Waa Kuma Muxiyadiin Cali Yuusuf oo u Taagan Hogaanka Puntland
Taariikhda Musharaxa Prof. Muhyadin Ali Yusuf ee Puntland
- Ku dhashay Beyra, Gaalkacyo, March 1959
- Ku soo koray yaraantiisii Gaalkacyo iyo Boocame.
- Dugsi Hoose Gaalkacyo 1970
- Fasal 5aad ilaa 8aad Dugsiga Dhexe komershaale Xamar1975
- Ka qayb galay Ololaha Horumarinta Reer Miyiga 1974-75
- 1976 ka qalin jabiyay tababarka Macamlimiinta Xalane
- 1976-1979 macalin iyo maamule ku xigeen Dugige Dhexe Raage Ugaas, Xamar
- January 1982 ka soo qalin jabiyay Lafoole
- January-July 1982 Macalin Dugsiga sare Benadir.
- Sep.1982-July 1984 Maamule Dugsiga sare ee Bartamaha Xamar.
- Sep.1984-July 1986 Maamule Dug. Sare Cusmaan Geedi Raage.
- Sep.1986-July 1987 Maamule Dug.Sare Xamar.
- Sep.1987-88 Maamule Dugsiga sare Wadajir
- 1986-1990 Macalin Jaamcadda Lafoole
- 1991-1997 Lataliye waxbarasho Somalida ee Toronto iyo ganacsade.
- 1997-1999 ka qalin jabiyay Humber College, Toronto(English academics and
Computer programming)
- 1999-2001 Tababare waxbrashada iyo Computerada.Columbus, Ohio
- 2001-2003 Macalin iyo La taliyaha arrimaha Soomaalida iyo adeegyada dawladda
Minnesota
- 2002 Shahaadada sare Education, Hamline University, St. paul
- 2003 Master of Education, University of Minnesota
- PhD Candiate Bircham International Univrsity, Idaho USA
Puntland
- 2004 Maareeye Guud, shirkadda Hilaac Real Estate company
- 2005 Wuxuu asaasay Kulliyadda waxnarashada ee Jaamacadda bariga Afrika
- 2005 wuxuu wax ka dejiyay manhajka waxarashada Jaamacadaha Afrika, Nairobi
- 2006 wuxuu wax ka dejiyay manhajka waxbarashada macalimiinta Puntland
- 2006 Wuxuu diyaariyay siyaasadda waxbarashada macalimiinta ee dawladda Puntland
oo baarlamaanka laga ansixiyay
- 2006 wuxuu ka qayb galay ansixinitii sharciga teknolijiyada cusub ee Somalia
Nairobi
- 2006 wuxuu ka qayb galay diyaarintii waxbarashada aqoondirsiga iyo onlineka
Somalia oo lagu qabtay Kenya, Tanzania iyo South Afrika
- 2006 Wuxuu asaasay xiriirka ururka tacliinta sare ee Puntland oo uu guddoomiye
ka yahay (Puntland Tertiary education Commission)
- 2006 Wuxuu wax ka asaasay Bosaso College of Computer Engineering and training.
- 2007 wuxuu ka mid noqday aqoonyahanadii Djibouti ku asaasay ururka aqoonyahanada
Geeska Afrika,
- 2007 Wuxuu la taliye ka ahaa eraybixinta eryada Sayniska ah ee maadooyinka
dugsiyada lagu barto.
- 2007 wuxuu diyaariyay siyaasadda qorshaha horumarinta waxbarashada haweenka
Puntland
- Wuxuu xubin ka yahay ururka qorayaasha Soomaaliyeed.
- Wuxuuna qoray buugaag iyo maqaalo ay ka mid yihiin
Buugaag
- 1. Labadii dagaal weyne ee dunida
- 2. Difficulties facing Somali students in America
- 3. Understanding of Somali Diaspora
- 4. Habka koriimada wanaagsan ee ilmaha
Maqaalo
- Parenting in America
- Somali students in America
- Children of bilingual education.
- Philosophy and modern educatio
- African view toward history subjects
Waxaa diyaariyey: Qoobay, Garoowe
Faafin: SomaliTalk.com | Jan 5, 2009
C/Laahi
Yuusuf oo Is Casilay Isniin Dec 29, 2008
Madaxweyanaha DFKMG ayaa ku dhawaaqay in uu iska casiley xilka DFKMG
Akhri Warka oo dhan...
|