SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - DENMARK
March 29, 125

Ogeysiis!!!!

Denmark: Bannaanbax looga soo horjeedo Go'aankii UN-ta ee lagu Qaaday cunaqabataynta hubka ee saarnayd Soomaaliya

Waxaa lagu war galinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan Denmark gaar ahaanna magaalada Kobenhavn iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qaybgalaan mudaaharaad ka dhici doona magaalada Kobenhavn, maalinta Axadda ah Tar. 17/12-06 Radhusplads-ka hortiisa, saacdda. fr 12.00 ilaa 16.00

Kasoo qayb wanaagsan.

Abdulkarim H. Salad
abduulkaariim@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 14, 2006

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 

Copyright © 1999-125 SomaliTalk.com All rights Reserved.



HTML CD