somalitalk.com

.Home | Somali | Forum | Search | Feedback | News
.
London Somali Community
London, Ontario, Canada

Add your web site to our growing data bank. Simply click here and fill the form.
London, Ontario waa magaalo kutaal dalka Kanada. Waxayna dhanka Koonfureed kaxigtaa Toronto qiyaastii 200 km.

Waxaa magaaladaas ku taal jaamacad ka mida kuwa ugu horreeya Kanada oo mageceeda layiraahdo University of Western Ontario. Soomaali kaax ah ayaana dhigata jaamacaddaad.

Laba masaajid oo waaweyn ayaa kuyaala magaalada. Islaam badan ayaana deggan magaalada, oo xataa waxaa lagu qiyaasay in Jaamacadda aan kor kusoo xusnay ay dhigtaan qiyaastii 2000 (laba kun) oo arday Islaam ah, oo ka kala yimid geesaha Kanada iyo adduunkaba.

Soomaalida deggan London, Ontario aad uma badna, laakiin waa dad aad u nidaamsan marka ay noqoto habka waxbarashada carruuntooda. Waxaana waxyaabo badan u sahley magaalada oo meel aad u deggan ah iyo iyadoo dadkeeduna ay aad u qiimeeyaan waxbarshada.


Haddii ay jiraan arrin aad usoo tebineysid Soomaalida deggan London, Ontario, iyo guud ahaan Soomaalidu meel kasta oo ay joogaan, waxaad kusoo diri kartaa adigoo soo buuxinaya bogga jawaab-celinta
Allah Is Great
.


Top | Home | Somali | Forum | Search | Contact Us | Feedback