Ogeysiis ku Socdo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norwey.
waxaa dhamaan La ogeysiinaa Soomaalida Ku Nool Dalka Norwey in Maalin Sabtiga ah
ee ay Tariikhdu Ku beegantahay 7/02/2009 Saacadanu ay tahay 5:00 Galabnimo in la
Qaban Doono Xaflad lugu maamuusaayo Ka bexitaanka Ciidamadda itoobiya ee Dalka
Sooomaaliya lugu Soo dhaweynaayo Hogaamiyaha Cusub ee Soomaaliya Mudane :Sheekh
Shariif Sheekh Axmed iyo Maamulkiisa Cusub.
waxaa Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyadda ee Dalka Norwey Si sharafleh Looga
Codsanaa in ay kasoo Qeyb Galaan Munaasabdaan Muhiimka Ah ayidoo qof walba
calankeeda hore usoo qaadaneyso.
Addresska ama Meesha lugu qabanaayo waa :Arbeidessamfunet ved Poloteet Gunaios,
Oslo Norwey
Saacada:05:00 ama 17:00 Galabnimo
Mahadsanidiin.
ismaaciil saxaaf
saxaaf@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Feb 6, 2009