Nin Soomaaliyeed oo Xaalad Caafimaad oo adag soo wajahdey oo
u baahan gargaar degdeg ah u baahan....Waxaa magaalada
Nairobi ku dhimaateesan Cali Maxamed Sheekh Xassan oo xanuunkaas
oo ah in uu daanka ka weynatay buro, xanuunka cali oo uga soo
bilaawday goos (gaws) xanuun kadibna gooskii ayaa laga bixiyey
markii goos laga bixinayey ayaa waxaa soo raacay xidid kadib
meesha waa weyntay kadib waxaa loo geeyey dhaqaadiir badan oo
Somalia waxey ku sameeyen qaliin kadib meesha waa reensan weesay
kadib waxaa loo sheegay in aan waxba laga qaban Karin Somalia.
cali maxamed sheekh xassan waxuu yimid wadan Kenya Nairobi
bishii April,2007, waxaa la geeyey kenyatta hospital waxay u soo
qoreen dawo kadibna waxey dhaheen waa in qaliin lagu sameeyo
kadib waxey dhaheen waxaa u baahan dhiig, dhiiga marka la helay
waxaa u sheegeen in aysan waxba ka qaban Karin meesha waa bishii
October,2007 waxey u sheegeen in xidido in ay dhiig ku shubayaan
, oo lafta hoosiiqanayaan waxaa ku dhacay in ay sanka labada ay
xiran yihiin oo ka neefsado afka ayadaa inshana ay waxna hada
sidaa ah uu san ka aragki Karin,
"habeen ma seexdo waxaa aad ii garaacmayo wadnaha oo dhaqtir
ay igu sheegin in uu dhiiga kasoo baxo afka iyo mid ay buro
cuneeso ayey sabab u tahay aad ayaa u liida oo ma seexdo waxaan
isku daaweyo ma heeso dhib aad u badan waa I heestaa marka
walaaliyoow I caawiye oo wax qaraabo aan wax heesto ma lehi"
ayuu yiri.
Fadlan qofkii caawinaya waxa la soo xiriiri kartaa
+254729733063
e-mail
niyaadwacan@hotmail.com
Waxaa soo tebiyey
Mohamed Zaki |
mah_ed229@hotmail.com