CIBRA QAADASHO: Akhri
Qoraalka Sawirka hoostiisa ah Ilaahay wuxuu Kitaabkiisa
noogu sheegay aayad ka hadlaysa maydkii fircoon, in loo dib
dhigay cibra qaadasho iyo ku waantoobid. Aayaadda micnaheeda
oo af-soomaali ah waa sidan: "Maanta waxaan uga soo saari
doonnaa jirkaaga (mootan) debedda badda si aad ugu noqoto
calaamo kuwa imaanaya dabadaa! Xaqiiqdiina, in badan oo ku
jira dadka waa ka dhoohan yihiin Aayaadkayaga (xujooyinka,
caddeymaha, qodobada, casharrada, calaamooyinka, waxyiga iwm.)"
Suuradda
Yuunus; Aayadda 92-aad.
|
Alle ha
naga dhigo kuwii ku waantooba
aayadaha Rabi S.W.
[C/fataax Maxamed Cabdulle, Ottawa, On. Canada]
Email:
abdulfatah@yahoo.com
|
ALLAH AYAA XAQIIQADA OG, CADAYNA WAXAA KUFILAN
KITAABKA QUAANKA
###
FAAFIN: SOMALITALK.COM | March 26, 2002 |