TAHNIYAD MEHER: IBRAAHIM SHIRE MAX’ED iyo DEEQA CALI YUUSUF
ASSalamu calaykum waraxmatulaahi wabarakatuhu
marka hore wa salamantihin webka sharafta iyo xushmada leh ee somaliyeed,sida ad
shacabka ugu hagarbaxaysan,
Hanbalyada Waxa diraya dadka kala ah
Aabe Shire maxamed saciid
Hooyo Xaaliyo ismacil c/kariim
Aabe cali yusuf muse
Hooyo Ardo dacar warsame
Saciid shire max’ed iyo xaaskisa
Axmed shire max’ed
c/casiis shire max’ed
warsan shire max’ed
ladan shire max’ed
c/laahi shire max’ed
younis cali yusuf
c/laahi cali yusuf
max’ud cali yusuf
raage cali yusuf
Aamina cali yusuf
Warsame max’ed sacid
Karuuro max’ed sacid
Nadiifo max’ed saciid
Cali sacid saalax iyo xaaskisa
Axmed saciid salax
c/weli salad cali hogato
maxud salad cali hogato
farxiyo salad cali
Caduur max’ed muuse
Max’ed axmed cartan iyo xaaskisa
Max’e d xusen cali hogato
Baari adan cali
c/salaam axmed max’ed
Nabadon saciid xusen cali
Nabadon muse xaaji farax
Samadon qurxan dad cali hogato
Eng: c/qadir caser saciid
Saciid c/laahi yusuf
Laylo nuur max’ed
Zam Zam sacid max’ed
Ayaan max’ed ismaciil
c/tabarak max’ed ismaciil
saciid max’ed ismacil
Dadkaan oo kala joga U S A ,U k, Africa, emaradka waxay hambalyo iyo bogaadin
hawada umarinayaan Arooska iyo aroosda boqorka iyo boqorada,farta iyo
faraantiga,dhalada iyo kaasedka.Mudane, IBRAAHIM SHIRE MAX’ED iyo murwo DEEQA
CALI YUUSUF oo meherkoodu kadhacay Magalada Nairobi dalka Kenya xaafada Isliii
14-march 2009 waxan leenahay Noqda kuwii iskuwaara ubad khayr qaba kala helaa
wiil iyo caano gabar iyo caano waxana codsanayna in aad u shidaan Hestii,xasan
adan samatar ee “ anagu dajiyay is helnee rabbow isku kaayadaaa “
by: A/weli Salad Ali
mobil No: 002590-797878
Puntland somali
bosaso city
hormuud@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | March
16, 2009 |