Waraaq
cadeeneysa
in
Raysulwasaaraha
DFKMG
Geedi
inuu
siiyey
biraha
yaala
Dekeda
shirkada
Al
Shuweib...
Waxaa
ayaamahan
soo
shaacbaxaya
hadal
haynta
Qalabka
yaal
Dekeda
weyn ee
magaalada
Muqdisho.
Waxaaa
wareeysi
layeelatay
Idaacada
Laanta
af-somaliga
ee
British
Broadcasting
Corporation
maareeyaha
Dekada
oo
xaqiijiyey
inuu
kahelay
fasaxaad
kaga
yimi
dhanka
Raysulwasaaraha
DFKMG
Cali
maxamed
Geedi.
Waxaa
wareeysatay
Raysulwasaare
Geedi
Idaacada
Hornafrik
kana
wareeysatay
bal inuu
waxka
ogyahay
arimahaan
waxaana
uu ku
jawaabay
hadaladiisa
yirina
waxaan
ka
ogahay
majiraan
arimahaan.
Waxaa
soo
gaaray
cadeeyntaan
oo uu ku
saxiixan
yahay
xafiiskiisana
kasoobaxday
Warqad
oficial
ah una
fasaxaysa
ineey
qaadato
qalabyaal
dekeda
Shirkad
layiraahdo
Al
Shuweib.
Halkan
ka eeg
warqadda
oo
weyn...
GUJI
(PDF)
Jaamac
Faarax
jfaraax@yahoo.com