Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Naxariis iyo Nabad galyo Nabi Mohamed Korkiisa ha ahaato
Intaas ka Dib
Waa Kuma Shiikh Hassan Daahir Aways !!!
Sh Hassan waa nin culumaa in badan kama aqaani laakiin waxaan ka
maqlay Media ama idaacadaha caalamka Shiikh Hassan waxuu jiraa 60
sano waxuu ka mid ahaan jiray ciidamdii xoogga Dalka somaliyeed
waxuu ka qayb galay dagaal kii qaboobaa ee 1977 Kaas oo u dhaxeeyey
Dowladdii Somalia iyo ethobia Waa nin jecel isku xukun ka kitaab ka
allah waana nin salafiya
Sh Hassan iyo urur kii Al itixaad
Waxaa sanadii 1984 la dhisay al itixada kaas oo markii danbe
1995 Loo Bixiyey Al Ictisaam Waxuu ururkaas qabtay Wax aanan umadda
somaliyeed loo qaban tan iyo intii ay xornimada ay qaateen Wax
yaalihii ay wadeen waxaa ka mid ahaa Barashada diinta akhlaakhda
Wanaagsan ku dhaqan ka diinta iyo hanaan ka toosan
Waxay ka soo bilaamatay dacwadoodu masaajidda ilaa ay socotay
jaamacada Umadda ee Muqdisho Taas oo markii danbe wasiirkii arimaha
diinta uu ciidan u soo diray goob ay wax Ku akhrin jireen culumada
oo dhalin yaro aad u badan imaan jireen oo Jaamacada ummada ka mida
ciidamo ayaa waxaa u soo diray Mohamed Guuleed oo ahaa wasiirka
arimaha diinta ayaa Rasaas ku furay goobtii ay wax ku akhrin
jireen waxaana la xir xiray culumo Badan oo ay ka mid yihiin
Xassan Daahir Aways
- Cabdulqaadir Nuur Faarax
- Cabudlaahi Cali Xaashi
- Abshir Nuur Faarax
- Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil
Cabdicaziiz Faarax
Walow markii danbe lagu soo daayey xariir dhex maray siyaad barre
iyo boqor fahad ka Sacuudiga
Waxay Gooba badan oo Somalia ka mida ka samaysteen meelo lagu
magacaabo Mucaskaraad
Taas oo ay iskugu keeneen hal xero askar ka badan lix kun ku waas oo
Caqiido iyo mabda isku keentay
Waxay xeryo ka dhigteen Muqdisho Marko qoryoolay kismaayo
laascaanood dhooblay laas qoray
Iyo Meelo kale hadii aad u baahan tahay macluumaad ku saabsan al
itixixaad waxaad ka heli
Kartaa Shabakada Caalamigaa ee cilmi baarista samaysa
www.somalitalk.com waxaana qoray Fahad Yassin Xaaji Daahir
http://www.somalitalk.com/baaris/ halkaan ku dhufo
Sh Hassan iyo Somalida
Waxaa la yiri Doqontu waxay leedahay 12 indhood 11 ka mida waxay ku
fiirisaa walaal keed Haddii aad tagto goobaha shaaha lagu cabo
waxaad arkaysaa nin ku leh islaam ayaan ahay Hadaba somalida inta
badan waxba ma akhriyaan Hadii ay akhriyaana mindhaa ma fahmaan
waayo bal iska daa Dowladaha muslim ka ah kuwa Gaaladaa ayaa ka
markhaati kacay 6 dii bilood ee xukunka allah hir Galay bal xaqiiqo
ayaan kuu Soo sawirayaa nin kaan ma taqaan Louis Michel waxuu ka
markhaati kacay in
Ay wanaag iyo amni soo celiyeen
walina afkiisa lagama hayo wax yaalaha
Somali badan ku sheekaysato hadaba xaal ku waxuu noqonayaa Sidii
wiilka Geel Jirahaa sheegay somalida geelaydaa Markii wiil geela
aanan raacin wax Gal gacalana aanan u haynin yimaado Xerada asaga
oo caano doon ah Ayaa kii geela raaci jiray oo ku tiir iyo tacab
beelay markuu arko Hees ku qaadaa helayaa Nina Dhalashuu kuugu
Dhiidhiyey Nina Dhuunii kuugu Soo dhacay Somalia Nina Dhalashuu ugu
dhiidhiyey nina dhuunuu ugu soo dhacay Hooyo Somaliyeed oo Kitaab
ka allah ku soo Bar baartay Dastuurna uu u ahaa oo sharaxaysa sida
laga rabo somalida halkaan ka daawo Hooyo Aabiyo Abdi oo la ooyeysa
somalida dhibka haysta
http://www.youtube.com/watch?v=yXj0Faxx4Gw
Waxaan is leeyahay umadda allah nin ka ku xiraya kitaab kiisana
Dastuur oga Dhigaya ayaa talada haya dhalashada somalinimo iyo
wadaniyadna ku jirtaa Waxaase xaal ku yahay ayaad moodaa mar hadii
dowladii socon la dahay in ay guushu wali jirto xagga dad ka xaq
doonka ah Waxaana kuu soo baxaysa oraah Oranaysa Sh Xassan Xamar
Nin Xaq doon Yiri iyo Xariif mooyee Nin Xabashi Keenay Ku saab waa
Haddii aysan saas ahayna waa noqonaysaa sida saa santu ku socoto
Ustaad Abdiwali Bashir Mr Dalboon North America Minnesota abdiwali@myway.com
cdalboon@hotmail.com