SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Ogaysiis Jaaliyada reer puntland ee Uk

Waxa la ogaysiinaya Dhamaan Jaaliyada reer Puntland ee Kunool Wadanka Uk in Maalinta Jimcaha 20/02/2009 Xaflada Lagu Soo dhawaynayo Madaxda Cusub ee Puntland Xafladas oo Lagu Qaban Doono Magaalada London gaar ahan Xaafada Comden London Irish Centre waa sidan hoose

Address: 50-52 Camden Square

NW1 9XB

Bus Routes: 29-253-274

TEL- 020 7916 7272

Abaabulayasha Xafladda lagala xariiri karo

Cali Shabeel TEL- 07852360084

Shiike : 07932881083

Mohamoud (Boocame); 07931784831
<boocame@googlemail.com>
Mahadsanidin

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 18, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS