Waxaa shir aan caadi ahayn isugu yimid beelwaynta Hawiye ee ku nool
carriga UK, (Jimco 01/01/09) si ay uga wada tashadaan xaaladda guud ee
wadanka Sooomaaliya iyo kaalinka ay beeshu ka qaadan karto dib u
heshiisiinta siyaasadeed iyo midda dhaqanba. Waxaa inoo surto gasha
inaan helo hadal aad u qiimo badan oo halkaa ka jeediye Garyaqaan Dr.
Abdiwahid Osman Haji ( LL.B; LL.M) taaso oo ku falanqeeyay xaaladda
waddanku ku sugan yahay iyo laga marmidda Aragti siyasadeed ee Hawiye,
Hogaan caadil ah iyo maamul degmo iyo gobaleed ee degaanka Koonfureedka
ee dalka.