Hargaysa
iyo Xabsigii abuu qurayb maxaa ka dhexeeya
Naasir hassan
Naasir56@hotmail.com
Sida an la wada socon
markii la qabsay ciraaq waxaa ciidamadii ku soo duulay
ciraaq ay bilabee in ay bahdilaan, quursi, xaqiraad kula
kaceen dadkiii ay madie u isticmaalyeen in ay xoraynayaa
taas oo ka soo shaac baxday ilahay daaha ka rogay
waxashanimadii ay kula keceen dadkiin maskiinta ahaa ee
muslimka ahaa oo ay ugu yimaadeen dhulkooda.
Sida uu qofkasta u famahay
dhacadii lagula kacay dadkaas waxaan anigu u fahmahayaa in
ay tahay xadaarad cusub oo reer galbeeed laguna soo
kordhiyay calamaka loona isticmaalyo muslimiinta taas oo
marka hore loogu yeerayo argagixiso kadibna lagu
sharciyaysanayo in sidii la rabao laga yeelayo taas oo ah in
qofkii la rabo la dili karo la qaadanayo hantidoo haweeka
ismaalkana sidii la rabo laga yeelayo.
Hadii aan u soo noqdo
ujeedada qoralkaan waxaa dhawan taan laga soo qoray hargaysa
oo ku saabsan gabadh yar oo haboow ah taas oo raadinaysay
abtigee oo ah dadka durbaanka beenta ah ee gooni u goosiga
somaliland luugu tumay waqooyi galbeed ee somaliya taaas oo
ku soo hormartay madaxwayna ku xigeen sheega ee cabsida iyo
nacaybku ay daashatay in lagula kacay sharcigi ay dajisteen
dadkaan ilbaxnimada waalan lasoo caashaa baxay waxaa moodaa
in ay caalamaka u qaybiyeen sidii loo fulin lahaa qorshaas
aan ka soo hadlay inkatoo calaamaka islaamka laga fulyo
qayb ka mid ah sida dilka, xadhiga iyo hadatida oo la dhaco,
halka hargaysa ay ka fulinayso dhamaan sida kufsigii,
jirdilkii iyo intii kale oo uu faraya sharcigii la amray
calaamaka waxaase anigu la yaabay waxa ay u wada fulinayaa
maamul ku sheeg hargaysa:
- Ma waxay ka wadaa
reer galbeed ha idin nognaalden oo ku soo jiita.
- Ma waxay ka wadaan
wadadii gooni u goosiga aya hada hesheen
- Ma waxaay ka wadaan
reer galbeedka waxay ka faaiidaan ha ka qadinan
- Ma waxay ka wadaan
somalida ehelka ah ayay idin ku soo qaldamin
- Ma
waxaay ka wadaan anagaa ha dadka islaamka ah oo sidiina
oo kale wax u fulin kara ee na soo eega
Waxaase
waxa la layaabo ah in gabadh 18 jira, cabsi in taa la eg
inta laga muucjiyo in sidaas loo la dhaqmo. Waxaase moodaa
in sawirana la ga qaaday markiin la fara xumaynaya gabadha
si loogu leho abaalmarin ilaa waxaa wax loo fuliyay sidii ay
gaaladu wax uga fulinayeene xabsigii caaan baxay ee abu
quraby kaas oo aha kufsig, jirdil iyo sawiradii lagu
mujinayay in ay hawshii u socoto sidii meesha loo tagay in
ay ahay sidaas. Marka Waaa yaabe maxaa ka dhexeeya hargaysa
iyo xabsigii abu qurayb waxaa la orankaraa waxaa ka dhexeeye
waa wareeegtadii laga soo saaray pentigoonka maraykanka ayaa
soo wada gaaratay labada meeladood.
Naasir hassan
Naasir56@hotmail.com