SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Masjidka Abubakar Mosque of seattle oo ogeysis soo saaray

waxaan dhamaan Dumarka Muslimiinta ah ee Ku Nool Seatle Iyo Nawaaxigeeda Loogu Bishaareynayaa In Laqaban
Doono Muxaadaro Diini Ah taas oo Khaas u ah Dumarka Muslimiinta ah (Sisters Only)

Culimada Martida InoO ah waxaa ka mid ah:

SHEIKH ABDIRAHMAN SH. OMAR MINNEAPLS,MINNESOTA
SHEIKH AHMED NUUR KANSAS, MISSOURIS
SHEIKH MOHAMED KARIYE ? PORTLAND, OREGAN
SHEIKH ABDIRAQ HAASHI MINNEAPLS, MINNESOTA
SHEIKH ABDILAHI ABUL-FADLI MINNEAPLS, MINNESOTA
GOOBTA:
NEW HOLY GATHERING HALL

7054 32ND AVE S (OTHELLO & 32ND AVE S)

WHAQTIGA IYO TAARIIQDA:
SATURDAY 28TH FEBRUARY AND SUNDAY MARCH 1ST
SATURDAY 2- PM ---7- PM AND SUNDAY 2-PM-----7-PM



Hassan Sunni

xnuur11@hotmail.com

Seattle,Wa

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 25, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS