysa Nabadda...
Guji 28/1

Waxbarashadda Puntland oo Meel Sare Gaartay
Tan iyo markii ay bur burtay dawladdi dhexe ee Somaliya 1991, waxa laga hirgeliyey Guji... 28/1

Shirweyne caalami ah oo loogaga hadlayo tacadiyada iyo dilalka aadanaha oo Sweden ka furmay
Warbixintii Ikraam Cali-kaar  Guji... 27/1

Cabdiqaasim Salaad Xasan oo laga soo weriyey in uu wufuud carbeed u sheegay in baarlamaanka Soomaaliya loo dhisidoono heshiiskiisa la kala saxiixan doono Arbacada... Dhegeyso VOA...

SRRCda oo Beeniyay in ay heshiiskii dhowaan ay ka laabanayaan
Iyo tuhun iyo kala shaki soo kala dhex galay hogaamiyaasha Soomaaliyeed ee jooga Kenya... Guji...

Dhambaal Kusocda Shirka Nairobi
Golaha wadatashiga Soomaaliyeed oo...Guji...

Xubno Soomaaliyeed oo ka Qayb Qaatay Maamuuskii Dr. Martin Luther King Jr
iyo Taariikh kooban ee halgamaagii dadka Madow ee Maraykanka... Akhri Warbixintii Maxamuud Wardheere... 26/1

Muuse Suudi Yalaxow iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Soo Gaarey Nairobi
Waxaa waftigaas ka mid ah Cusmaan Xasan Cali Caato, Maxamed Ibraahim Xaabsade, Isaaq biixi, iyo.. Guji 25/1

. KA FAAIIDAYSO MAALINTA CARAFO [Guji]

ISKU DIYAARINTA XAJKA
Guud ahaan sidee xajka loo gutaa.. Guji...

Xirida Wajiga 2-aad ee shirweynaha Wadahadalada Soomaalida oo dib loo dhigay
Sababtoo ah 
Madaxweyne Yuwero Musaveni oo sheegay in maalinta Isniinta ku aadan tahay sanad guurada Guji.. 24/1

. Fariin ku Socota Labada Caruus

Eritrea iyo Masar oo heshiis dhinaca saxafada ah kala saxeexday
ka akhri wararkii Radio Xoriyo Guji...

EEDAYNTA JABUUTI WAA NAF-LA-CAARI
Warsaxaafadeed kasoo baxay SPR | 23/01/2004
Jabuuti waxay muujisay rabitaan in la sameeyo dawlad Somaliyeed oo sharaf leh,hase ahaatee, Guji...

. MAXAAD KA TAQAAN BADDA...

Heshiis Buuxa oo Lagu Gaaray Shirkii Soomaalidda
Waxaa lagu guulaysaty in golaha samata bixinta ee Nairobi ku sugan ay qalinka ku duugaan hindisaha cusub ee IGAD ay soo gudbiyeen, kaas oo Guji... 23/1

SHAQAAQO KA ALOOSAN XUDDUUDDA SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA: maalintii siddeedaad ayaa waxaa uu dagaal culus kasocdaa deegaanka lagu magacaabo BUUR UKUR oo Guji 23/1

DOORASHADA XISBIGA DIMUQRAADIGA IYO OLOLAHA MUSHARAXIINTA [Faaladii Diridhaba]

SOMALIA: Maadooyinka iyo Manaahiijta Dugsiyada waxbarasahada ma noqon doonaan dugsiyo u gaar ah Muslimiinta: Waa dastuurka la isku raacay ee Dawlada Soomaaliya loogu dhisayo Nairobi ee loo bixin doono Jamhuuriyada dimoqoraadiga federaalka ku meel gaarka ee Soomaaliya Guji...

DAWLADDA MARAYKANKA OO DIGNIIN U DIRTAY DADKEEDA KU SUGAN JAMHUURIYADA JIBOUTI [Tarjuamdii Diridhaba]

Wararka Qowmiyadaha Qarnigan ku Hoos Nool Gumeysiga Itoobiya
Ka akhri wararka Radio Xoriyo... Guji... 21/1/2004

»Khudbadii Bush Maraykanka ujeediyey

HIRDANKA XISBIGA DIMUQRADIGA IYO GUUSHA OLOLAHA JOHN KERRY EE GOBOLKA IOWA [Faaladii Diridhaba]

Xirsi Cali oo Ka Tirsan Maamulka Dahabshiil oo
Beeniyey Waraysigii Sacad Jaamac ee
Guji 20/1

Shirkii Xisbiga UCID Ee Magaalada Leicester,UK
Shir si weyn loo soo abaabulay ayaa lagu qabtay shalay Magaalada Leicester ee dalkan Ingiriiska, Guji 20/1

BAAQ NABADEED: GOLAHA WADATASHIGA SOOMAALIYEED
Golaha wadatashiga Soomaaliyeed wuxuu ka digayaa weli xadgudubyada sii soconaya ee lagu hayo Guji 20/1

Jawaab: Dhamaadka Wakhtiga Aduunka
Waa jawaabtii qoraalkii Dr. Saciid... Guji20/1[C/Risaq Galkacyo]
» Dhamaadka Wakhtiga Aduunka(apocalypse). [Dr.Saciid]

NAIROBI: Hogaamiyayaasha Soomaaliyeed oo aan Weli Go'aan Gaarin
iyo Wasiirka arrimaha Dibada Dawlada kenya oo baaq nabadeed u jeediyey Somaliland iyo Puntland.. Guji 19/1

Nolosha ay ku Noolyihiin Ciraaqiyiinta Lahayb Sooco
Ciraaq oo waagii hore loo yaqaanay Mesobotamiya, waa hoygii xadaaradda quruumha koonka ku nool... Guji19/1


Maxaa ka Jira Qorsha Shirkadda Dahabshiil
Ka Hirgalinayso Wadankii  Oo Ah Barnaamij Loo Isticmaalayo Gaas-ta Naqas-ka ah gawaadhida & warshadaha?  Guji  19/1


Madaxweyne Bush oo si Taxadar leh u Bilaabay Xifdinta
qudbo sanadeedka laga rabo inuu congress-ka Maraykanka u jeediyo habeenka talaadada ee 20ka January
Guji... 18/1/4

»DIGNIIN: HALIS SOO FOOD-SAARTAY KA GANACSIGA INTERNETKA

Taariikhdii Imaamul Bukhaari
Dhalashadii Imaam Bukhaari, Barashadii sii Cilmiga  Xadiiska, Qofnimadiisii Imaamul Bukhaari, iyo... Guji.. [updated]

Ciidanka USA oo Tababar  u Furay Ciidanka Kenya
tababarkaas oo laga furay magaalada LAMU oo u dhow xuduuda Soomaaliya... Guji... 17/1/04

Ololahii dacwada oo Ku Baahay Muqdisho
ololahaas oo u jeedadiisu tahay in...
Guji... 17/1/4 

Dhakhaatiirta Isbitaalka SOMRUS oo
Daawooyin lacag la’aan ah ugu deeqay maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho…. Guji...

Muqdisho oo Naftu ku Soo Laabaneyso
Dagaaladii sokeeye ee soo foodsaaray Soomaaliya waxay burbur ba'an u geysteen dhammaan dhismihii dowladnimo iyo Guji...

Arday Soomaalida Ogadenya ah oo Lagu Xiray Jigjiga
Ardaydgaas oo Jaamcad ka dhiganayay Wadanka Suudaan ayaa ciidamada gumaysiga Itoobiya ku xidheen.. Guji...

Hogaamiyayaasha Madasha Shirka Nairobi oo Magacaabey Guddi
Guddigaas oo ka kooban saddex xubnood, waxa kale oo shirka ku cusub in... Guji... 16/1/04

»CABIDDA BUNKA & SAAMAYNTA AY KU LEEDAHAY CAAFIMAADKA

Shirka Somalida oo La Joojin Doono Dhawr Bilood Haddii Wax ka Soo Bixi Waayaan 10ka-Beri ee Gooni u Faqa
Hogaamiyayaasha Soomaalidana waxa lagu celin doonaa Soomaaliya haddii 10-beri ee gooni u baxa uu natiijo dhalin waayo sidaas waxaa tibaaxay...
 Guji... 15/1/04

Safarkii Cisbitaalka Boosaaso
ay ku tageen Dr. Caydaruus, Ciise Dhollowaa iyo waftigii kale ee la socdey oo... Guji... 15/1/04

MAXAA KA JIRA IN ISKUULKA ABLAAL EE MUQDISHO UU DIIDAY IN LAGU DHIGTO XIJAABKA
Waxaa SomaliTalk soo gaarey warar sheegaya in iskuulka Ablaal uu diidey xijaabka..
Warbixin: Dhibaatooyinka Manaahijta kala duwan ee Dugsiyada Xamar
Waraysi:
Maamulaha iskuulka iyo laba Gabdhood oo  dhigta dugsiga.

»Qisadii Nabi Yuusuf (CS)

»WARGEYSYADA ADDUUNKU MAXAY SOOMAALIDA KA QOREEN
Wararka ugu dambeeyey ee Joornaladu qoreen... Click

Kulankii wada tashiga ee Hogaamiyayaasha Soomaalida oo Markale dib loo dhigay.....
Waxaa maanta markale dib loo dhigay kulankii... Guji

Warbixin : Xawaaladaha Soomaaliyeed
Tan iyo markay burburtay Dowladdii dhexe ee Soomaaliya horaantii 1991, ayaa waxaa si taxadar leh dalka ugu Guji

Dagaal dhex maray ciidanka Xoreeynta Ogaadeenya iyo midka gumaysiga Itoobiya
Warbixintii Radio Xoriyo... Guji.. 13/1/4

Mashruuca indhaha ee ay Somaliya ka wado AlManhal
Mashruucaas oo dadka indhaha loogu fiiqayo
Guji 13/1/04

Fadliga Xajka Iyo Munaafacadkiisa  [Guji]

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo Warbixin kabixiyey Xaaladda Abaaraha ee Gobolka
kormeer u kuurgal iyo qiimayn ah ku saabsan degaammada Gobolka Sanaag ka koobmo... ka akhri halkan 13/1/04

C/Qaasim oo C/Lahi Yuusuf Kusoo Booqday Guriga uu Nairobi Ka Deggan Yahay
iyo Kenya oo hoggaamiyayaasha Soomaalida u sheegay in aysan wax war ah siin saxaafadda mudada uu... Guji...

»Afrika Ma Ilowedey Midka Qura ee Asaasayaasheeda Weli Ka Nool
waa Aaden Cabdull Cusmaan...

Telefeyshinka Sacuudi Careebiya oo
taariikhda markii ugu horeysay ay gabar weriye ah ka dhex muuqatay
Telefeyshinkaas oo markiisii hore looga bartay iney badi ka howl galaan ragg ayaa... Guji 12/1

Warbixin Ku Saabsan Somalida Gobolka Maine
Gobolka Maine oo ku yaala cirifka bari ee waddanka Mareykanka wuxuu kamid yahay... Guji... 12/1/04

Xaaladda Magaalada Laascaanood
Xaalada magaalada Laascaanood ayaa iyadu ah mid degan oo xasiloon, ka dib markii ay... Guji... 12/1/04

Erataria Oo ka Hadashay Shirka Soomaaalida
Ergayga dowladda Erataria wakiilka uga ah arrimaha dib u heshiisiinta Soomaalida Mr Yohaness Berhe ayaa Guji 12/1/04

Duqa Magaalada Hargeysa oo la kulmay Jaaliyada
Somaliland ee ku nool dalka Holland... Guji..

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland ayaa Sheegay
in Ciidamada Puntland ay ku Yeelan Doonaan awoodoodii ciidan Gobolka Sool... Guji... 11/1/04

Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka
iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Muqdisho Guji 10/1/4

Olole Dacwadeed oo ka Bilowday Muqdisho
Ujeeddooyinka Ololahaan waxaa ka mid ah: In la Dardargaliyo dacwada magaaladaan Muqdisho & agagaarkeeda, in Guji 10/1

WARBIXIN: SHIRKII 9/1/4 ee SOOMAALIDA LOOGU QABTAY NBI
. Itoobiya oo Aan Soo Xaadirin Shirkii 9/1/4
. Soomaalida oo is cafisey oo is gacan qaaday

. Kenya oo Soomaalida xusuusisay in ay shirka ka yihiin Caawine

. Talyaaniga oo Soomaalida la hadlay...
Dhammaan ka akhri halkan...

Abaaro Ba'an oo Kajira Dhulka Soomaalida ee Itoobiya Xooga Ku Haysato
Wariyaha Wakaaldda Wararka Ogadeniya u jooga magaalada Jigjiga yaa sheegaya inay abaar ba`ani ka jirto.. Guji 9/1/4

Qoysas-ka Somalida Canada Ee U Soo Guuray India
Maxaa u Sababa Soo Guuritaankoodda?.... Warbixin [Abdiaziz]

Kulanka Gooni u Baxa oo Qabsoomi Doona
wakiilka Dawlada Talyaaniyaha iyo Midawga Yurub ee shirka wadahadala Nabada Soomaalida ayaa... Guji 8/1/04

Nin Soomaali ah oo Lagu Diley Sweden
Cabdi Jaamac (Cabdi Tookiyo) ayaa u dhintay dhaawac ay u geysteen tuugo iyo nin kale ayaa isna lugu dhaawacay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden.. Guji 8/1/4

13. OO DOWLAD DUMIS AH IYO 13. OO DOWLAD LA’AAN AH
Faaladii Toddobaadka ee Fahad Yaasiin Xaaji Guji

»Sawiradii laga qaaday ee Kulankii Somaalida W/A: [Daawo]

SOMALILAND OO IS DANQAYSA BOOGTII GUDAHA IYO DIBADDA
Falanqayntii Xagar Yare ... Guji.. 8/1/04

»Mijailovic oo qirtay dilkii wasiiraddii arimaha dibada Sweden  

»USA:Yaad Dooran Doorashada Madaxtinimada Dalka Mareykanka

Wareysi:Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti
Waraysigan oo uu Qaaday Ridwaan Xaaji waxa uu u dhacay sidan... Guji... 7/1/04

SOMALILAND OO IS DANQAYSA BOOGTII GUDAHA IYO DIBADDA
Faaladii Xagar Yare: Lasoco berri insha Allah.....

»Socdaalkii Hadraawi ee Umeå, Sweden

Maleeshiyada Finish & Hiiraale oo Tacaddi Ku Haya Beelaha aan Hubaysnayn
Wararka ka imanaya Sh/Hoose iyo Jubboonka ayaa sheegay in maleeshiyada ka amarqaata Cumar-Finish iyo Barre.. Guji..

Kolonzo Misayoka:-Hogaamiyihii ka maqnaada kulanka 9-Janaayo waa Nabaddiid
Iyo Moorgan oo yiri: Soomaaliya ayaa Dawlad ku dhisan doonaa haddii la isku afgaran waayo shirka Kenya... Guji...

mplsKulan Shareedkii Kadhacay Minneapolis
USA: Bilowgii sannadkan ayaa waxaa magaalada Minneapolis ka dhacay arrin... Guji 4/1/04

somrusIsbitaal Cusub oo Laga Furay Muqdisho
Isbitaalkaas oo ay ka howl galaan dhaqaatiir Ruush ah ayna ka shaqeeyaan ilaa 100 qof.. Guji 4/1/04

Maxamed Dheere oo Kormeeray Gobolada Sh/Dhexe, Balcad mooye
Kormeerkaas oo lagu tilmaamay u kuurgal sida ay suurtagal ku.. Guji

minneapolisGogol Fariisigii ugu Horreeyey ee Dhex Maray Beelahii la Hayb Sooci Jirey iyo Leelkase:
C/Raxman "Abu Turaabi" ayaa caawa ka run sheegay ballan Qaadkiisii, waxaana laga guddoomey gabdhihii uu.... Guji 3/1/04

Waa Maxay Cudurka "Mad Cow"
Cudurkaas oo hadda soo gaarey Maraykanka.. Guji

2003 IYO KAALINTA HAWEENKII KA QAYB QAATAY SHIRKA KENYA
Nairobi:
Warbixintii Canab Mumtaz... Guji Jan 2, 2004

Ogaysiis: Shir Muhiim ah oo ay Qabanayaan Ardayda Somalida Atlanta
Maxay Diintu kaqabtaa Feestada Gaalada oo Lagaqayb Qaato [Ufayn]

BAYAAN: Kasoo Baxay Beelaha La Hayb Sooco
oo ku socda Boqorada, Suldaanada, Ugaasyada, Garaadyada,. Guji

Madaxweynaha JWXO oo la kulmay wasaaradda arrimaha dibada ee Norway
iyo
Burco oo dad u dhashay Ogaadeenya lagu xidh xidhay Guji 2/1/04

.GABAR YAR OO AAN KAADIDA CESHAN KARAYN
.WIIL YAR OO AAN WELIGIIS SAXAROON

WARARKA KALE EE DECEMBER.. GUJI 2003

.. 


Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.