Tacsi iyo Duco: Marxuum Walaal Maxamed Cabdi Barre
Innaa Lillaahi waa innaa Illaahi raajucuun waxaan halkaan tacsi
tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan reer Barre anagoo uga tacsiyaynayna
geeridii naxdinta lahayd ee ku timid alla h u naxariistee Marxuum
Maxamed Cabdi Barre waxaan allaah uga baryaynaa Maxamed inuu janadiisa
fardawsa ka waraabiyo, qoyskiisa, eheladiisa iyo asxaabtiisina ka
samirsiiyo aamiin aamiin aamiin.
Waxaa tacsidaan soo dirayo:- Reer Cabdiraxmaan Gayre iyo Qoysaskooda oo
kala jooga dalka iyo dibaddiisa gaarahaan: Cabdulqadir Cabdiraxman Gayre
(USA), Cabdirazaq Cabdiraxman Gayre (USA), Cabdirashiid Cabdiraxmaan
Gayre (USA), Cabdikariim Cabdiraxmaan Gayre (USA), Cabdisalaam
Cabdiraxmaan Gayre (USA), Cabdixakiim Cabdiraxmaan Gayre (USA), Ciise
Cabdiraxmaan Gayre (USA), Cabdishakuur Cabdiraxmaan Gayre (USA),
Cabdalle Geyre Cabdikariim (USA), Dahir Cabdalla Gayre (USA), Cabdinasir
Gayre (USA), iyo dhammaan reer Gayre ee kala jooga Somalia, Europe,
Kenya, Canada iyo Australia.