SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - PAKISTAN
 
Daabaco Boggan | Print

Puntland Peace and Life Association (PUNLASS)Iyo Puntland Student Union (PSU) oo shir uga Furmay Magalada Karachi ee dalka Pakistan. 

Waxaa si rasmi ah uga furamay Mantay oo tariikhdu Ku adantahay  Axad 24/10/04 shir Balaaran oo uga furamay Labada Urur ee keliya ka jira Uguna waaweeyn Dalka Pakistan. Shirweeynahan oo lagu mideeynayo Ururada Puntland Organization kuwaasoo ka jira Dalal Badan iyo Dalka guduhiisaba. 

Labadan Urur oo ah kuwo  ka howlgala meelo badan oo ka mid ah calmka iyo dalka gudihiisaba ayaa si aad ah uga muuqday Geyiga Puntland ee Somaliyeed, kulankii mantay ay  yeesheen PSU and PUNLASS ayaa ka dhacay Xafiiska Ururka Puntland Peace and Life Association ee magalada Karachi. 

Kulankaas mantay ayaa ahaa mid mudadanba la sugayey waxaana halaas ka soo qayb galay 4 masuul oo ka socda PSU oo uu horkacayo Mr. Hassan Jama Muuse oo ah Gudomiyahaga Kowaad ee Ururka Puntland Student Union, dhanka kale Urur Goboleedka Puntland Peace and Life Association oo marti loo ahaa ayaa xubno gaar ah uga qaybgaleen kulankaasi mantay. 

Shirkan uga Furamay Ururadan Puntland  ayaa ah kulankii ugu horeyey ee ay yeeshaan  Ururada ka jira Dalka Pakistan iyada oo ay ahad mantay wadahadalkii kowaad soo dhoweeyn iyo martiqaad ay fidiyeen Urur Goboleedka Puntland Peace and Life Association PUNLASS. 

Waxaa Furay kulankii mantay Gudomiyaha PUNLASS  Eng. Mubbarak Ibrahim Said oo si gar ah mahad balaaran ugu soo jediyey Xubanaha Sare ee ka socda PSU kadibana ku soo dhoweyey  Gudomiyaha PSU  Mr. Hassan Jama Muuse , Halkaasi oo uu sidoo kale Mr Hassan uga  mahad celiyey Sida Qiimaha Badan ee loo soo dhoweyey ayna ahayd mideey filayeen 

Sidoo kale  waxaa isaganu Saxafada la hadalay  Afhayeenka PUNLASS Mr Mire Ahmed Aw Ali  oo  sheegay inuu kulankii manay uu biloow u yahay kulamo badan oo dhexmari doona Labada Urur, ayana kaga hadli doonaan Mideeynta iyo isku xirka Ururada Puntland  malmahan fooda ina ku soo haya , wuxuu intaasi hadalka ku daray  in ay Labada  Urur isla soo qadi donaa sidii loo sameeyn lahaa is kaashi  Safaro ah Wadamo badan oo ay waydiisan doonaan Deeq waxbarsho (Scholarship) oo ay u radiyaan aradayda Puntland ee somaliyeed iyada oo ay bahi waxbarsho ka jirto dalka gudihiisa ayna tahay inaan isu xilsaaro madama ay waxbarshadu tahay Shay muhiim ah oo horumar u horseeda umada sidaas waxaa Yiri Mr Mire Ahmed . 

Ugudanbeyntii ayaa manta shirkii la soo gaba gabeeyey iyada oo ay ahayd kulankii kowaad ee ay yeeshaan Uruada PSU iyo PUNLASS, iyada oo ay mantay ay halkaasi ka dhacaday xafadal si aad ah loo soo maamuusay 

Isku soo duuboo Kulamadan ayaa socondoona Malamahan Fooda ina ku soo haya iyada oo la rajeeynayo in ay ka soo baxaan waxaaylo la taban karo oo Miro dhel leh 

ABDINASIR MOHAMOUD

PUNLASS INFORMATION DIRECTOR

Karachi Pakistan

punlass@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 24, 2004

»SAMSAM AXMED DUCAALE vs HARGEYSA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
DIBLUMAASI SOOMAALIYEED: AYNU TAAGEERO LA GARAB IS TAAGNO DOWLADDA CUSUB
Maxammedyerow Abuukar oo qunsul ka noqday dalka UAE ayaa.. Guji
Xaflad lagu soo Dhawaynayey Dawlada Cusub ee Soomaaliya
iyo dareenka jaaliyada Som. Denmark Guji...
Ururka SIMA oo Dhambaal u Diray Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaliga ee Soomaaliya
MUSTAQBALKA SUGAYA MADAXWEYNE CABDILAAHI YUSUF AXMED Faalladii Yusuf Shabac.. Guji...
Free Awdal Forum oo Dhambaal u Diray Madaxweynaha
"Hadaan nahay reer Awdal waan ogsoonahay in koox yari afduubtay waqooyi iyagoo ku majaro habaabiyay"... Guji...
Somali Concern Group (SCG) waxey soo dhoweyneysaa dhameystirka shirka Somalida oo muddo  labo sano ah ka socday waddanka Kenya iyo doorashadii bisha 10 keedii lagu doortay madaxweynaha.. Guji...
AFRIKA OO AQOONSATAY NATIIJADII KASOO BAXDAY SHIRKII SOOMALAIDA
Iyo Madaxweynaha DFKMG oo ka qaybgalay kulankii u horeeyeye ee caalami ah... Guji...
Guddoomiyaha ururka DDP: Taageero madaxweynaha:  Wixii talo ah ee aad u baahatidna diyaar ayaan kuula nahay. Waana kuu ducaynaynaa.. Guji...
101_0172Xaflad Lagu Soo dhawaynayo Dowladda cusub ee Somalia oo Ka Dhacday Pakistan
Waxaa kasoo qayb galay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Islamabad iyo Guji

Soomaalida Toronto ee Taageertay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Xaflad dabaal Deg iyo Hambalyo ah oo ay dhigeen Soomalida Melbourne
»Waxaana xafladaas ka soo qayb galay Jaaliyadda Som..
»Xaflad lagu soo dhoweynayo Dawlada oo lagu qabtay MPLS
»Soomaaliyeed Sweden oo soo dhaweeyay dawladda cusub.
 Dhammaan ka akhri halkan... Guji..

bosasoSidii Boosaaso Looga Soo Dhoweeyey Doorashadii Madaxweynaha DFKMG
Iyo madaxweyne Kuxigeenkii oo PL oo lagu wareejiyey Xilka MDGPL...
Guji...

Codka Muslimiinta US ayaa u Batay Dhanka Kerry
Qormadii Xasan Jaamici...
Guji...
USA: Maroodiga (R) oo la filayo inuu dameerka (D) si xun ugu durduriyo: Wardheere
Ma Hungowday Himiladii Hargaysa?
Faalladii Asad Cadaani Ibraahim... Guji..
Somaliland Dal Dhisan iyo Dad Jihaysan
Faalladii
(diridhaba)... Guji..

 



HTML CD