SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

Shuruudaha nabadda Soomaaliya

Conditions of peace In Somalia

شروط السلام في الصومال

SHACABKA SOOMAALIYEED WAXAY LEEYIHIIN:

  • Nabad aan rabnaa: نحن نريد السلام
  • Nolol baan rabnaa: نحن نريد الحياة

BEESHA CAALAMKU WAXAY LEEDAHAY:

  • Nabadda qaado ama islaamka: خذ السلام أوِ الإسلام
  • Nabad ma dooni, Islaam ha dooran: لا سلام مع الإسلام
  • Islaamiyiinta ma aqbalayno: لا سلام مع الإسلاميين

DAWLADAHA DERISKU WAXAY LEEYIHIIN

  • Ama danteena ama dagaalka
  • Danteenu waa islaam ha dooran
  • Danteenu waa Soomaali diida
  • Danteenu waa dalal qabaa´il

Cilmaaniyiinta Soomaaliya waxay leeyihiin:

  • Bilaa shisheeye, nabad ha sheegin: لا سلام بلا اجانب 
  • Beesha caalamku waa badbaadadeena: مجتمع الدولي يحل مشاكلنا

ISLAAMIYIINTA SOOMAALIYA WAXAY LEEYIHIIN:

  • Islaamka qaado waa nabadda qaado: خُذِ الإسلام تأتي السلام
  • Islaam ha qaadan waa nabad ha qaadan:  لا سلام بلا إسلام 
  • Nabad ha sheegin shisheeye jooga: لا سلام مع قوات الأجانب

Maxaad adiguna leedahay? Ma haysaa xal nabadeed? 

Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir)

abdibashir@hotmail.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 1, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS