SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MOOSHINO

Mooshin ka dhan ah xukuumadda Cumar C/rashiid iyo Jawaabtiisii

Baarlamaanka DFKMG ayaa Arbacadii Sept 15, 2010 waxaa loo qaybiyey Mooshin ka dhan ah xukuumadda Cumar C/rashiid oo ay ku saxiixan yihiin 111 xildhibaan. Mooshinkaas iyo jawaabtii uu Cumar C/rashiid ka bixiyey hoos ka akhri.

AKHRI: Yaa Baxaya, Yaase Joogaya? Sh. Shariif Sh. Axmed, Mise Cumar Cabdirashiid?

Faafin: SomaliTalk.com | Sept 2010

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet