SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SAXAABADA

Qore: Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
SomaliTalk.com | Odense| Denmark


SU'AALO CILMIYEED


Ummu Xabiiba: INTEE NOLOSHEEDA KATAQAAN?
Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg.
TALO: Su'aalaha waa
27aad  ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahani kayimaadeen. Su'aalihiina waa kuwan:

1. Sheeg ninkii ugu horeeyay ee guursaday Ummu Xabiiba?.
Cabdullaahi Binu Cowf
Cubeydillaahi Binu Jaxsh
Abudar Al Qifaari
C/lahi Binu Mascuud

2.Guurkii Ummu Xabiiba iyo Rasuulka (scw) halkuu ka dhacay??
Bariga Dhexe
Geeska Afrika
Afrikada galbeed
Afrikada Koonfureed

3. Yey Ummu Xabiiba u wakiilatay walaayadeeda?
Khaalid Binu cubeyd
Khaalid Binu Muqiira
Khaalid Binu Saciid Bin Al-Caas
Khaalid Binu cusmaan

4. Imisuu gaarayay meherkii Ummu Xabiiba?
500 dirham oo dahab ah
400 dirham oo dahab ah
600 dirham oo dahab ah
700 dirham oo dahab ah

5. Sannadkee geeriyootay Ummu Xabiiba?
48 hijriga
47 hijriga
45 hijriga
44 hijriga

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Casharka 27 ka akhri halkan.... . Su'aalihii saxaabigii horena ka akhri casharka 26aad.

###

Qore: Ibraahim Saalax Aaden
Email:
ibra88@hotmail.com
SomaliTalk | Odense | Denmark

CASHARKA HORE

CASHARKA XIGA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
March 14, 125
0. Hordhaca Casharada...
1. Cabdullahi Binu Xudaafa
2. Abul-Caas Binu Rabiic
3. Ummu Salama
4. Cabdullaahi Binu Cabbaas
5. Cumeyr Binu Wahab
6. Cabdiraxman Binu Cawf
7. Dhufayl Binu Camr
8. Xudeyfa Binu Al-Yamaan
9. C/lahi Ibnu Ummi Maktum
10. Saciid Binu Caamir
11. Caddiyyu Ibnu Xaatim
12. Majsaata Ibnu Thawr
13. Salmaan Al-Faarisi
14. Asmaa Bintu Abii-Bakar
15. C/lahi Binu Mascuud
16. ABuu Ayuub Al-Ansaari
17. Abuu Hureyra Al-Dowsi
18. Dalxata Binu Cubeydillahi
19. C/lahi Binu Jaxshi
20. Al-Baraa Binu Maalik
21. Thumaama Binu Uthaal
22. Abuu Cubeyda Al-Jarraax
23. ABuu Dar Al Qhifaari
24. Al-Rabiic Binu Ziyaad
25. Uzaama Binu Zeyd
26. Zeyd Binu Xaaritha
27. Ummu Xabiiba
28. Jacfar Bin Abii Dhaalib

00. Mahadnaq: Akhristaasha


Copyright © 1999-125 SomaliTalk.com All rights Reserved.

HTML CD