MAGACYADII DADKII GAARIGA KULA GADOOMAY WADADA U DHAXEYSO SUDAN IYO
LIIBIYA
1-xusen cabdi ahmad........................28sano
2-ismaaciil cabdulahi faarax................27
3-aadan xasan jaamac .....................22
4- mustafa daahir maxamad...............22
5-c/qaadir maxamad nuur..................30
6-C/qaadir maxamad maxa,muud.........24
7-Xasan cilmi muudeey......................26
8-Maxamad cilmi yuusuf.....................25
9-Manaas qaliil siyaad........................25
10-Xasan cabdala cabdi.....................43
11-Maxamad cumar aadan..................20
12-C/qaadir muxudiin.........................22
13-Sisiiq cabdulahi geedi....................22
14-Cabdi samad nuur
15-Ahmad maxamad cabdala
16-Cimaadudiin yuusuf..........
17-Cabdi naasir..........
18-Cabdala xussen
19-C/risaaq yuusuf cabdiraxman
20-Cumar cabdi cabdulahi
21-C/naasir maxamad
22-C/naasir cusmaan faarax
23-C/risaaq mirre ismaaciil
24-Fu,aad maxamad ahmad
25-Nuur muuse ismaaciil
Siddo kale waxa xaalad xun kusugan :-
1-C/samad cusmaan nuur
2-Cimaadudiin yuusuf
3-Suf,yaan nuur cali
DADKA DHIMASHADA WAXA EE AHAYEEN SIDA EE XAQiiJISAY SAFARADA:-
1-C/qaadir cusmaan muuse
2-Cabdala nuur diiriye
3-C/salaan maxamad
4-Xasan ahmad shiikh ibraahim
5-Xasan aadan
6-Faarax cali
7-Cumar ..... (JOON)
8-C/risaaq shiikh cusmaan
9-Xasan aadan geele
Siddo kale waxa jira gabar iyo wiil oo ayaga oo meyt ah loo qaaday gobol
kamid ah gobolada xuduuda suudan kuyala ayaga oonan la,aqoon magacooda
waa sida ee wararka udhigeen ciidanka booliiska sudan ee waqtigasi kasoo
daad gureyay halkii oo kula gadoomay gaariga.
Ugu danbentii waxa jiro qaar kamid ah dadkii ku dhintay saxaraha oo
aanan lagaraneynin illa hada ciidanka poliska sudan waxa oo soo gudbiyay
magayadii ee ku xusan halkan sidda saxda ah ee xaqiijin ku sameyen
Ururka soomaalida ayaga oo weheshanayo safarada somalia ee sudan (waa sida
ee soo xaqiijisay safarada soomaaliya-sudan)
Wariye: Anwar bakhiit
Sudan-khartoum
Email: xabaab@hotmail.com
Tell: +249122396451