SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS

Minneapolis: Mutamarkii 10aad ee Waqooyiga Ameerika oo la qabanayo June 18, 19 iyo 20, 2010

Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center
iyo Iimaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika
Waxay idiin soo bandhigayaan Mutamarkii 10aad
Qofkuu Illahay Khayr la doono, Diinta ayuu fahansiiyaa

Taariikh: June 18ka, 19ka, & 20ka, 2010 - Jimce, Sabti iyo Axad 

Waqtiga: 11:00am ilaa 11:00pm

Goobta: Minneapolis Convention Center 1301 2nd Ave. S. Mpls, MN 55403
(Eeg Khariidadda /  MAP)

Waxaa Farxad u ah Xarunta Abuubakar As-Saddique Islamic Center inay idiin soo gudbiso Mu'tamarkii 10-aad ee sanadlaha ahaa. Abuubakar wuxuu idinku bishaaraynayaa sanadkan in Mu'tamarka labalaariyey,laguna daray qaybto siyaado ah, 1-Qaybta Soomaaliga oo usii kala bixi doonta ilaa sadex qaybood, waxaa kabixi doona Muxaadaraad iyo duruus isku marbaxaya. Sanadkan Mu'tamarku wuxuu xooga saari doonaa FIQIGA, sida; Fiqul Cibaaddaad, fiqu Siyaasah Ash-Sharciyah iyo fiqul mucaamalaad. Iyo qaybta English-ka oo loo diyaariyey Qaaco qaada 2000 oo qof ayna ka bixi doonaan ilaa 40 muxaadaraad iyo Barnaamijyo isugu jira. Iyo Qaybta caribiga oo loogu tala galay sanadkan inay ka faa'iidaystaan Culumada iyo dulaabul-cilmiga, Qaaacadaasna waxaa kabixi doona Duruus ay soo jeedinayaa Culimo waawayn sida Fadiilatu Dr.Shiikh Salah Al-sawi. (Culimada ka hadli doona hoos ka akhri)

Mu'tamarka Sanadkan maadaama uu yahay kii 10-aad waxaa lagu soo kor dhiyey Barnaamijo xiiso leh, sida aad ka arkaysid Flayerka, fadlan ku darso qorshahaaga, maalmaha Jimcaha, Sabtida iyo Axada ee Bisha June 18,19,20- 2010.

Faah Faahin intaa dheer booqo www.abuubakar.org ama soo wac 612-871-8600

Jizaakumulaahu khayran

Xarunta Abuubakar

Abubakar As-Saddique Islamic Center
&
North American Council of Somali Imams
Present the 10th Annual Convention

من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين))

Who ever Allah wants good for, He gives him understanding of the deen (Islam).
Qofkuu Illahay Khayr la doono, Diinta ayuu fahansiiyaa

Date and Days: June 18th, 19th, & 20th, 2010 - Friday, Saturday and Sunday 

Time: From 11:00am to 11:00pm

Location: Minneapolis Convention Center 1301 2nd Ave. S. Mpls, MN 55403

SOMALI SPEAKERS:

  1. Sh. Abdirahman Sh. Omar  (Abubakar Islamic Center, MN)
  2. Sh. Mohamed Kariye     (Masjid As-Saber, OR) 
  3. Sh. Abdullahi Ibrahim            (Abubakar Islamic Center, MN)
  4. Sh. Abdirisaq Hashi             (Abubakar Islamic  Center, MN)  
  5. Sh. Ahmed Nur     (Masjid Abubakar, WA)
  6. Sh. Adan Abdullahi      (Masjid Ibnu Taymiyah, OH) 
  7. Sh. Abdirisaq Abshir   (Masjid Al-Rowda,  MN)
  8. Sh. Mohamed Mursal   (Masjid Al-Ihsan, MN)
  9. Sh. Abdirahman Haguf          (Masjid Khalid Binu Walid, MN)
  10. Sh. C/kiin Xasan Xuseen (Saudi Arabia )
  11. Sh. Mukhtar Muuse Xuseen (Masjid Ibnu Taymiyah, OH)

    Iyo Culimo kale oo wadanka dibadiisa nooga imaandoonta hadii Alle idmo

ENGLISH SPEAKERS:

  1. Sh. Mohamed Kariye   (Masjid As-Saber, OR)
  2. Sh. Muthir Sabree         ( Columbia, SC)
  3. Sh. Mohamed ElShinawy   (New York , NY)
  4. Sh. Yusha Evans     (Jacksonville, FL)
  5. Sh. Mohamed Suusi     (Masjid Dar Al-Farooq, MN)
  6. Sh. Jamal Bin Amir             ( Masjid Al-Huda, MN)
  7. Sh. Abdirashid Abdi    (Abubakar As-Saddique Islamic Center, MN)

ARABIC SPEAKERS: 

  1. Dr. Sheikh Salah Al-Sawi (President of Sharia Academy  Austin, TX
  2. Dr. Sheikh Walid Idris Al-Meneese   (Masjid Dar Al-Farooq, MN)
  3. Dr. Sheikh Farok Assamarai               (Masjid Al Huda, MN)

(Elected officials, law enforcement representatives, and community leaders will also speak at this event)

  • Games, Fun, Programs, and many more available at Day Care throughout the Convention
  • Qur’an Recitation
  • Youth Programs
  • Introducing Islam To non-Muslims
  • Family, Marriage, education and business counseling
  • Parenting class(how to raise Muslim children’s in the western society)
  • AAIC Documentary
  • And much more!!!

    For More Info: Abuubakar.org or call @ 612-871-8600

 

Faafin: SomaliTalk.com | May 20, 2010

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: