Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda ARDAYDA Somalida EE KA
WAXBARTO JAAMACADA OSMANIA UNIVERSITY hyderabad!! INDIA
Jaamacaddu waxay dhamaan ardayda ku wargalineysaa in la qaban
doona xaflad loogu tala galay ardayda shisheeyo ee dhigato
jaamacadda Osmania university xafladaan oo ah sanadguuradi 2baad
ee loo qabta ardayda shisheeyo.
Waxaa dhamman Soomaalida ku nool magaalada Hyderabad , gaar
ahaan ku wa dhigto jaamacadda Osmania university la ogeysiinayaa
in 12 -13ka January 2009 laqaban doona xaflad loogu talagalay
ardayda shisheeyo ee dhigato jaamacadaas dhamaan waxaa laga
codsanayaa in ay ka qeyb qataan kana soo qeybgalaan ayna
dhowraan waqtiga iyo balanta.
Xafladaan waxaa marti noogu ah madax sare oo ka tirsan dowlada
india iyo ha’yadaha waxbarashada ee wadanka .
Ka soo qeybgalkiina waa muhiim arday kasto oo dhigto jaamacadda.
Waxaa laga codsanayaa ardayda in ay horay usoo qaataan ID
cardrada.
Goobta: Togare Auditorium,
Behind UFRO OFFICE AND LAND ESCAPE GARDEN.
Goorta: 12th -13th of January 2009 9:30 am
Wixii Faah-faahin intaa dheer.
booqo boga jaamacada www.osmania.ac.in
Eng: Mohamud Mohamed Farah
Farah22_iway@yahoo.com
