Gurmad
Degdeg ah: Ka Qayb qaadasho sidii loo soo deyn lahaa 3da Soomaalida ee ku xiran
Thailand...
- Sidee uga qayb qaadan kartaa soo deynta 3da
Soomaalida ah ee ku xiran Thailand..? In aad email u dirtid emailada hoose
adigoo si xushmad leh u weydiisanaya in la sii daayo saddexda Soomaalida
ah...
Sida in badan oo Soomaali ah ay la socdaan,
waxaan bishii Maarso 2005 xeebaha Soomaaliya laga qafaashay saddex nin Soomaali
ah oo ahaa ilaaladda xeebaha Soomaaliya, waxaana la geeyey dalka Thailand oo ay
ku xiran yihiin.
Haddaba arrinta 3-da Soomaaliyeed ee ku xiran
Thailand si aysan u noqon kuwo la iska ilaawey, loona muujiyo in shacabka
Soomaaliyeed ay aad uga xun yihiin xabsig aay ku jiraan, ayaan halkan waxaan qof
kasta oo Soomaaliyeed loogu soo gudbinayaa qoraal ay tahay in uu usii tebiyo
Boqorka iyo Ra'iisul wasaaraha Boqortooyada Thailand, Qaar kamid ah safaaradaha
Thailand iyo DFKMG & DGPL, qoraalkaas tebintiisu si ay idiinku hawl fududaato
waxaa lagu qoray 'word' (.doc) , waxaana laguna tarjumey luqadda Ingririisiga.
Qoraalka iyo emailada lagu hagaajinayo hoos
ayaad ka heleysaa, marka aad direysidna, fadlan haka ilaawin cinwaanka (Subject)
ee emailka, kuna qor erayo muujinaya ragga xiran, sida "Somali Cost Guard
Detained in Thailand " , iwm.
Emailada lagu hagaajinayo waa: (Emailadaas
waxaa leh madaxda Thailand, sida ra'iisul wasaaraha, wasiirka arrimaha dibada,
iwm, iyo madaxda Soomaaliya, sida Ra'iisul wasaaraha iyo MDGPL...)
webmaster@thaigov.go.th, prforeign@prd.go.th, webmaster@prd.go.th,
ojawebmaster@moj.go.th, metro@police.go.th, feedback@police.go.th,
kwang_bang@hotmail.com, info@thaiembassy.se, thaiduto@btinternet.com,
thaioslo@online.no,thainbi@form-net.com, thai.em.rome@wind.it,
thaiembhsk@mfa.go, thaipar@mfa.go, thai-dk@inet.uni2, thaun@undp.org,
admin@thaiconsulate.org, premiersom@wananchi.com, plspresidency@hotmail.com
|
Qoraalka la dirayo
kala soo bax halkan.. (.DOC) - [Haddii qoraalkaasi
kuu furmi waayo waxaad nuqul ama koobi ka samaysan kartaa qoraalka ku qoran
dhanka hoose ee boggan.]
Qaabka ugu fudud ee qoraaalka emailka loogu
lifaaqi karo waa:
1. Soo diyaarso emailkaaga, sida Hotmail,
Yahoo, iwm. Markaas qaybta "Subject" ku qor:
Somali Cost Guard Detained in Thailand
2. Qoraalka kala soo
bax halkan.. (.DOC) - Ku xafid meel kamid ah computerkaaga, kaddib meelaha
ka bannan qoraalka ee loogu talagay magaca, ku qor magacaaga, markaas safid
markale (Save).
3. Qoraalkii aad magacaaga ku qortay ee aad
xafiday, ku lifaaq emailka (Attachment).
4. Isla qoraalkii koobi ka samee, koobigaas ku
shub emailka meesha lagu qoro qoraalada la dirayo (Copy & Paste) - {Faa'iidada
ku jirt ain la isku daro qoraalka oo ah Attachment iyo qoraal caadi ah oo
emailka lagu dhex shubo waa in haddii Attachment furmi weydo markaas la arko
qoraalka caadiga ah}.
5. Markaas Emailada loo dirayo qoraalka ee kor
ku qoran, koobi ka samee, koobigaas ku shub meesha lagu qoro emailada dadka loo
dirayo qoraalada (Copy & Paste)
6. Marka aad hubsatid in arrintu si wanaagsan
isuguduba ridantahay, dir emailka.
NB: Haddii qoraalka ah nooca "word" ee ku jira
halkan.. (.DOC) uu kuu furmi waayo, waakan hoos ku
qoran qoraal u dhigma ee koobi ka samayso.
TO: KING BHUMIBOL ADULYADEJ, King of Thailand
TO: THAKSIN SHINAWATRA, Royal Thai Prime Minister
CC: Dr. Kantathi Suphamongkhon, Thailand Minister of Foreign Affairs
CC: Ministry of Justice, Thailand
CC: Bangkok Metro Police, Thailand
CC: Bangkwang Prison, Thailand
CC: Royal Thai Embassies in: Australia, Denmark, Finland, France, Italy,
Kenya, Norway, Sweden, UK, USA
CC: Prof. Ali Mohamed Gedi, Somali Prime Minister
CC: Gen. Mohamud Muse Hersi, Puntland State President
Date: April 23, 2006
Subject: Somali Cost Guard Detained in Thailand
I, ________________________________, Somali
Citizen, am very concern about the situation of three Somali citizens
who are in Thailand’s prison. The detainees are Somali Coast Guard
Police and are taken from Somali waters on March 2005 and now being
detained in Bangkok, Thailand.
The names of the three Somali servicemen detained
in Thailand are:
1) Mr. Yusuf Aden Seed, 37, (Thai # 48-501-01541)
2) Mr. Mohamud Abdullahi Jama, 23, (Thai # 48-501-01540)
3) Mr. Hussen Abdullahi Aden, 22, (Thai # 48-501-01539)
I, as a Somali citizen, consider Thailand as a
friendly country which has strong commercial relationship with Somalia.
I would like to see this relationship blossom. And in order to preserve
the good relationship between the two countries and their people, I
would like, as a citizen of Somalia, to kindly request the government of
Thailand to release the three Somali nationals and ensure their safe
return to their home country, Somalia.
Hope you will consider this as a humanitarian
matter, and release the three Somali citizens, and that will be highly
appreciated.
Sincerely;
_____________________________
|
Sidee uga qayb qaadan kartaa soo deynta 3da Soomaalida
ah ee ku xiran Thailand..? In aad email u dirtid emailada sare adigoo si xushmad
leh u weydiisanaya in la sii daayo saddexda Soomaalida ah...
Xaaladda wiilasha ku xiran Thailand, waxaa
lagala xiriiri karaa
Xasan Cubeed Aadan (Seed)
Nabbadon@hotmail.com
Tel. 45-20456217
Denmark
Faafin: SomaliTalk.com | April 22, 2006
Xabsiga oo Markale lagu
soo Booqday Wiilasha ku Xiran Bangkok....
|