SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - TACSI

Tacsi: Jaamac Muumin Cabdale oo ku Geeriyoodey Boosaaso

Inaa Lillaah wa inaa elehi raajicuun

Anagoo ah jaallidda beesha Jambeel(Cabdi Koombe) ee ku nool Qurbaha (Yurub iyo Ameerika iyo Dubai) waxaan halkan tacsi ugu direeynaa ehelladii iyo qaraabadii marxuum Jaamac Muumin Cabdale uu ka geeriyooday wuxuuna Maanta oo taariikhda islaamku ahayd 7muxaram 1430 kugeeriyooday magaalada Boosaso tariikhda gaaladuna ahayd 03.01.2008

Marxuum Jaamac Muumin Cabdale wuxuu ahaa Nabadoon caan ka ah puntland

Waxaanu leenahay Allaah ha u naxriisto oo janatul Fardowsa ha ka waraabiyo aamiin.

Waxaa tacsida diraya:

  1. Bootaan barre samantar (Denmark)
  2. Cabdraxmaan maxmuud yusuf iyo qoyskiisa(Danmark)
  3. Faarax cayr iyo qoyskiisa (Danmark)
  4. Mursal ali aadan iyo qoyskiisa(Danmark)
  5. Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  6. Yasiin cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  7. Axmed cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  8. Xasan cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  9. Canab maxmuud yusuf(Danmark)
  10. Maxmed bootaan barre (Holland)
  11. Saharo xasan saciid (Holland)
  12. Maxmed xasan saciid (Sweden)
  13. maxamed bashiir maxmed(Sweden)
  14. Abshir maxmed barre(Sweden)
  15. Cabdalla xasan saciid(Sweden)
  16. Saciid xasan saciid(Sweden)
  17. Camale cumar faatax (UK)
  18. Cabdirisaaq caynab (UK)
  19. Maxmuud cabdirisaaq barre(UK)
  20. Faysal cabdirisaaq barre(UK)
  21. Cabdiraxmaan xayir(UK)
  22. Nuur cabdirisaaq barre(UK)
  23. Cusmaan cabdirisaaq barre(UK)
  24. Bashiir maxmed barre(UK)
  25. Nimco maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
  26. Safiyo maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
  27. Maxmed cali Aadan(USA)
  28. Saciid yusuf faatax(USA)
  29. Cabdirashiid xayir(USA)
  30. Maxmed cabdirisaaq barre(USA)
  31. Maxmuud axmed maxmuud(USA)
  32. Saciid cadirisaaq barre(USA)
  33. Yusuf axmed maxmuud(USA)
  34. Faadum caynab(USA)
  35. Hodan nuur qodax(USA)
  36. Faaduma axmed maxmuud (USA)
  37. Yaasmiin axmed maxmuud(USA)
  38. Nasro maxmuud yusuf (Jarmalka)
  39. Aamina maxmuud yusuf(Jarmalk) 
  40. C/risaaq Mohamuud Yuusuf(Dubai)
  41. Faarax Cismaan Barre(USA)

    Tacsida Ehelada waxaa loogu hagaajin karaa

    Faarax Mohamuud saalax
    farax12@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 4, 2009

BAARID | SEARCH


WARBIXINTA WAX-QABADKA DGPL EE SANADAHA 2005-2008
Dawlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay warbixin ka kooban 118 bog oo ku saabsan waxqabadkeed muddadii afarta sano Halkan ka akhri (pdf)


::Maraakiibta La Afduubo ee Soomaaliya & Faahfaahin Burcad Badeeda

"Markabka sida Taangiyada iyo hubka waxaan ka rabnaa Madax-furasho gaareysa $35 Milyan oo Doolar"
sidaas waxaa yiri nin u hadlay burcadda.. iyo Markab laga leeyahay Japan oo laga qaatay $2 million Akhri... Sept 28


Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS