::Muqus-maasuqa Baahey ee Puntland::
Cilmibaaris ay dhallinayada
Gobolka Bari sameeyeen bishii Oktoober 2005 ayey ku sheegeen
musuqmaasuq baahey ee ka jira Gobolka Bari intii ay jirtey
xukuumada hadda ka talisa Puntland ee uu Madaxweynaha ka
yahay Cadde Muuse. Waxaa xilligaas la
diiwaan geliyey jagooyinka lagu tilmaamay in lagu bixiyey
hab aan miisaanayn marka la eego u sinnaanta maamulka
Gobolka Bari... (Arrinta daraasadda lagu sameeyey waa
Gobolka Bari oo quran).
Jagooyinkasi waa kuwan:::::(Waxaa arrintan la baahiyey
01/10/2005)
-
Wasiirka Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga.
-
Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Wershadaha.
- La
taliyaha Madaxwaynaha Arrimaha Amniga iyo Siyaasada
-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Maamul goboleedka Puntland
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.
-
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo Xog. Golaha
wasiirada
- Ag.
Guud ee wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyaynta
- Ag.
Guud ee wasaarada Dekedaha iyo Kalluumaysiga
- Ag.
Guud ee wasaarada Shaqada Shaqaalaha iyo Isboortiga
- Ag.
Guud Wasaarada Warfaafinta Isgaarsiinta , Dhaq. Iyo
Dalxiiska
- Ag.
Guud Madaxbannaan Tacliinta Sare
- Ag.
Guud Madaxbannaan La dagaalanka Argagixisada
- Ag.
Guud Madaxbannaan Hay’ada Baasawayn
- Ag.
Guud Maamulka Booliska Puntland
- Ag,
waaxeed Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka
Caalamiga
- Ag.
Waaxeed maamulka Hay’ada Baasawayn
- Ag.
Waaxeed Nadaafada Wasaarada Dekedaha iyo Kal.
- Ag.
Waaxeed Wax dhoofinta Wasaarada Dekedaha iyo Kal.
- Ag.
Waaxeed Wasaarada Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada
- Ag.
Waaxeed Horumarinta Wershadaha, Wasaarada Ganacsiga iyo
War.
- Ag.
Waaxeed Deeqaha Wasaarada Dowladaha Hoose
- Ag.
Waaxeed maamulka Wasaarada Dowladah Hoose
- Ag.
Waaxeed Dhulka, Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyaynta
- Ag.
Waaxeed Qorshaynta Wasaarada Howlaha Guud iyo Gur.
- Ag.
Waaxeed Waaxda laanta Duulista.
- Ag.
Waaxeed Maamulka Wasaarada Maaliyada
-
Maamulaha Xafiiska Fiisha Baraa
-
Maamulaha Canshuuraha Gobolka Bari
-
Maamulaha Kastamka
Bosaso
-
Maamulaha Isbitaalka Guud ee Boosaaso
-
Maamulaha Wershada Xooga Korontada Bosaso
-
Maamulaha Dalada Xabkaha, Faleenka iyo Fooxa
-
Isuduwaha G. Bari Wasaarada Ganacsiga iyo Wershadaha.
-
Isuduwaha G. Bari Wasaarada Xannaanada Xoolaha
-
Isuduwaha G. Bari Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyaynta
-
Gudoomiyaha Maxkamada Derajada 1-aad Gobolka Bari
- Xeer
Ilaaliyaha Gobolka Bari
-
Taliyaha Saldhiga Garoonka Boosaaso
-
Taliyaha Saldhiga Dhexe Bosaso
-
Taliyaha Ciidanka Taraafikada Puntland
-
Taliyaha Hay’ada sirdoonka Puntland
“CID”
-
Taliyaha Ilaalinta Canshuuraha Turubataariyo
-
Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Puntland
-
Taliyaha Canshuuraha Gobolka Bari
-
Taliyaha Qaybta Gobolka Karkaar
-
Taliyaha Ciidanka Degmada B. Bayla
-
Taliyaha Ciidanka Degmada Xaafuun
-
Taliyaha Ciidanka Degmada Iskushuban
-
Talilyaha Ciidanka Maxkamadaha G. Bari
-
Taliye Xigeenka Ciidanka Daraawiishta untland
-
Xisaabiyaha Dowlada Hoose Bosaso
- Ku
Xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Puntland
-
Xisaabiyaha Guud ee Xafiiska Fiisha
Baraa
-
Xisaabiyaha Hay’ada Nesha
-
Xisaabiyaha Rugta
Ganacsiga
-
Xisaabiyaha Garoonka Bosaaso
-
Xisaabiyaha Guud ee Gobolka Karkaar
-
Gudoomiyaha Gobolka Karkaar
-
Gudoomiyaha Degmada Bosaso
-
Gudoomiyaha Degmada Qardho
-
Gudoomiyaha Degmada Iskushuban
-
Gudoomiyaha Degmada Bender Baayla
-
Gudoomiyaha Degmada Xaafuun
Qoraalkaas waxaan ka soo
xiganey qormo ay qoreen "Dhalinyarada Gobolka Bari" markey
tariikhdu ahayd 01/10/2005. Xilli markaas ku dhowna waxa ay
soo saareen baaqa hoose:
Carruurta Puntland, oo qashinka cunto ka dhex raadsanaya.
Caruurta oo Qashinka ka doonanaysa waxay Cunaan, Booasaaso,
Soomaaliya
....Xeebtii ayaa u muuqata, haddii malaha loo samayn lahaa
laash ama huuri ama sixiimad loogu kalluumeeyo!!!!!!
|