SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS

Soomaalida oo kusoo Badaneysa Jeelasha Maraykanaka:

  • Si aad u ogaatid xaqiiqada Soomaalida ku jirta jeelasha, hal "county" oo ka mid ah Minneapolis oo la yiraahdo Hennepin, waxaad eegtaa inta qof ee sadexdii bilood ee ugu dambeeyey la geeyey Jeelka. Guji Halkan.... kaddib dhanka midig ee website kuu soo bixi doona ka calaamidi barta "Show All" markaas guji batoonka 'SEARCH RECORDS' (Eeg sawirka hoose).... Guji Halkan....


Guji Halkan....[Arrintaasi waxay u baahan tahay in wax laga qabto oo la baraarujiyo shacabka Soomaaliyeed ee qurba joogga. iyo in dhallinyarada wax la baro....]

  • Sidoo lale halkan ka eeg 10-ka dembiileyaasha aadka loo raadinayo ee xaafada ama aagag hennepin (Minneapolis) ee ay Soomaalidu deggan tahay .... EEEG HALKAN...

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 26, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com