SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SAXAABADA

Qore: Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
SomaliTalk.com | Odense| Denmark


SU'AALO CILMIYEED


 

JACFAR BIN ABII DHAALIB: INTEE NOLOSHEEDA KATAQAAN?
Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg.
TALO: Su'aalaha waa
28aad  ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahani kayimaadeen. Su'aalihiina waa kuwan:

1. Jacfar Bin Abii Dhaalib wuxuu u hijroodey.
Koonfur Afrika
Geeska Afrika
Galbedka Afrika
Dhulka Shaam

2. Aayadihii saameeyay boqorka Najaashi waxay kujirtaa suuradda
Kahf
Yasiin
Maryama
Al cimraan

3. Saxaabigii Jacfar Bin Abii Dhaalib waxa uu geeska Afrika ku sugnaa muddo dhan
soddon Sanno
Labaatan sanno
Toban sanno
shan iyo toban sanno

4. Dagaalkii uu ku shahiidey Jacfar waxaa la oran jirey
Dagaalkii Beder
Dagaalkii Uxud
Dagaalkii Muta
Dagaalkii Shaam

5. Markii la soo sheegay geerida jacfar Nebigu SCW wuxuu joogey
Magaallada Daif
Buurta Carafat
Magaallada Makka
Magaallada Madiina

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Casharka 28 ka akhri halkan.... . Su'aalihii saxaabigii horena ka akhri casharka 27aad.

###

Qore: Ibraahim Saalax Aaden
Email:
ibra88@hotmail.com
SomaliTalk | Odense | Denmark

CASHARKA HORE

CASHARKA XIGA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
March 14, 125
0. Hordhaca Casharada...
1. Cabdullahi Binu Xudaafa
2. Abul-Caas Binu Rabiic
3. Ummu Salama
4. Cabdullaahi Binu Cabbaas
5. Cumeyr Binu Wahab
6. Cabdiraxman Binu Cawf
7. Dhufayl Binu Camr
8. Xudeyfa Binu Al-Yamaan
9. C/lahi Ibnu Ummi Maktum
10. Saciid Binu Caamir
11. Caddiyyu Ibnu Xaatim
12. Majsaata Ibnu Thawr
13. Salmaan Al-Faarisi
14. Asmaa Bintu Abii-Bakar
15. C/lahi Binu Mascuud
16. ABuu Ayuub Al-Ansaari
17. Abuu Hureyra Al-Dowsi
18. Dalxata Binu Cubeydillahi
19. C/lahi Binu Jaxshi
20. Al-Baraa Binu Maalik
21. Thumaama Binu Uthaal
22. Abuu Cubeyda Al-Jarraax
23. ABuu Dar Al Qhifaari
24. Al-Rabiic Binu Ziyaad
25. Uzaama Binu Zeyd
26. Zeyd Binu Xaaritha
27. Ummu Xabiiba
28. Jacfar Bin Abii Dhaalib

00. Mahadnaq: Akhristaasha


Copyright © 1999-125 SomaliTalk.com All rights Reserved.

HTML CD