Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey
Maxkamad Islaami ah
waxayna ugu baaqeen ummadda ku dhaqan gobolada Puntland in ay
sidaas oo kale qaataan shareecadda Islaamka.
Anagoo ah beesha Muuse Saleeban (Ugaar-saleeban) markaan aragnay:
- in ummadda
Soomaaliyeed oo uu daashaday dhagaal sokeeye muddo kabadan lix iyo toban sano,
burburkaas oo soomaali oo dhammi ka wada war qabto wixii kala gaarey
sababta ay isu dilayeen ay ahayd beel-beel
- meelaha hada ay ka jiraan
maamuladu waa maamul beeleedyo aan dan u hayn ummadda soomaaliyeed
Sidaa
darteed waxa ay ummadda soomaaliyeed uga bixikartaa dhibaatada ay kujiirto
maantay in waa ay qaadato kitaabka Ilaahey (SWC) uu soo dejiyey Islaamka in ay
isku xakumaan sidaa owgeed waxaan qaadaney isku xukunka kitaabka (maxakiimta
Islaamiga ah waxaan ugu baaqeynaa ummadda ku dhaqan gobolada Puntland in ay
sidaas oo kale qaataan shareecadda Islaamka.
Waxaa saxiixay isimo, nabaddoono, aqoonyahanno, saraakiil iyo ganaacsato iyo
dhamaan bulsha weynta beesha guddiigii saxiixay waa kuwan magacyadoodi.
1- Suldaan Muuse Faarax
Muuse
2- Nabaddoon Bile Colow Faaxiye
3- Nabaddoon Xaaji Xassan gadac
4- Nabadoon Saciid Cumar Dhagaweyne
5-Nabadoon Cabdisamad Xaaji Faarax
6- Nabadoon Axmad Muhammad Cumar
7- Nabadoon Cismaciil Axmad Faarax
8- Nabadoon Muhammad Adan Ciise
9- Shiekh Cumar Muxammad Samatar
10- Sheikh Cismaan Sheikh Saciid Cismaan
11- Shiekh Cabdirasheed Muxamad Cumar
12- Sheikh Cabdi Saciid Cismaan
13- Gashaanle Cabdullahi Axmad Guure
14- Adan Cali Yuusuf
15- Guurey dibuusocod
16- Cumar Axmad Saalax
17- Muxamad Saalax Muxamuud
18- Col. Muuse Axmad Saalax
19- Dr. Saciid Muxamad Muxamuud
20- Cali Saciid Muxamuud
21- Dr. Cali Cabdi Axmad
22- Cabdulqaadir Axmad Saalax
23- Muxamad Cabdicasiis Ducaale
24- Cabdi Muxammad Maxamuud
25- Saciid Cali Jaamac
Faahfaahin kala xiriir:
Cabdul axmed |
kotmo3@hotmail.co.uk
Faafin: SomaliTalk.com |
Nov 14, 2006
Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka reer
Puntland ee Minnesota
Baaqan waxa uu DGPL ugu yeeray in
ay hirgeliso kudhaqanka shareecada Islaamka iyo in
ay...
Guji... Nov
13
Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo &
Minneapolis
culuma’awdiin,
aqoonyahano, waxgarad, Nabadoono, Ganacsato iyo
Dhalinyaro reer Leelkase ah oo ku sugan..
Guji...
Digniin ku socota madaxda PL oo ka
soobaxday Agaasimaha Mashaariicda Tamarta Bosaso..
Muxamed
Axmed Xaashi (Al-Qaadiri) ayaa ka digey in..
Guji...
|