Baaritaan ku saabsan Faraxumaynta iyo Xabsiga loo Gaystay Samsam iyo
Dilkii loo gaystay Marxuum Cabaas
»Hargeysa:
faraxumayntii loo geystey Samsam Axmed Ducaale
»Mugadisho:
Dilkii loo geystey Marxuum Cabaas Cabdi Cali
ka akhri halkan... Guji...
zamzam(abtiyoow)
Gabaygan waxaa tiriyay abawaanka dada yar
abwaan Jamac Maxamuud Maxamed(Joobane) isagoo aad iyo aad uga tiiraan
yoonaya falalka xun xun ee lagula kacay inanata yar ee somaliyeed oo
biri magaydada ah, oo mustaqbalkeedii iyo ayaheedii loogu tuntay,, runtii
waa arin uu kagil gisho qofkasta oo ku abtirsada somalinimada iyo
islamkaba ,waana in uu kadhiidhiyo waxyaalahan kadhankaa binu
aadninimada iyo dhaqankeenii suubanaa ee soojireenka ahaa,waxaa taa ka siidaran
dadka waaweeny oo dad,dhan iyo shacab mas uul ka ah, oo la maqsuuday
walina kalmad ka oran,falkaas isaga ah,laguna eedayo in ay iyagu hormuud
uyihiin,, wax waliba wax bay kadaran yahiin balse taa waxaa ka siidaran
inanta abtigeed oon wali talaba gadin hadalana ka oran arintaa, isagoo
ah mas'uul katirsan maamulka falka gaystay............. abwaan ku
wuxuu yiri:
Gabay
SAMSAM MAXAA LOO
SILCIYAY !?
I. Hassan (khaliil)
khaliilha484@hotmail.com
| Oct 22, 2004
Ilaalinta cadaaladda iyo dhawrista sharafta iyo
xuquuqda bai’aadanimo ee qofku waa aasaaska nolosha mujtmacyada, waxaanay ka
mid yihiin xilalka ugu waaweyn ee dawladi dhabarka u ridato.
Hadaba waxaa ayaan darro ah in dad magac dawladeed ku
socdaa ay ku kacaan tacadiyo dhan ka ah xuquuqda iyo sharafta qof aan waxba
galabsan..
Waxaan shaki lahayn in qof kasta oo maqla sheekada iyo
waxyaabaha naxdinta leh ee lagula kacay gabadha 17 jir ah ee Samsam Axmed
Ducaale uu aad uga xumaanayo haddii ay in uun ku dambayso damiir iyo garasho
dadnimo.
»»QORAALKA
OO DHAMAYSTIRAN... GUJI
Hargaysa iyo Xabsigii abuu qurayb maxaa ka
dhexeeya
Naasir hassan
Naasir56@hotmail.com | Oct 22,
2004
Sida an la wada socon markii la qabsay ciraaq waxaa ciidamadii ku soo
duulay ciraaq ay bilabee in ay bahdilaan, quursi, xaqiraad kula kaceen
dadkiii ay madie u isticmaalyeen in ay xoraynayaa taas oo ka soo shaac
baxday ilahay daaha ka rogay waxashanimadii ay kula keceen dadkiin maskiinta
ahaa ee muslimka ahaa oo ay ugu yimaadeen dhulkooda.
Sida uu qofkasta u famahay dhacadii lagula kacay dadkaas waxaan anigu u
fahmahayaa in ay tahay xadaarad cusub oo reer galbeeed laguna soo kordhiyay
calamaka loona isticmaalyo muslimiinta taas oo marka hore loogu yeerayo
argagixiso kadibna lagu sharciyaysanayo in sidii la rabao laga yeelayo taas
oo ah in qofkii la rabo la dili karo la qaadanayo hantidoo haweeka
ismaalkana sidii la rabo laga yeelayo.
»»QORAALKA
OO DHAMAYSTIRAN... GUJI
MAALMULKA HARGAYSA, BBC LAANTEEDA AFKA-SOOMAALIGA OO
ISKU BAHAYSTAY XADGUDUBKA XAQUUQDA MUWAADINKA SOOMAALIYEED
Faysal Siciid Warsame
Email:
Daljir_7@hotmail.com
|
Oct 21, 2004
Akhristoow Maaha maqaalkaygani mid aan si gaar ah ugu
durayo, BBC iyo qaabka ay u shaqaynayso, balse waa mid ay kasbatay BBC iyo
shaqaalaheeduba in aan wax ka qorno.
Ka gadaal markaan akhriyay Maqaalo lagu soo qoray
Shabakadaha wararka qaarkood oo ku saabsan qadiyadda ZAMZAM AXMED DUCAALE,
oo ah Gabadh Soomaaliyeed 18 Jir ah, ayay igu dhalatay inaan ku taageero
qalinka bal in uu codkaygu taageero u noqdo Dhibanahaas.
»»QORAALKA
OO DHAYSTIRAN... GUJI
Kulaabo bogga
www.SomaliTalk.com
|