SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Wasiirka Jaaliyadaha Qurba Jooga oo Lagu soo Dhaweeyey Minnesota

Sawirada soo dhaweynta wasiirka Halkan ka daawo

Mudane Kaptan Duuliye sare Bayloodkii Somali Airline ahna Wasiirka Jaaliyadaha Dowladda Federalkaa
Mudane C/laahi Ahmed Abdulle ayaa lagu soo dhaweeyey Gobalka Minnesota Xafladaas ayaa waxaa ka soo qayb galay Dadweyno aad u fara badan

Waxaana ka hadlay Aqoonyahano Odayaal dhaqameed iyo Culumo Awdiin Dad kii halkaas ka hadlay ayaa waxa aka mid ah Kaptan Ibrahim Abuukar oo asna ahaa Duuliyaashii Somali Airline halkan ka dhagayso  iyo Wasiirka Khudbadiisii ka dhagayso halkan mp3 .


Kaptan ibrahim abukar

waxaa kaloo ka hadlay Imaamka Masaajidka Abubakar Sadiiq

Sh Abdirahman Sh Cumar halkan ka dhagayso.mp3

Waxaa kaloo ka hadlay wasiir ka mid ahaa wasiiradii Dowladda Federalkaa C/casiis Sh Yusuf halkan ka dhagayso.


Yasin yabarag Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland iyo wasiirka.

waxaa kaloo ka hadlay President Of Somali Puntalnd Women Marwo Hodan Aadan  halkan ka dhagayso.mp3  

Waraysi Hishiiska Badda ku saabsan Halkan ka dhagayso

 

Sawirada soo dhaweynta wasiirka Halkan ka daawo

Ustaad Abdiwali Bashir (Dalboon)
cdalboon@hotmail.com
Minneapolis, Minnesota

Faafin: SomaliTalk.com | April 19, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: